Abuu Curwa
11K subscribers
623 photos
409 videos
38 files
555 links
Ujeedkeenu waa faafinta xaqqa, Tawxiidka, iyo jidka Toosan ee Nabigeenna (ﷺ).Ku Sugnaaa

👉 Baraha bulshadana waxaan u isticmaalnaa khayr faafin oo kaliya.

Boggan waxaa loo aas-aasay faafinta Towxiidka, Sunnada iyo cilmiga waxtarka

TEL: +966509487518
Download Telegram
Soogala ka faa’iidaysta cilmiga
1
Live stream finished (1 hour)
Dayaxu Wuu Iftiimayaa Sida Wajiga Hooyaday oo Kale.
ALLE Ha unaxriistee.

Ilaahayoow Hooyo Macaan iyo Hooyooyinka muslimaadka Dambigooda allow Dhaaf Qabrigooda U-Nuuri
36👍4🥰2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
XUSUUSIN ❗️

Caawa hadii Alle Idmo waxaa inoo jira labo Darsi

1- Tafsiirka Cusub Waxaa laga bilaabaya Suuratu Dhaariq

⌚️: Waqtiga Waa 8:00 pm Somali

2- kitaabka Cusub ee ku saabsan Sifooyinka iyo Akhlaaqda Nabiga ﷺ

Waqtiga waa 9:00 pm Somali

Hadii aad ubaahan tahay in lagu diiwaan galiyo la xiriir

+966509487518
6
Audio
Cilmi yar oo aad joogteyso ayaa ka kheyr badan cilmi badan oo aad mar dambe joojiso.
4
Audio
Cashirada ka faa'iidaysta

📚📚📚📚
2🥰2
Live stream started
Soogala Tafsiirka Cusub
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
🔴: TAFSIIRKA CUSUB



SOOGALA TAFSIIRKA QUR'AANKA

📗 تفسير القرآن الكريم

🟣: Soogal Telegramk
👇👇👇
https://t.me/Curwq?livestream=566bf4e569db645ef4

🔹️: ZOOMKA LIVE
HOOS TAABO
👇👇👇
https://zoom.us/j/6665132860?pwd=sSa2u2BRWYzRjzASqRmbTMuCspsTPv.1
7
Live stream finished (1 hour)
Baraarujin ⚠️


Kitaabka Sifooyinka iyo Akhlaaqda Nabiga ﷺ ku saabsan isbuuca dambe ayaan qaadanaynaa inshaa allaah waqtigisa waa 9:00 pm habeenka Talaadada

Waqtigi aan qaadan jirnay

Cashiradiisa oo duuban dhamaan qolka lagu soo gudbinayaa inta aan ka soo dhiganay

إن شاء الله تعالى
8🥰2
Ilaahayoow Naga Yeel Kuwa in badan Ku xusa oo Xuskaaga Farabadiya
22
📱 Farriin ku socota qof kasta oo haysta telefoon ama qalab uu ku faafiyo waxyaabaha xaaraanta ah iyo xumaanta

Ha u adeegsan qalabkaaga wax aan faa’iido lahayn Ha faafin hana share gareyn hana u dirin dadka heeso muuqaallo xun qabyaalad iyo kala qaybsi hadallo aan faa’iido lahayn qoraallo codad ama muuqaallo xun iyo wax kasta oo dembi ah

Xusuusnow waxa aad maanta faafiso inuu sii jiri karo adigoo dhintay Haddii aad sabab u noqoto in dadku dembi ku dhacaan ama xumaan ay sii faafaan dambigaas waad la wadaagi kartaa intii ay xumaantaas raacayso

Hoog dheer baa u sugnaaday qof dhinta iyadoo dambiyadiisuna ay sii jiraan boqol sano laba boqol oo sano iyo ka badan Dambiyadaas ayaa loogu cadaabi doonaa qabrigiisa waxaana laga waydiin doonaa ilaa raadkooda iyo saameyntoodu dhammaato

📚 Abuu Curwa Abdirahman
6
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Marka dadka baadilka ku jira ay soo bandhigaan baadilkooda waxaa waajib ku ah dadka xaqa ku sugan inay muujiyaan xaqa oo ay la dagaallamaan baadilka.

🔹️:Ma Qurux badna in dadka baadilka ku jira ay ka firfircoonaadaan dadka xaqa ku sugan ama ay ka dhiirranaadaan muujinta baadilkooda marka loo eego dadka xaqa ku sugan muujinta xaqa Balse waxaa waajib ah in dadka xaqa ku sugan ay noqdaan kuwa ka dhiirran kana ad-adag gudashada amarka Alle kana run badan la dagaallanka dadka baadilka ku jira.


📌: Waxaan idin kula dardaarmayaa dhammaantiin inaad Alle dartii u istaagtaan oo aad la dagaallantaan wax kasta oo dadka dhexdiisa ka soo muuqda oo khilaafsan Sharciga Alle sida shuuciyiinta calmaaniyiinta iyo dadka afkaarta Qaldan baahinaayo iyo kuwa dadka xumaanta ugu yeeraayo Shirkiga Bidacada iyo macaasida

✍️: Abuu Curwa Abdirahman
16🥰1
📚 QISO KAFTAN LEH

👇👇👇👇

https://www.facebook.com/share/v/18n5cYXJF5/
3
📢 BISHaaro

RAGA ku xiran kanaalka waxaan siinayaa fursad ay dhammaan casharrada uga faa’iidaystaan oo ay soo dhageystaan.

Wiil kasta oo casharrada ama mid ka mid ah kutubta dhageysta wuxuu fursad u leeyahay inuu casharka ama kitaabka igu dul akhriyo.

📚 Ka faa’iidaysta fursaddan hana dayacina duruusta.
51🤔1