https://www.facebook.com/61561439715772/posts/pfbid07h7ny576BRZtTcidXDQhUW8c6SVhJ9kJ1TTWhHfq6K6kVuXEHtBHVQn4GepDgaKQl/
Halkan Fikirkaaga kusoo dhiibo adoo mahadsanπβ€οΈ

π1
https://www.facebook.com/share/v/169zfLDxui/
HABEN WANAGSAN DHAMAAN BAHDA YOOLSAN TECH
Hdad u baahantahay inaad 100$ wax ka yar ka dirto adeega zaad muqaalka daawo madaama oo la joojiyey waafi app.

Facebook
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
π1
π’ Yoolsan Tech β Fursad Dahabi ah! π
Coming Soon! π
β Waxaan dhawaan soo bandhigi doonnaa Website-ka rasmiga ah ee Yoolsan Tech!
β 10 qof oo nasiib badan waxay heli doonaan min hal course oo bilaash ah! ππ
π Ma rabtaa inaad fursadan ka faa'iidaysato?
π Raac oo Kusoo biir Yoolsan Tech whatsapp Group.
β https://chat.whatsapp.com/Co7W3MhmmvL5L49NdjS8ZV
π La wadaag saaxiibadaa!
π Oof Iyo Nasiibkii!
π² Nagala Soo Xiriir:
π Coming Soon..
π 063-8679225

Hambalyo Ciid Wanaagsan
Asalaamu Calaykum Dhamaan Bahda Yoolsan Tech,
Farxad weyn ayey noo tahay in aan idinla wadaagno munaasabaddan qiimaha badan. Ciid Mubaarak! Waxaan idiin rajeynayaa caafimaad, nabad, barwaaqo iyo horumar.
Ilaahay ha idin barakeeyo, cilmigiinna ha idiin siyaadiyo, hana idinka dhigo kuwii if iyo aakhiraba liibaanay.
ΨͺΩΩΩΨ¨ΩΩΩΩ Ψ§ΩΩΩΩ Ω ΩΩΩΩΨ§ ΩΩΩ ΩΩΩΩΩ Ψ΅ΩΨ§ΩΩΨΩ Ψ§ΩΨ£ΩΨΉΩ ΩΨ§Ω
Ciid Wanaagsan! ππ
halkan ka daawo sida desingkan loo sameeyey
https://youtu.be/u3dnyvJkeNs

Browser Cookies waa xog yar oo website-yadu kaydiyaan markasta oo aad booqato, si ay u xasuustaan macluumaadkaaga marka aad mar kale booqato isla website-kaas.
β Faham Sahlan:
Markaad gasho website, tusaale www.example.com, website-kaas wuxuu kuu diraa cookie (file yar) oo lagu keydiyo browser-kaaga (Chrome, Firefox, iwm). Marka aad mar kale booqato, cookie-gaas ayaa sheegaya:
Waa qofkii hore!
Wuxuu galay account-ka.
Ama wuxuu sameeyay waxyaalo gaar ah.
π Cookies waxay kaydiyaan:
Username/email (xasuusasho login)
Settings aad dooratay (dark mode, luqad, iwm)
Alaab aad ku dartay shopping cart
Website analytics (tusaale: goormaad booqatay)
π Noocyada Cookies:
Session Cookies β kumeel gaar ah, way tirtirmaan marka aad browser-ka xirtid.
Persistent Cookies β waxay kaydsan yihiin muddo (maalmo/ bilo).
Third-party Cookies β kuwa laga helo xayeysiisyo ama services kale oo ku dhex jira website-ka (tusaale: Facebook Ads).
β οΈ Faaβiidooyin iyo Khataro:
Faaβiido:
Xasuusasho automatic ah
Shopping cart ma luminayo
La-qabsiga isticmaalka (customization)
Khatar:
Private information haddii aan la ilaalin karin
Xayeysiisyo ku saleysan dhaq-dhaqaaqyadaada
Dhibaatooyin la xiriira amniga haddii la xado cookies-ka
π― Tusaale:
Markaad Facebook gasho, cookie ayaa kuu ogolaanaya in aadan mar kasta password gelin β ilaa aad logout samayso.

