๐๐๐๐ข๐ญ๐๐๐ง๐จ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ฒ๐ข๐ฅ๐๐ฒ๐จ.๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
Waxay ka koobanyihiin:
1.
๐ธ๏ธCaano lo' ama boore.
๐ธ๏ธMoos.
๐ธ๏ธSisin(simsim).
๐ธ๏ธSabiib.
Caaanaha 1 koob + Moos 1 xabo + Sisin 5 qaaddo(qaadada yar) + Sabiib 4 qaaddo.
Isku shiid intaaa oo cabi haay cuntada kadib habeenki, xiliga qadada ama subixii.
2.
๐ธ๏ธCaano.
๐ธ๏ธMoos.
๐ธ๏ธSisin.
๐ธ๏ธShukulaato.
๐ธ๏ธBuskud.
๐ธ๏ธFanila ama qarfe(carfiye).
Isku shiid caano 1 galaas + moos 1 xabo + sisin 5 qaaddo + buskud (abuwalad, oreo, ama keena caadiga ah ee la dubo) + Nutela ama shukulaatadaa heli karto (ama kakaaw budo ah) +Qarfe ama faniila si aa ugu carfiso.
Waxaa cabeysaa cuntada kadib xeligaa rabto.
3.
๐ธ๏ธSisin shiidan.
๐ธ๏ธMalab dabiici ah.
๐ธ๏ธYogot.
Sisinta soo shiid budo ayadoo ah ku darso malab 3 qaaddo iyo gasac yogot ah kadibna cun cuntada kadib.
4.
๐ธ๏ธCambe(Mango).
๐ธ๏ธCaano.
๐ธ๏ธMoos.
Isku shiido 1 xabo cambe + caano boore biyo laagu daray + moos.
Ama caano dareere ah oo aan budo aheyn iyo cambaha bes isku shiido ee cabitaan ka dhigo oo cab xeli walba.
5.
๐ธ๏ธCaano.
๐ธ๏ธMoos.
๐ธ๏ธAfokadho.
๐ธ๏ธShuukulaato.
Intaas isku shiido kadibna cabi haay cuntada kadib.
๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐งก๐ผ

Dawladda Sucuudiga ayaa sheegtay in maalinka berritoole ay tahay Ramadan kadib markii ay arkeen in ay curatay bisha barakaysan ee Ramadan.
1/Ramadaan /1445. 11/3/2024.
Ramadan Mubarak My family.
https://t.me/Daryeelkacaafimaadka
1/Ramadaan /1445. 11/3/2024.
Ramadan Mubarak My family.
https://t.me/Daryeelkacaafimaadka
Ku Afur Timirta
Waxay yaraysaa calamadaha gaajo badnida sida daalka , tabar darida hadii qofku dareemayo
-Waxay ka ka xadida in uun qofku cunto tiro badan cuno xiliga afurka
-Waxay sii qofka awood badan madaama ay ka kooban tahay fitamino badan iyo macdan kala duwan.
Timirtu Waxay qani ku tahay macdanaha Iron , calcium , magnesium , potassium, iyo vitamina da vitamin C, vitamin B6 and vitamins B(1) thiamine, B(2) riboflavin, nicotinic acid (niacin) and vitamin A , waxa kale oo ay qani ku tahay balka (Fiber ) ka iyo sonkorta dabiiciga ah fructose , Glucose . Faaโidada guud ee timirta waxaa ka mid ah :-
1-Waxay u fiican tahay nafaqaynta maqaarka waxayna dayactirtaa unugyada dhintay ee maqaarka.
2-Waxay nafaqaysa xidida timaha iyo maqaarka madaxa .
3-Waxay u wanaagsan tahay wadanha iyo hab dhiska dhiig wareega waxayna ka hortagtaa xanuunada ku dhaca wadnaha.
4-Waxay awood siisa korna u qaadaa awooda murqaha .
5-Waxay leedahay bal kaasoo wax tar weyn u leh hab dhiska dheefshiidka gaar ahan
mandhicirada waxay u fiican tahay dadka cawda ciladaha calool istaaga iwm.
6-Waxay xoojisaa lafaha waxay ka hortagtaa burburka lafaha.
7-Waxay kor u qaada shaqada maskaxda iyo awooda neerfayaasha .
8-Waxay ka hortagtaa dhiig yarida sidoo kalena waxaa laga helaa awood iyo tamar.
9-Waxaa ku jirta maado la yidhaahdo anti oxidant oo faaiido weyn u leh la dagaalanka xanuunada.
10-Waxay u fiican tahay miisaan dhimista qofka doonaya .
11-Waxay yaraysa caadiska dhiiga sidoo kale xakamaynta is bedbedelka sonkorta jidhka.
Dr. shire naaleeye

