🌺 حديث اليوم 🌺
📌 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
🕹🪴 { " إذا فرغ أحدكم من التشهد الآخر، فليتعوذ بالله من أربع : من عذاب جهنم، ومن عذاب القبر، ومن فتنة المحيا والممات، ومن شر المسيح الدجال ". } 🪴
رواه مسلم... 📚
🌺 Xadiithka maanta 🌺
📌 Wuxuu yidhi Abu Hurayra rc:
🕹🪴 { " Markuu midkiin attixiyaadka danbe dhammeeyo haka magan galo Ilaahay afar: Cadaabka jahannamo, cadaabka qabriga, nolosha iyo geerida fitnadooda iyo masiixu dajaal fitnadiisa." } 🪴
W/W: Imaamu Muslim...📚
أللهم إني أعوذ بك من عذاب جهنم، ومن عذاب القبر، ومن فتنة المحيا والممات، ومن فتنة المسيح الدجال.
📲 Sii faafi khayrka mahadsanid . ♻️
https://t.me/Faafinta_khayrka

Telegram
Faafinta kheyrka
قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية
Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee
Kusoo biir chanelkena kale
@Abu_Casim
@Faafinta_khayrka
Wixii su'al ama talo bixin ah👇
@moha_zahid

This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Lix arin itaysan iman acmaasha saalixa u dag daga
~ Sheekh Umal
~ Sheekh Umal
Qof walba oo sheegta jaceylka Ilaahay sw iyo ka suubanaha ﷺ miisaanka aayadan uun saar. !
" قُلْ إِنْ كُنْتُمْ تُحِبُّونَ اللَّهَ فَاتَّبِعُونِي يُحْبِبْكُمُ اللَّهُ ." آل عمران ٣١
" Waxaad ku dhahdaa haddaad Alle jeceshihiiin isoo raaca Alle ayaa idin jeclaane. " Al Cimraan 31
هذه الآية الكريمة حاكمة على كل من ادعى محبة الله ، وليس هو على الطريقة المحمدية فإنه كاذب في دعواه في نفس الأمر ، حتى يتبع الشرع المحمدي والدين النبوي في جميع أقواله وأحواله.كما ثبت في الصحيح عن رسول الله صلى الله عليه وسلم أنه قال : " من عمل عملا ليس عليه أمرنا فهو رد "

🕹🪴 { " مَنْ لاَ يَرْحَمْ لاَ يُرْحَمْ ". } 🪴
رواه البخاري ومسلم... 📚
🌺 Xadiithka maanta 🌺
📌 Wuxuu yidhi Abu Hurayra rc:
🕹🪴 { " Qofka aan naxriisanin looma naxariisto." } 🪴
W/W: Bukhaari iyo Muslim...📚
📲 Sii faafi khayrka mahadsanid . ♻️
https://t.me/Faafinta_khayrka
📌 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
🕹🪴 { " مَنْ لاَ يَرْحَمْ لاَ يُرْحَمْ ". } 🪴
رواه البخاري ومسلم... 📚
🌺 Xadiithka maanta 🌺
📌 Wuxuu yidhi Abu Hurayra rc:
🕹🪴 { " Qofka aan naxriisanin looma naxariisto." } 🪴
W/W: Bukhaari iyo Muslim...📚
📲 Sii faafi khayrka mahadsanid . ♻️
https://t.me/Faafinta_khayrka
Telegram
Faafinta kheyrka
قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية
Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee
Kusoo biir chanelkena kale
@Abu_Casim
@Faafinta_khayrka
Wixii su'al ama talo bixin ah👇
@moha_zahid
Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee
Kusoo biir chanelkena kale
@Abu_Casim
@Faafinta_khayrka
Wixii su'al ama talo bixin ah👇
@moha_zahid
Wuxuu Alle wayne ina farayaa markaan salaada tukano kadib inaan xaalad walba oon ku suganahay taagni, fadhi iyo dhacadiidba aan Allaah xusno.
Ilaahbaan kugu dhaariyee bal tusaalahan qaado: ka fikir saacdihii ku dhaafay maanta, galabta ama xalay cawayskii bilaa macniga ahaa eed ku dhafartay, saacad walba oo ka siibatay cimrigeena oon dib usoo noqonayn, haddaan ku cammiray taxmiid tasbiix tahliil daalacasho cilimi wax tar leh iyo wax muslimiinta dantooda ah barri ayaan u baxsanaynaa oy na anfici wajiyadeena ifin oo ay inaga farxin maalinka adag ee qiyaame, haddiise ay maalaycni saacadaha habeen iyo maalin inagu dhaafaan hooggeena iyo mooganaanteena aan beer deeraynay fursad layna siiyay oo ina dhaaftay inagoon ka faa'iidaysan !!
Raqaa'iqul Qur'aan 📕 Ibrahim sakraan

