Aisha Bintu Ahmed
16.6K subscribers
2.29K photos
55 videos
19 files
630 links
"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Download Telegram
Abuu Hureyra Alle Haka Raali Noqde Wxu Dhihi Jiray:

"Qalbigu Waa Boqor, Xubnahana Waa Ciidankisa, Hduu Boqorka Wanagsanado Ciidankisana Wey Wanagsananayan,  Hduu Boqorka Xumaadana Ciidankiisa Wey Xumanayaan".

♦️Qalbiga Wxuu Sameyn Ku Yeesha Nolosha Qofka Bin Aadamka,  Wxuu Ku Fikirayo Qalbigana Xubnihiisa Laga Dareemaya,  Wxuu Go aansado Xubahiisa Fulinaayan,  Jiheeya Jirka Waa Qalbiga. ❤️

#AdoontiiRabbi
Kacab wuxu yidhi:"qofkii geerida garta(xasuusnaada) masiibooyinka(dhibaatooyinka) aduunku way u fududaadaan"

#AdoontiiRabbi
👸Dumarku Wxy Ugu Baahanyihiin Naxariista Iyo Daryeelka sida Jirkeenu Ugu Baahanyhy Biyaha, 
🤴Ragguna Ixtiraamka Iyo ka Dambeynta wxa uu Ugu Baahanyhy sida Jirkeenu Cfimdka Ugu Baahanyhy,
👩‍❤️‍👨Nolosha Lamaanuhuna Isku Tanaasulka Wxy Ugu Baahanthy sida Qof Kasta Hawada uu Qaato Uu Ugu Baahanyhy.

~Ruweida sheikh mustafa

#AdoontiiRabbi
Baro Inad Wx Cafisid oo Harayna U Socotid Waayo Mar Walbo Qofka Cafis Badanyhy Waa Mar Walbo Uu Awood U Leeyhy Inuu Noloshiisa Wato, Mar Walbo oo Aad Thy Qof Aan Wxba Cafin karin Waa Mar walbo Aad Dreemeysid Xanuun iyo Inadan Hore Uga Gudbi Krin Dareenkaas. 👌❤️

#AdoontiiRabbi
Magacaga Gabar La Yirahda Daakhilka Dareenka Kugu Jiro, Shucuurta, Rabitanka Baahida ah Ayagoo Gabar La dhaho Ayey Kugu Jiraan Yacnii Inta Adiga Kugu Jirto Darafka Kale (Ragga)  Siday Adigu Kugu Yihiin Kuma Ahn Wana Mesha La rabo Inuu Fahamka Ka Bilaabmo,

Gabarnimada Alle Wuu Kugu Abuuray Wey Kugu Dhex Jirtaa Qaab Gabar La Dhahana Ayaa Shakligaga Laga Dhigay oo Walgu Abuuray.

Haddaba Fahan Micnahaas

@Rawdatul_Jannah

#AdoontiiRabbi
Macnaha Gabarnimadu Mahan Xeyn daab Zamanka Ku Xeran (10 sano jir, 20,30,40 sano jir) Lkn Waa Xaalad, Dareen, iyo Qaab Loo Noolado.

#AdoontiiRabbi
Noloshu waa sheeko qurux badan, waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka, Weligaa ha U joogsan safka murugada leh, Waxaa laga yaabaa in dhamaadku qurux badan yahay. ❤️😍

#AdoontiiRabbi
Rajadada Si aad Ugaarto Wxy Ku Xeranthy Rajada aad Ilaahey ka Qabto Intuu La egyhy. 👌❤️🥰

#AdoontiiRabbi
Cilmu Nafsiga Wuxu  leeyahay.........!!!

1-Hadii Aad Aragto Qof Adeegsanaya Kalmada "Een,Een" inbadan Ogow inu Yahy Qof Wax Qarinaya.

2-Qofka Kaaga maseeraya waxyabo aad u yar Ogow waa Qof ka baqayo inuu ku Waayoo.

3-Hadii Aad tahay Dadka ciyow xanaqa hadhowna iska ilooba Xaqiiq waxaad tahay qof qalbi wanaagsan.

4- Ma ogtahy in Qof aad uga farxin karto ficil yar oo aad sameyso.

5- Hadi aad aragto qof marka u horeyso ee aad isbaratan horey jaceyl kaa weydiya ogow qofkas
inuu jecel helo aya ku adag.

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
[Cilmu nafsi dumarka ku saabsan.]👇

1- Gabadha way dhoola cadaysaa marka ay aragto qofka ay sida dhabta ah u jeceshahay dhoola cadeyntaas farxad ayaa ka keentay.

2- Gabdhaha saaxiibada dhabta ah waxbo ma kala qarsadaan midkood hadduu qof naco ama ay is dagaalan tan kalena way la nacdaa.