Is bedelka cuntadu waxay saameyn kartaa sonkorta dhigaaga hadaba imisa jeer ayaa muhiim ah inuu cabiro sonkortiisa qofka macaanka qaba ?
๐ต dadka aaney sonkortoodu khatar badan ku hayn dhicida iyo kiciduba ay dhex dhexaad tahay ama ay yar tahay :- waxay cabiri karaan 1โฃ-2โฃ jeer maalintii
๐ต dadka macaankodu aanu xakamaysnayn dhicida iyo kicida sonkortoodu badan tahay :- waxay cabiri karaan 3โฃ-4โฃ jeer maalintii xitaa hadii aaney soomanayn.
Waxaad is ticmaali kartaa jaantuskan hoose si aad u xakamayso macaankaaga xiliyada aad cabiri karto

Ha ilaawin inaad suxuurta raaciso dhowr xaboo timir ah
Marka laga yimaado in timirtu ka kooban fitamino kala duwan sida B1, B2, B3, B5, A, C, K and D iyo macdanaha kala ah Selenium, manganese, copper and magnesium sidoo kale waxay qani ku tahay Potassium, Iron. Waxay intaasiba muhiim u yihiin caafimaadka jidhka waana nafaqo dhamaystiran kaana saacidaysa inaad hesho awood iyo tamar dhamaystiran waxaa kaloo timir qani ku tahay balka (Fibre) kaas oo muhiim u ah shaqada hab dhiska dheefshiidka kana horta taga calool istaaga iyo ciladaha kale ee saameeya dheefshiidka . Inaad suxuurta raaciso dhowr xaboo timir ah waxay jidhka siisaa tamar , nafaqo dhamaystiran iyo in ay jidhka ka ilaaliso inuu biyaha lumiyo ama aad haraad dareentid , hab dhiska dheefshiidka iyo calooshana waxay ka dhigtaa kuwo si wanaagsan u shaqeeya .
Malin wanaagsan

Hadii aad jeceshahay bad sashada ama cadaysato cabista sharaabyada qasacadeysan la macaaneeyo ee loo qayaan โsoda , fizzy drinksโ
Waxaad saxiib dhow la noqon doontaa xanuunadan:-
*xanuun ka macaan ka (Type 2 diabetes)
* miisaan badan (obesity)
*kalyo xanuun
* wadno xanuun
Iyo qaar kale oo badan
Hal malqacad ๐ฅ oo sonkor ahi waa 4.2grams
Caagad ama daasad sharaabka soda ahi waxa ku jira qiyaas ahaan 7-10 ๐ฅ malqacadood oo sonkor ah .
Dib uga fikir waxaad cabayso !
Adigu sharabkee badsataa ama jeceshahay?
Dr. Shire Naaleeye

Dadka xanuunka Macaanka la nool ee Somaliland ayaa caqabad cusub soo wajahday kadib markii ay suuqyada daawada ka goโeen qaar ka mid ah daawooyinka xanuunkaasi gaar ahaana nooca Irbadda(Insulin Injection).
Dhawr qof oo xanuunkaasi la nool iyo weliba Dhakhaatiir ayaa ii sheegay in daawooyinkani goโan yihiin muddo bil ku dhow.
Dadka ayaa hadda ku dhiban helitaanka Irbadahan iyagoo aan hadda laga helayn goobihii caafimaad ee hore loogu iibin jiray.
Kala goโa daawooyinkan ayaa loo aanaynayaa in ay sababtay ganacsatada keena oo xadidan.
Weli laamaha Caafimaadka Somaliland kama hadal dhibaatadan la soo daristay dadka Macaanka la nool iyadoo weliba lagu jiro bil Ramadaan oo qaarkood sooman yihiin.
Dadka lacagta haysta ama awoodda ayaa u doonaya Ethiopia balse waxa jira kumanaan aan awoodin oo dhibtani soo wajahday.

