Dunida maanta
56 subscribers
2 photos
Download Telegram
Channel created
Asc
👏1
Asxaawey soo dhowaada channel kaan meel fiican hali gaarsiyo✅
Channel photo updated
🌸 Subax Wanaagsan 🌞
Maanta waa maalintaada! Ku billow subaxdan qalbi daahiran, niyad rajo leh, iyo himilo cusub. 💯
Ha iloobin: Maalintaada waxay qurux badan tahay sida fikirkaaga u yahay. 🕊️

Kor u kacaaga iyo guushaada waxay ku bilowdaan hadda! 💪✨

#SubaxWanaagsan #talooyinka_nolosha #FikradFiican
Maxa jeclaan laheyd channel kaan inlagu soo gudbiyo
Anonymous Poll
50%
Xikmado
10%
Dhiiri gilin
40%
Buugaag
صلو على حبيبنا محمد صل الله عليه وسلم ✅
@Dunidamaant
Ha sugin in ay fursado kuu yimaadaan,  balse, abuur fursadahaaga oo sii wad in aad hadafyadaada si niyad ah u raacdo, ama waad gaari doontaa, ama waxaad sharaf u yeelan doontaa inaad isku daydo 🤍🤾‍♂."

~  Duhur wanagsn ❤️

╰┈➤
-cali abshir kheyre ✍️
👍1
❤2