3- Cilmu nafsiga wuxuu leeyahay gabdhaha 95% way naxaris badan yihiin balse uma naxristaan qofka aan iyaga u naxrisan.

4- Gabadhu inta badan way ka caajistaa markii shaqo loo diro balse mar hadday hawsha faraha la gasho wax kasta way sii dhamaystirtaa.

5- Gabdhaha way xishood badan yihiin wayna aamusnan badan yihiin marka ay ka ag dhaw yihiin wiilal aysan aqoon balse wax ka qaylo badan ma jiraan markay la joogan wiilal ay yaqaanan sida saxiibadood walalahood.

#AdoontiiRabbi
Mararka qaar Waxaa jiraan xasuuso uu Qofka diidayo Xitaa inuu naftiisa U qirto.😐👌

#AdoontiiRabbi
#Astaamaha Gabdhaha lagu abuuray:

١. الفرحه :Farxad

٢.البساطه: Iskalifid la'an

٣.السعاده : Sacaadada

٤. الشياكه: Quruxda iyo xarakada

٥.التميز: Kala duwaanaasho
🥀Qofba qofka kale wuu ka duwan yahy
(فتبار ك الله أحسن الخالقين)

🍂Ragana wey dareemayaaan astaamahaan lkn wax yar ka dareemayaan

F.G: Waa inaad gudaha ka dareentaa oo xaalad aad la nooshahay noqotaa adoo faraxsana samaysaa

#AdoontiiRabbi

@AishaAhmed99
Qofkii Arinkiisa Istiqaaro U Sameystaa Ma Hungoobo, Midka Dadka La tashadana Ma Qoomameeyo.👌💯

#AdoontiiRabbi
••
‏يقول الشنقيطي -رحمه الله:

‏ "لا يُثبِّتُ القرآنَ في الصّدْرِ، ولا يُسَهِّلُ حِفظَه ويُيَسِّرُ فَهمَه، إلا القيامُ به في جوفِ الليل" 🥺🌸🌙

‏[أضواء البيان ١ /٤]

Imaamkii mufasirka ahaa ee usuuliga faqiiga ahaa ee shanqiidi wuxuu yiri:-

“Qur’aanku kuma sugmo laabaha, mana fududaado xifdigiisa iyo fahamkiisa illaa salaatu laylka lagu tukado mahe”

[tafsiirka al-adwaa albayaan 4/1]

#AdoontiiRabbi

@AishaAhmed99
Wxyar Ayuu Ilaahey Kugu Imtixaanaya Si Uu Wx Weyn Kaaga Badbaadiyo. 👌

#AdoontiiRabbi
Hankga Yuusan ka bilaabin Qof kala Wxs Sameeyi adna Sameey ee
Hanka aad yeelaneysaa Yanan Ka shidaal Qaadanin Dadkle meel ay Gaareen

@AishaAhmed99
#AdoontiiRabbi
MARKAZ TIBYAAN

Wxaa Xarumaha Markazka Laga furay; Madiino Suuq Weyn Tamaam Jalaato , Carafaat iyo NasruDiin.

Qeybta Xifdinta Qur'aanka Iyo Tafsiirkiisa Waa Free Ka Faaideyso Hdad U dhowdahy Xarumahas Isdiiwan galintuna Wey Socotaa Wxii Faahfahin Ah nh Kala Xariir Numberda Ku Qoran.

Ugaar Ah Dumarka
#AdoontiiRabbi
Cajiib hadal aan lacajabay ayaa ahaa

Imaam abuu daauud ayaa asagoo doon saaran waxa uu maqlay nin bada xeebteeda ku hindhisay oo kafogaa markaas waxa uu kiraystay doon yar hal dirham ayuu ku kirystay markaa ayuu ninkii utagay wuxuuna ku yiri
يرحمك الله
Ninkii ayaa asna wxuu kuyiri
يهديكم الله ويصلح بالكم

Dadkii doonta ayaa waydii imamka maxaa sidaa usamaysay wuxu yiri soo lagama yabo inuu yahay mid ducadiisa la aqbalo

Markaa habenkii la gaaray ayay maqleen cod aan laga raneynin oo dhahaayo Hadal ah "ogaada abuu daauud wuxuu janadii ku helay hal dirham".

Hadaba hayaraysan ducada qofkasta oo mu,min ah lagayaano inuu yahay mustajaabu dacwo.

Abdullahi Aadam

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
Ibnu Camri Waxa Uu yiri: " Hadii Alle uu shay ku dhaafiyo ama uu kala noqdo ku hammi shay kale oo aan murugo badan kugu reebeyn.

#AdoontiiRabbi