Maanta waa maalin wayn ducada yaan lagaa badinin, umuurahaada ALLE u bandhigo.
Dhalinyaro ALLE aynu isku bandhigno. Duco lagu ducaysto maanta, waxaa oogu fadli badan ducadan 👇

Forwarded from مَوَاعِظُ اِبْنِ الْجَوْزِيِّ
Forwarded from أكاديمية زيلع للبحوث والتدريبات
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
أكثر فتنة تواجه الجيل الصاعد في ما يتعلق بالعفاف ….
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Faa'ido ku saabsan Salliga Nabiga ﷺ
Waxaa sunne ah in la badiyo salliga Nabiga ﷺ habeenka iyo maalinka jimcaha sababtoo ah wuxuu dhahay Rasuulku ﷺ " Badiya salligayga habeenka iyo maalinka jimcaha, qofkii hal mar igu salliya Allaah ayaa ku sallin toban jeer. "
Wuxuu dhahay Abu Daalib Al maki: Inta ugu yar ee uu ku sallinayo qofka la dhihi karo wuu badiyay waa inuu 300 oo mar ku salliyo. !
Bujayrami ayaa waydiiyay Ibnu Qayim : Waamaxay ximada ku jirta in salliga Nabiga ﷺ badintiisa lagu gaar yeelo jimcaha ? Wuxuu ugu jawaabay : Waayo Nabi Muxammed ﷺ waa qofka ugu kheyr badan wax kastoo Ilaahay abuuray, jimcuhuna waa maliinka maalmaha ugu kheyrka, sidaas awgeed ayuu salligu ajir dheeriya u leehay, maalinkan.
#Turjumaad
🍃اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آل مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد.🍃

معجزات نبي الله موسى عليه السلام | من أنشطة دورة مسجد عمر عثمان
°°
« وأُحبُّ ڪَثْرة الصَّلاَة عَلىٰ النَّبي ﷺ فِي ڪُل حَال، وأَنهَا فِي يَوْمِ الجُمعة وَليلتَها أشَدُّ اسْتِحْبَابًا »
• الإمَامُ الشَّافعِي | الأم (٢٣٩/١)
Badinta salliga Nabiga ﷺ marwalba waan jecelahay, maalinka Jimcaha iyo habeenkeedana sunne adag weeye.
~ Imaam Shaafici Rc