Culimada cilmi nafsigu waxay ogaadeen in waxyaalaha aynu 80% sida maalin laha ugu fekerna aanay wali dhicin, taa macnaheedu waxa weeye waxa u badan ee aynu Wakhtigana u badan ku bixina waxa weeye wax aan wali dhicin,
hadaba maanta laga bilaabo jooji ka feker waxa aan wali dhicin, bilow ku mashquulida waxa imaka taagan waxka qabashadiisa.
Shayga aad leedahay wuxu dhici doona oo horta ha dhaco oo halo gaadho.

๐ฆ Digniin ๐ฆ
๐ก๏ธ๐ก๏ธXumada dengue fever ๐ฆ๐ฆ madaama la ogol yahay paracetemol keliya in xumada lagu jabiyo waxaa jirta in bulshadu si xad dhaaf ah u isticmaalayaan paracetemolka.
๐Si aynu ugu hortagno khatartiisu guud iyo khatarta u ku yeelan karo beerka , unugyada dhiiga cas cas iyo kalyaha , waxaa muhiim ah in isticmaalka paractemol la ogol yahay uu yahay 500mg lixdii saacadood ba mar lamana ogola in la isticmaalo wax ka badan 4g oo paracetemol ah mudada 24 sacadood gudahood ah .
๐Caruurta ka yar 16 sano marka la siinayo paracetemol waa in loo eego daโada iyo miisaanka . Waxaa jiray bukaano badan oo aan la kulmay sanadkii hore xiligii xumadu jirtay isticmaalkii faraha badnaa ee paracetmolkuna saameyey beerkooda waxaana u badanaa caruur yar yar oo marka qandho qabataba la siinayey irbada paracetemol ka ah iyado loo eegin daโada iyo miisaankooda.

Cusbitaalka weyn ee Hargeysa oo caddeeyay in 23 qof ay u geeriyoodeen xanuunka Xumadda.
"Laga soo bilaabo October 2022 ilaa June 2024, Waxaanu HGH ka diwaangelinay 2871 bukaan oo Xumad nooca la yidhaahdo Dengue Fever ku dhacday.
1232 kamid ahi Waxay ahaayeen Rag (Male), Halka 1639 kamid ahani ahaayeen Dumar (Female).
2036 kamid ah Waxaanu u fidinay Adeeg caafimaad ee Bukaansocodka, Halka 835 kamid ah la dhigay Hospitalka oo ay noqdeen bukaan jiif.
1723 kamid ah waxay Da,doodu ka yartahay 30 jir, 774 kamid ah Waxay Da,doodu u dhaxaysay 31 jir ilaa 50 jir halka 374 kamid ah ay Da,doodu ka weyneyd 50 jir.
Guud ahaan Tirada Dhimashada Waxay Ahayd 23 Bukaan oo u badan Haween."

Bronnie Ware oo ahaan jirtay kalkaaliso caafimaad oo ka shaqaysa daryeelka dadka xaaladahoodu culus yihiin, ayaa qortay buug ay ku soo bandhigtay natiiajda daraasad ay ku samaysay waxyaabaha ugu badan ee qofku uu qoomameeyo maalmaha noloshiisa u dambeeya.
Buuggan โThe Top Five Regrets of the Dyingโ oo soo baxay 2011 ayaa ay ku soo ururisay shantii qodob ee ugu badnaa ee ku soo noqnoday dadkaas ay waraysatay.
1. KU DHAC
Waa ayaan darro in tobannaan sanno oo aad soo noolayd kaddib, aad ugu dambayn ogaato in wax badan oo aad gaadhi lahayd iyo himilo badan oo aad rumayn lahayd waxa kaa hor istaagay uu ahaa keliya ku dhac laโaan. Nolol run ah in aad noolaan weyday, dhiirrasho laโaantaada awgeed.
Dadka qaar waxa ay ka baqaan in ay khatarta u badheedhaan, ama goโaamada qaar aan natiijadooda la hubin qaataan, taasi waxa ay yaraysaa guulihii nololeed ee ay heli lahaayeen, iyo himilooyinkii ay gaadhi lahaayeen. Waxa aanay ku dambaysaa, in ay ka murugoodaan fursado badan oo goโaan qaadasho laโaantoodu ay seejisay.
2. SAAXIIBBADA, QOYSKA IYO BARBAARINTA UBADKA
Dad badan ayaa shaqada iyo daba orodka riyooyinka nolosha kaga mashquula waqti siinta ubadka, qoyska iyo asxaabta.
Bukaanka ay Bronnie waraysatay, gaar ahaan ragga waxa ugu badan ee ay qoomameeyeen waxa uu ahaa in shaqo iyo bannaan joog uu waqtigoodii qaatay, maantana ay qoomamaynayaan in ubadkooda iyo xaasaskooda aanay waqtigii saxda ahaa siinin, si ay barbaarinta ubadka iyo farxadda qoyska qayb uga noqdaan, iyo in ay waqti fiican la qaataan asxaabta iyo dadka ay jecelyihiin.
3. IS CABUDHIN
Dad badan ayaa dareenkooda cabudhiya, iyaga oo ka baqaya dareenka qofka kaga iman kara, tusaale ahaan in uu qalad ka fahmo ama xumaan u qaato, ama in uu diido oo weji gabax ay kala kulmaan. Waxaa ka mid ah in ay gardarrada ka qaban waayaan, in ay gartiisa siin waayaan, ama in ay jacayl ama nacayb u sheegan kari waayaan.
Cabudhintaas dareenku waxa ay ka mid tahay waxyaabaha ugu badan ee qofku uu dib ka qoomameeyo.
4. FIRAAQADA IYO KU RAAXAYSIGA NOLOSHA
Qof kastaa waxa uu u baahanyahay nasasho iyo waqtiyo firaaqo ah oo uu noloshiisa ku raaxaysto, laakiin dad badani waqtigaas ma siiyaan naftooda. Baacsiga guusha iyo raadinta kaabayaasha nolosha ee maalku u horreeyo, ama raalligelinta dadka kale ayaa ku kallifta in nafta ay ka maanacaan waqti ay farxad iyo tamashlayn ama nasasho iyo firaaqo ku damaashaado. Ugu dambayntana waxa ay ku keentaa murugo iyo in ay hadhow ka qoomamoodaan dadaalkoodii nasashada u diiday.
5. NAFTOO LA DAYACO
Ruux kasta naftiisu xaq bay ku leedahay, waxaa waajib kugu ah in aad ilaaliso caafimaadkeeda jidheed iyo nafsadeed. Arrintaas oo uu qofku dayacaa waxa ay horseeddaa, in mustaqbalka uu la kulmo xaalado caafimaad oo uu ka hortegi kari lahaa ama intii ay bilowga ahaayeen wax laga qaban kari lahaa. Waxaana ka dhasha murugo iyo ciil uu cimrigiisa dambe la noolaado.

