#Keratoconus
xuubka daboola qaybta midabka leh ee ishu (cornea) waa mid muhiim uu ah aragtida, Wuxu qaybta ugu wayn ka qaata gudbinta iftiinka si arragtidu u samyesanto. xuubkan wuxu u sameysanyahy qaab goobo ah.waxa jira xanuuno iyo xaaldo kala duwan oo ku keena inuu isbadelo qabka xubkan oo uu noqdo qaab qaanseed xaaldan ayaa loo yaqaana “keratoconus”
#Sababaha
Si saxa looma yaqan waxse jira qodobo horseedi kara in qofku yeesho xaladan
➡️Xasasiyada indhaha
➡️Xoqninka ama marmarka indhah
➡️Dhaawac soo gadhaha indhaha
➡️Shucaaca qorraxda
➡️Cabista-sigaarka (mudo dheer)
➡️ hidde sidaha qoyska
#Calaamadaha
➡️Arraga oo Shucaac noqda
➡️Madax xanuun
➡️Iftiinka oo qofka dhiba
➡️Waddista gadidka oo qofka dhib ku noqota , laydhka iyo nalalka oo u baaha
➡️Isbedelo joogta oo ku timad garadada ama cabirka indhah
#Daaweynta
Xaladan sida loo mareeyo wa kala duwantahay
✅Murayado ama okiyalo
✅Baliisha indhaha (contact lenses) iyo
✅Qallin lagu saxo qaabka cornea mararka qaarna waxa la sameya qallin lagu bedalayo xuubkan.
⚠️Fadlan ka fogow ama jooji inaad xoog u xoqdid ama u marmartid indhaha, hadii cuncun aad ka dareento booqo oo u tag dhakhtarka indhah.
✒️Drkhalid Suldan