🌺 حديث اليوم 🌺 📌 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: 🕹🪴 { " مَنْ لاَ يَرْحَمْ لاَ يُرْحَمْ ". } 🪴 رواه البخاري ومسلم... 📚 🌺 Xadiithka maanta 🌺 📌 Wuxuu yidhi Abu Hurayra rc: 🕹🪴 { " Qofka aan naxriisanin looma naxariisto." } 🪴 W/W: Bukhaari iyo Muslim...📚…
🌺 حديث اليوم 🌺
📌 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: لأبي ذر الغفاري
🕹🪴 { " إِذَا طَبَخْتَ مَرَقَةً فَأَكْثِرْ مَاءَهَا، وَتَعَاهَدْ جِيرَانَكَ. " } 🪴
رواه ومسلم... 📚
🌺 Xadiithka maanta 🌺
📌 Wuxuu yidhi ku yidhi Nabigu ﷺ Abu dar Al-qifaari :
🕹🪴 { " Abaa daroow markaa maraq samaysato biyaha ku badi oo jaarkaaga la ogoow." } 🪴
W/W: Muslim...📚
📲 Sii faafi khayrka mahadsanid . ♻️
https://t.me/Faafinta_khayrka
📌 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: لأبي ذر الغفاري
🕹🪴 { " إِذَا طَبَخْتَ مَرَقَةً فَأَكْثِرْ مَاءَهَا، وَتَعَاهَدْ جِيرَانَكَ. " } 🪴
رواه ومسلم... 📚
🌺 Xadiithka maanta 🌺
📌 Wuxuu yidhi ku yidhi Nabigu ﷺ Abu dar Al-qifaari :
🕹🪴 { " Abaa daroow markaa maraq samaysato biyaha ku badi oo jaarkaaga la ogoow." } 🪴
W/W: Muslim...📚
📲 Sii faafi khayrka mahadsanid . ♻️
https://t.me/Faafinta_khayrka
Telegram
Faafinta kheyrka
قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية
Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee
Kusoo biir chanelkena kale
@Abu_Casim
@Faafinta_khayrka
Wixii su'al ama talo bixin ah👇
@moha_zahid
Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee
Kusoo biir chanelkena kale
@Abu_Casim
@Faafinta_khayrka
Wixii su'al ama talo bixin ah👇
@moha_zahid
Haddaad ku Salido suubanaha ﷺ waxaa lagu dhihi:Nabi Muxammedow hebal hebal ayaa kugu saliyay . !
Magcaaaga ayaa Nabi Muxammed NNKH loo sheegi !
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد، وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Forwarded from كتب الإمام ابن القيم
كتاب الكلام على مسألة السماع.pdf
6.5 MB
Maxaa xun maxaase san ?
Asxaabiga magiciisa la dhaho Nawaas binu simcaan rc ayaa Nabiga ﷺ waydiiyay su'aashan; rasuul Allow wanaaga البر iyo xumaanta الإثم ii kala sheeg ? wuxuu ku dhahay xabiibku ﷺ :
" Wanaagu waa dhaqanka fiican, xumaantuna waa waxa laabtaada ku noq noqda eed nacdo inay dadka kugu arkaan" Muslim 📗 2553
عَنِ النَّوَّاسِ بْنِ سِمْعَانَ الْأَنْصَارِيِّ قَالَ : سَأَلْتُ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ عَنِ الْبِرِّ وَالْإِثْمِ، فَقَالَ : " الْبِرُّ حُسْنُ الْخُلُقِ، وَالْإِثْمُ مَا حَاكَ فِي صَدْرِكَ، وَكَرِهْتَ أَنْ يَطَّلِعَ عَلَيْهِ النَّاسُ ".
حاك: أثَّر في الصدر حَرَجًا وضيقًا وقلقًا واضطرابا فلم ينشرح له الصدر.
قال الإمام النووي رحمه الله تعالى: قال العلماء : البر يكون بمعنى الصلة ، وبمعنى اللطف والمبرة وحسن الصحبة والعشرة ، وبمعنى الطاعة ، وهذه الأمور هي مجامع حسن الخلق ، ومعنى " حاك في صدرك " أي : تحرك فيه وتردد ، ولم ينشرح له الصدر ، وحصل في القلب منه الشك ، وخوف كونه ذنبا .