Forwarded from Kooxda Waaberi (Kooxda_Waaberi)
Rแดแดแดแด
แดษด แดแดสษชษชแด Cแดสษชแดแด ๐
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ ๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป โค๏ธ๐
Admin - @Zaxiibka_nolosha

๐
๐๐โ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
Babaayga waxa kujiro qaybaha kala duwan ee Nafaqada wuxu qani ku yahay oo aad ugu badan vitaminC sido kale waxa ku jiro xaddi dhexdhexaada oo ah folate iyo vitaminA.
1. Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka : xaddiga aadka ubadan ee vitamin C kujiro babaayga wuxuu sare u qaadaan difaaca jirka.
2. Wuxuu yareeyaa infekshanka jirka iyo caabuqa : fiitamin c wuxu ka qayb qaataa ladagaalanka jeermiska sida bakteriya , feyruska iyo wax yaalaha sunta ku ah jirka.
3. Wuxuu ka hortagaa dhiig yarida :waxaa ku jiro fiitamiinka Folate (folic acid) oo ka qayb waayo samaysan iyo kobcida unugyada dhiigga cascas.
4. Wuxuu ka qayb qaataa bogsashada dhaawaca : sida dadka leh cirid dhiigga iyo dhaawacyada aan buskoon.
5. Wuxuu u fiicantahay maqaarka : vitamin c wuxuu caawiyaa samaysanka collagen oo ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka.
6. Wuxu u fiicanyahay dheef shiidka caaloosha : waxa ku jiro dheecaan layiraah papain kaas oo kaqayb qaato hanaanka dheefshiidka.
Dadka uu u fiicanyahay isticmaalka babaayga :
- Dadka difaaca jirkoodu yaryahay.
- Dadka in infekshank-ka iyo caabuqa qabo.
- Dadka calool-fadhiga leh.
Siyaabo kale duban ayaa u isticnaali kartaa babayga sida in aad marsi qeybha kala duban jirka sida: wajiga iyo jirka qeybahiisa kale.
- inyar in aad shiido ayaa 2 qaando Ama macalgo malab ah ku dareysaa dabadeedna wajiga ayaa marinysaa sida Maska ha.
- sidoo kale cabitaan ahaan ayaa u cabi kartaa.
- sidoo kale babayaga asiga oo sidisa ahna waa cuni kartaa.
Digniin:
Babayga uma wanaagsno Hooyada uurka leh gaar ahaan bilaha hore Ee uurka.
Babaayga ayaa sababa in murqaha minka si adag isugu imaadan oo ay soo daatan uurjifka ku jiro minka eyag oo aan wali bila dhameysan.
Taas waxaa ugu wacan maada loo yaqaano papain Ee laga helo babaayga.
maadadaan ayaa qalada ama wax ka badasha horamonka loo yaqano prostaglandins kaaso ka qeyb qaato foosha..
๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ-๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต sidoo kale xaga hoose ka wac ๐๐ฌ๐ฑ๐๐๐๐๐ญ๐๐๐๐, si ay uga faaideystaan.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐

DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO QURAAC LA'AANTA. #FARIIN_CAAFIMAAD.
Waxaa jirto dhibaatooyin farabadan anan ku baraaruksaneyn ee laga dhaxlo quraac la'aanta, waxaana jirto cuduro halis oo aad qatar ugu jirto hadii subixi aadan quraacanin,
Dhibaatooyinka kadhasho quraac la aanta waxaa kamid ah:-
1-In ilaawshahaaga ama hilmaamkaga in uu bato
2-in uu kugu dhaco nooc kamid ah madax xanunka ee lagu magacaabo #Migraine taas uu qeyb madaxa kamid ku xanuunaayo
3-waxad halis ugu jirta in uu cudurka macaanka /sokor kugu dhacdo
4-waxaad kaloo halis ugu jirtaa in ay timahu ku gurmaan (daataan).
5-ma ogtahay in quraac la'anta laga dhaxlo xaydha caloosh ama in aad caloosha kacayisho (naaxdid).
6-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo Stress (Isku buuq).
7-Ma ogtahay in quraac la'aanta aadka dhaxli karto cudurka halista ah ee Kansarka..
8-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo cudurada ku dhaca wadnaha.
9-Mase ogtshay in quraac la'aan ay kugu sababi karto dhiig karka.
10-Ma ogtahay in quraac la'anta adka dhaxli karto suuxdin ama jareen.
Fadlan waadsoo aragtay dhibaatooyinka ay leedahay quraac la'anta maanta kedib anku dadaalno in aan quraacano subixii si aan ugu hortagno cudurada halista ah aan kor kuso xusnay mahadsanid, xiliga quraacda ugu wanaagsan subixi 7-8Am.
Waxay iitahay farxad iyo dhiiri gelin hadii aad manta kedib bilaawdo inaad quraacato
alxamdulilah.mahadsanid
@Daryeelkacaafimaadka