waxaad sameysaa database lagu magacaabo IFIYE SCHOOL kadib database waxaa ku xirtaa Password, intaas kadib waxaa sameysaa Table Lagu magacaabo StudentRegestration waxaadna ku diiwaan galisaa 10 arday xogta aad ka diiwaan galineyso waa NO, NAME, ADDRESS, SUBJECT, FEE,SHIFT, PHONE. ugu dambeyn intaas hadii aad sameyso waxa aad ku heleysaa 10 marks oo aan kuugu daraayo Examka Accesska aan gali doono. Shaqo Wacan.
Qof walba oo qabta shaqadaas ha ii soo gudbiyo si aan ugu diiwaangaliyo dhibcihiisa
Daawo videogaan kadib sameey Form nuucaas oo kale ah, waxaan kaa rabaa maalinta Arbacada Ah
Daawo videogaan kadib sameey Form nuucaas oo kale ah, waxaan kaa rabaa maalinta Arbacada Ah
🔥2