Tasbiixda sir wayn baa ku duugan !
Todobo suuradood oo Qur'aanka kamida ayuu Alle wayne ku bilaabay, laba tiir oo kamid ah kuwa ugu waawayn salaada ayaa layna faray inaan akhrino ( rukuucda سبحان ربي العظيم iyo sujuuda سبحان ربي الأعلى ) buuraha, cirarka, dhulalka iyo gabi ahaanba wuxuu Alle abuuray ayaa laynoo sheegay inay tasbiixsadaan, mala'igta iyo nabiyadana dhaqan ayayba u ahayd oo nabi Yunis cs wuxuu Alle ku bad badashay tasbiixdiisii badnayd unbay ahayd, nabi Muxammedna ﷺ markay tolkii dhibeen waxaa la faray inuu badiyo tasbiixda. Dagganaan,raali ahaansho, waji ifaya iyo farxad aan dhammaan haddaad rabto tasbiixda ayay ku jirtaaye badi.
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته.
Alla wayne hana karsiiyo isaga unbaa awoodee.

Forwarded from قناة محمد شيخ أحمدنور ( أبو عاصم ) (Muxamed Axmednur)
Shan iyo toban kamida tilmaamihii iyo dhaqamadii nabi Muxammed ﷺ.
Lamasoo koobi karo Nabi Muxammed ﷺ tilmaamahiisa, fadligiisa iyo dhaqankiisii wanagasanaa, waxaa sharaf ugu filan inuu Allaah sw basharkiisa ka dhex doortay, una soo diray jin iyo insiba si uu xaqa ugu cadeeyo.
1. Wuxuu ahaa ﷺ dadka ka ugu waji qurux badan uguna dabeecad fiican, aadna ma u dheerayn, xoogna uma gaabnayn.
2. Wuxuu lahaa ﷺ midab dahabi ah, dhidiidkisuna wuxuu ahaa jawharta oo kale, markuu socdana wuu horu usocotayn jiray.
3. Wuxuu lahaa ﷺ gadh wayn, madixiisuna labaatameeyo xabo oo ciro ah bas ayaa ku taalay.
4. Wuxuu lahaa ﷺ madax kubab iyo gacmo waa wayn
5. Wuxuu ahaa ﷺ hadalkiisu mid kala sooc soocan, qof walba oo maqlana wuu fahmi jiray.
6. Wuxuu ahaa ﷺ qof aamuskiisu badanyahay qosolkiisuna dhoola cadayn kaliyuu ahaa.
7. Wuxuu ahaa ﷺ markuu socdo mid aan hareeraha fiir fiirin.
8. Wuxuu ahaa ﷺ wajigiisu cadceed iyo dayax 15aad ah oo kale, wuuna wareegsanaa.
9. Wuxuu nabigu ﷺ markuu farxo wajigiisu u ifi jiray sida qayb dayaxa kamida oo kale.
10. Wuxuu yidhi Anas rc maan taaban waligay xariir iyo jawhar ka jilicsan ( ka macaan ) gacanta nabi muxamed ﷺ
11. Wuxuu cuntada ka cuni jiray dhinaca isaga soo xiga.
12. Wuxuu sharaabka ugu jeclaa ka qabaw ee macaan.
13. Wuxuu baryi jiray habeena badan oo isku xig isagoo qatan, waayo reerkisu ma aysan heli karin casho, qureecdooda u badana waxay ahayd canjeerada qamanadiga/daafiga.
14. Wuxuu nabigu ﷺ markuu sharaabka cabayo u neefsan jiray 3 jeer.
15. Wuxuu yidhi anas rc maan urin waligay cadar iyo miski ka udgoon caraftii nabi Muxamed ﷺ
Hadaad akhriso qoraalkan ku sali Nabi muxamed ﷺ.
usii share garee asxabtaada mahadsanid.
✍ Maxamed Sh Axmednur
https://t.me/Siiradii_Nabiga_scw