Asxaabta qiimaha leh,
Muuqaalkaan waxaad kaga bogan doontaan warbixin kooban oo ku saabsan Yoolsan Tech iyo sida aad account cusub uga sameysan kartaan platform-ka.
https://www.facebook.com/share/v/19UZjTzfKe/
Muuqaalkaan waxaad kaga bogan doontaan warbixin kooban oo ku saabsan Yoolsan Tech iyo sida aad account cusub uga sameysan kartaan platform-ka.
https://www.facebook.com/share/v/19UZjTzfKe/
Facebook
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
π’ Ogaysiis Muhiim ah!
Subax wanaagsan asxaabta qiimaha leh,
π¬ Muqaalkii Bakhtiyaa Nasiibka ayaan hadda si rasmi ah u soo dhignay!
π Ka daawo halkan:
[https://www.facebook.com/share/v/1DGmY4LtYE/]
π€ Fadlan ka faaidayso lana sii wadaag asxaabtaada si ay faaβiidaystaan.
Mahadsanid taageeradiina joogtada ah! π

π OGAYSIIS MUHIIM AH - COURSES-kii Yoolsan Tech DIYAAR! π
Waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa in dhammaan Courses-kii aan hore u balanqaadnay hadda diyaar yihiin! β
π₯ Window Basics - Computer-ka Aasaaska
π Mastering Microsoft Office
π» Mastering HTML & CSS for Web Development
π¨ Mastering Tailwind CSS
π‘ Mastering Git & GitHub
πΎ The Complete PHP & MySQL Live Course
Dhammaan koorsooyinkan waxaad ku baran doontaa xirfado muhiim ah oo dhanka kombiyuutarka, web development, design iyo programming ah β si fudud, af Somali ah, talaabo-talaabo ah!
π Isdiiwaangali hadda si aad u hesho fursad aad ugu biirto!
β Su'aal qabtaa? Nala soo xiriir si toos ah.
β‘οΈ Waxbadan ka ogow & iska diiwaangeli: yoolsantech.com
π± WhatsApp group : https://chat.whatsapp.com/Co7W3MhmmvL5L49NdjS8ZV

π Yoolsan Tech - Bakhtiyaa Nasiibka 2025 π
Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan ardayda iyo taageerayaasha Yoolsan Tech in aanu si rasmi ah ugu dhawaaqi doono guuleystaha bakhtiyaa nasiibka maalinta Jimcaha, 01 August 2025. π
Weli Fursad Baad Haysataa! π
Haddii aadan wali is-diiwaangelin, ha moogaan fursaddan. Waxaa laga yaabaa inaad adigu guuleysato! π
β Foomka Diiwaangelinta (Google Form):
πhttps://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdjoT1ohs1qaM6HP9gaP2mG9mROUy62iOCAFxmVTxczvunVaw/viewform

π Ku baro Microsoft Office si xirfadaysan!
Word, Excel, PowerPoint & Access β dhammaan hal meel!
β Certificate of Completion
β Lifetime Access
β Beginner Friendly
Isdiiwaangeli hadda oo bilow safarkaaga waxbarasho!
π 252638679225
π Yoolsan Tech β E-learning Platform
#MicrosoftOffice #OnlineCourse #YoolsanTech #BarashoFudud
Word, Excel, PowerPoint & Access β dhammaan hal meel!
β Certificate of Completion
β Lifetime Access
β Beginner Friendly
Isdiiwaangeli hadda oo bilow safarkaaga waxbarasho!
π 252638679225
π Yoolsan Tech β E-learning Platform
#MicrosoftOffice #OnlineCourse #YoolsanTech #BarashoFudud
π» Mastering HTML & CSS for Web Development
Learn to build stunning and responsive websites from scratch.
β Certificate of Completion
β Lifetime Access
β Beginner Friendly
Join now and start building your first website today!
π +252 63 8679225
#HTML #CSS #WebDevelopment #YoolsanTech #OnlineCourse

π2
Asalaamu Caleykum dhamaan xubnaha qaaliga ah πΈ
Waxaan idin ogeysiinayaa in SQL Course-ka cusub ee 100% bilaash ah uu hadda diyaar yahay β
Waxaad si fudud ugu Enroll garayn kartaa adigoo Booqana www.yoolsantech.com
Fursad qaali ah oo lagu barto luuqadda xogta ugu awoodda badan β Ha ka harin! π
π Yoolsan Tech β E-learning Platform
π± 252638679225
π² Instagram | Facebook | WhatsApp | Telegram | YouTube
π΅ @YoolsanTech

β€2
π― Fursad Gaaban oo Dahabi ah! π―
Ma rabtaa inaad barato HTML & CSS ama Tailwind CSS?
Hadda waxaa kuu suurta gashay fursad aan caadi ahayn:
π‘ Mid ka iibso β Ka kale hel FREE!
π Kaliya inta ay socoto fursaddan gaaban!
β Baro sida loo dhiso website-yo xirfad leh
β Casharo muuqaal ah oo faahfaahsan
β Ku habboon bilowga iyo kuwa horumarsanba
β³ Fursaddu waxay dhammaanaysaa dhowaan β ha ka harin!
π² Nala soo xiriir si aad ugu biirto hadda.
hdad u baahatahay contents courseskaasi ka kooban yihiin muqaalkan daawo
https://www.tiktok.com/@yoolsantech/video/7538751416672816389?is_from_webapp=1&sender_device=pc&web_id=7516041497847645701

β€1