Protein helps your brain send messages to the rest of your body, and helps create brain chemicals that improve your mood. Nuts are nutrient-dense and contain vitamins and minerals essential to brain health, Antioxidants: Fruits and veggies, including berries, and pomegranate juice.
Iska yaree miisaanka xad dhaafka ah
Miisaanka xaddhaafka ah ma keento baruurta oo kaliya ee waxa sidoo kale keeni kara ama kordhin kara: murqaha , lafaha, dareerayaasha jidhka sida biyaha IWM.
Dad badan ayaa miisaankoodu uu aad u sarreeyaa sababla'aan, Qaadashada miisaanka badan waxay kordhisaa khatartaada xaalado caafimaad oo kala duwan. Kuwaas oo ay ka mid yihiin : dhiig karka, kolestaroolka sare, nooca 2aad ee xanuunka macaanka, wadne xanuunka, istaroogga, kansarrada qaarkood iyo cudurka xameetida.
Miisaanka badan ayaa sidoo kale kuu horseedi kara dhibaatooyin badan oo la xidhiidha miisaanka xad dhaafka ah, waxaana ugu caansan arthritis-ka ku dhaca kala-goysyada xanbaara miisaanka( weight bearing joints), sida laf dhabarta, miskaha, ama jilbahaaga. Waxaa jira dhowr waxyaalood oo aad isku dayi karto inay kaa caawiyaan inaad lumiso miisaanka oo aad iska ilaaliso.
Mahadsanidin .

Dooqo Jawaabta Saxda Ah
Maxay tahay faa'iidada ilaalinta nadaafadda shakhsi ahaaneed?
๐ฎ Waxay ka hortagtaa cudurrada faafa!!
โค๏ธ Waxay hagaajisaa caafimaadka guud!!
๐ฅ Waxay kordhisaa kalsoonida shakhsi ahaaneed!!
Share dheh si Asxaabtada uga faaideystaan..

Madal aad ka helayso fariimo diimeed, taariikheed, murti iyo waydiimo aqooneed.
Kusoo dhawoow Minbar
https://t.me/Minbar_0
Kusoo dhawoow Minbar
https://t.me/Minbar_0
Ninkaan oo ah 27 jir British ah, madaxiisa ayaa sidan noqday kadib markii la sheegay in uu isticmaalay ๐ฆ๐๐๐จ๐จ๐ฐ๐๐ฌ๐๐๐ ama ๐ฑ๐ข๐ง๐๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐จ๐ฐ oo ay Bulshada Soomaaliyeed si joogta ah u isticmaalaan, gaar ahaan xilliyada ciidda.
Guud ahaan, sheyada jirka iyo madaxa lagu qurxiyo ama la mariyo sida xinaha madow waxaa ku jira maaddooyin kiimika ah sida: ๐๐๐ซ๐-๐ฉ๐ก๐๐ง๐ฒ๐ฅ๐๐ง๐๐๐ข๐๐ฆ๐ข๐ง๐ (PPD) oo dhaawici karo guud ahaan jirka.
Khatarta ay leeyihiin kiimikooyinkaas (chemicals) waxaa ka mid ah:
โข Xasaasiyada aad u daran (severe allergic reactions) oo leh cuncun iyo barar hareerahala wajiga, hareeraha indhaha iyo qeybo kale oo jirka ka mid ah.
โข Caabuqa ku dhaca maqaarka
โข Sidoo kale suntan Para-phenylenediamine (PPD) waxay keentaa kansarka ku dhaca haraga.
Haddaba waa in aadan marsan sidoo kale caruurtana aadan u marin sheyada ay ku jiraan maaddooyinka soo socda sida:
โข P-phenylenediamine
โข Para-phenylenediamine
โข 4-aminoaniline
โข 1,4-benzenediamine
โข p-diaminobenzene
โข 1,4-diaminobenzene
โข 1,4-phenylenediamine
Fadalan ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐-dheh oo gaarsii fariintaan bulshada, si ay uga faa'ideystaan. Mahadsanid๐
W/Q dr sidik Mohamed

W/Q: Dr Sidik Mohamed

Asc azaxapyy iga raali ahaada in badan waxba idima soo gudbin wan mashquulay hada kadib wayno Soo wada hadlaynaa
Casharadiina Dib ayaan idinku bilaabayaa