Qof shanta salaadood akhrinaya Allahayoow " kaliigaa baan ku caabudaynaa, kaligaa ayaanan kaalmo ku waydiisanayaa " oo haddana bashar baryaya markaan arko wallahi aad baan u naxaa 💯😰 walaal ducadu waa cibaado Alle kaligii unbaa la baryaa, kaalmo lawaydiistaa, oo la magan galaa Nabi malag iyo wali toona lama wadaago arinkaas Ilaahay sw xaq Alle leehay cid kale ha siin.
Fahanka faataxada Allaah hanagu arsaaqo
Fahanka faataxada Allaah hanagu arsaaqo
Sida ay culumada islaamku isla ogolyihiin Maanta oo kale taarkhdu hirjirgu markay ahay sanadkii 11aad 12ka bisha mawliid waxaa dhintay qof uu Alle abbuuray kii ugu kheyr badnaa ugu sharaf qiimo iyo qaayo badnaa xabiibkayga Muxammed ﷺ wuxuu yidhi Anas rc: maalinkuu soo galay suubaanuhu magaalada madiina wax walba wuu ifay, maalinkuu dhintayna wax walba mugdi ayuu noqday. Lkn inuu Nabigu ﷺ maanta oo kale 1391 ka hor dhashay oo ku beegan 12ka bisha mawliid aad ayay culumada islaamku iskugu hayaan. !
Marka maa murugoonaa inaga oo ka xun dhimashadii Nabiga scw ee laysla ogolyahay inay wakhtugan tahay mise waan faraxnaa inagoo khilaafkaa qaybtaan taageero raacayna ?
Anniga waxay ila sexan culumada tiri xusi mayno oo salafkii saxaabadii iyo Nabigiiba may xusin iyagaana lana faray lkn xasaasayid wayn kama qabo haddii siirada Nabiga scw laga sheekeeyo lana ammaano iyadoo dawaabidda sharciga ah la raacayo waayo culumo badan oo aad loogu kalsoonyahay ayaa wanaajistay. Docda kale waxay tahay in ay culumada islaamku isla ogolyihiin kuwa hala mawliido leh iyo kuwa kalaba in wax walba oo sharciga baal marsan laga fogaado, sida ragga iyo dumarka in ay isku dhex darmadaan, xad gudub la sameeyo sida in Nabiga scw oo la tuugo lana magan galo iwm..
Gabo gabo.
Aan laysku colaadin masaladan darteed wax badan oo badan ayaa inna horyaala'e yaan laynaga dhex faa'idaysan, cadaw badan ayaa fursadahan oo kale inagu gaada si uu innoo kala jabshee hala fiidhoonaado.
✍ Maxamed Shekh Axmednur
«اللهمَّ ربَّ جِبرائيل، ومِيكائيل، وإسرافيل، فاطرَ السماوات والأرض، عالمَ الغيب والشهادة، أنت تحكم بين عبادك فيما كانوا فيه يختلفون، اهدنا لما اختُلِف فيه من الحق بإذنك، إنَّك تهدي مَن تشاء إلى صراطٍ مستقيمٍ»

Asc wr wb walalaha Somalia 🇸🇴 inagala socdo waxaa lasoo tabinayaa in telgram laga xidhayo waddanka. Appka VPN soo dajiso kadib sarver ku xidho wuu kuu shaqayn insha Allaah.
Saa unbaa yeeli jiray markii Facebook lanaga xidhay.
Wanaaga uun ha looga fa'idaysato