REAL XUSKA๐Ÿ“šโœ๏ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ป
6.58K subscribers
9 photos
4 videos
6 links
Download Telegram
ยซุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุตูŽู„ู‘ู ุนู„ูŽู‰ ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูˆุนู„ูŽู‰ ุขู„ู ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูƒู…ุง ุตูŽู„ู‘ูŽูŠู’ุชูŽ ุนู„ูŽู‰ ุขู„ู ุฅุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽุŒ ุฅู†ู‘ูŽูƒูŽ ุญูŽู…ููŠุฏูŒ ู…ูŽุฌููŠุฏูŒุŒ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ูŽู‰ ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูˆุนู„ูŽู‰ ุขู„ู ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูƒู…ุง ุจูŽุงุฑูŽูƒู’ุชูŽ ุนู„ูŽู‰ ุขู„ู ุฅุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽุŒ ุฅู†ู‘ูŽูƒูŽ ุญูŽู…ููŠุฏูŒ ู…ูŽุฌููŠุฏูŒยป .
โค8๐Ÿ‘4๐Ÿฅฐ2
Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimaagi kalana ay tagayan booskii ku haboonaโ€!

Markasto oo ay salaadaadu hagaagto, waa markastoy ARIMAHAAGA kuu hagaagan. Sidaa daraadeeda Salaadeena aynu ka dhigno, muhiimada Koowad ee nolasheena.
๐Ÿ‘11๐Ÿ‘Ž2๐Ÿฅฐ1
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye

10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335

Micnaha graphic design oo faahsan:Matahay qof xiiseeynaaya inu barto xirfadda Graphic Design maqaalkaan waxa uu kaa caawin doonaa inaad qaaddo tillaabooyinka ugu horreeya xagga xirfadda naqshadeynta.

Waa Maxay Graphic Design?

Graphic Design waa inaad abuurto muuqaal ama sawir adigoo ku muujinaaya qaab farashaxan qurux badan oo u yeelaya sumad kaa caawin karta inaad gaarsiiso fariintaada dad badan, Naqshadaynta (Graphic Design) waa waxa kaga muuqaanaaya meel kasta oo aad eegto xiligaan daโ€™da dhijitaalka aan ku jirno โ€“ laga bilaabo Logoyin-ka, boorarka xayeysiiska ilaa bakadaha cuntada ilaa apps-ka mobilada. iyadoo la isku daraayo walxo iyo mabaadiโ€™o kala duwan oo lagasoo saaray frashaxan qurux badan muuqda oo naqshad ahaan saameyn ku yeelan kara aragtida dadka iyo shucuurtooda.
Sidee loo noqdaa Graphic Designer (Naqshadeeye)

Naqshadeeyayaasha waxeey fariintooda ku muujiyaan qaab visual ah. Iyagoo isku daraaya erayo, sawiro, iyo farshaxan-ka qurxoon, waxayna ka qayb qaataan in loo gudbiyo macluumaadka macaamiisha iyo dhamaan dadka, Naqshadeeyayaasha  (Graphic Designers-ka) waxay isticmaalaan walxaha naqshadeynta, sida shapes, colors, lines, and textures, si ay u soo saaraan natiijooyin kala duwan, waxay abuuraan wax kasta laga bilaabo Astaanta Ganacgsiga (Logos), boorar-ka iyo baakadaha alaabta. 

Naqshadeeynta waxay kaloo qayb muhiim ah ka qaadataa suuqgeynta iyo dadaalka xayaysiinta ee Ganacsi kasta Naqshadaynta waxaa ubaahan oo aan ka maarmin shirkad kasta. Naqshadeeyayaasha waxay dhisaan oo sameeyaan naqshado kuwasoo soo jiidasho leh oo taageera fariinta Ganacsiga saameeyn xoogana ku yeelata dareenka macaamiisha.
4=Tilaaboo oo kaa caawin Karta Sidaad u Noqan laheeyd Naqshadeeye heersarre ah:

1. Baro Aasaaska Naqshadeynta (Graphic Design Principles).

Hadaba si aad u noqoto naqshadeeye heer sare ah, marka hore waxaad u baahan tahay inaad faham fiican ka hesho Aasaaska Iyo mabaadiโ€™da naqshadaynta (Graphic Design Principles). Naqshad kasta oo farshaxan qurxoon leh ayaa ah mid si taxadar leh loo sameeyay ayado laga raacaayo Aasaaska iyo mabaadiโ€™da naqshadaynta, waxa loo baahanyahay qorshayn badan iyo khibrad si loo dabaqo aragtida naqshadaynta iyo mabaadiโ€™da, ayado lasoo saarayo Naqshad farshaxan qurxoon ka muuqdo iyo hal-abuurnimo.
2. Qaado koorso Graphic Design ah.

qaadashada koorsooyinka naqshadaynta waxeey ku fududeyn kartaa inaad si fudud ku fahamto Xirfada Naqshadaynta oo aad ku barato waqti yar oo kooban, waxayna kaa caawin karaan inaad si fudud ku dhisto xirfadahaaga adigoo adeegsanaaya ka shaqeynta mashaariicda gooni ah oo aad ku qaadaneyso Koorsada.

Waxaa xusid mudan in aad koorsooyin badan oo online aad heli karto oo ku saabsan Naqshadaynta aad ka heli karto Cadow teach, meshaas ayaadna ka baran kartaa aasaaska naqshadaynta ilaa iyo inaad heer fiican ka gaarto, koorsooyin bilaaw ilaa heersare ah ayaad ka heli kartaa cadow teach .
3.Horumari Xirfadaada Naqshadaynta.

Ka dib markii aad soo qaadato koorsooyin kobcinaaya aqoontaada Naqshadeeynta oo aad waxabdan kasoo fahamtay xirfadaan iyo Softwares-ka lagu shaqeeyana aad faham fiican kasoo hesho casharo badana kasoo qaadato, markaan waa waqtigii aad ku tababaran lahayd, sida ugu fudud ee aad ugu kobcin karto xirfadahaaga iyo aqoonta softwares-ka naqshadaynta waa in aad ka shaqeyso mashaariic badan oo adiga kuu gaar ah kuwaas aad ku practice gareyn karto xirfadaada naqshadaynta. 
๐Ÿ‘11
Si aad u bilawdo waxaad qaadan kartaa naqshado horay ujiray oo aad isku dayi karto inaad dib u abuurto ama naqshad cusub kasoo saari karto, tani waa hab fiican oo kuu suurtagalin kara inaad kor uqaado xirfadaada Naqshadaynta heer fiicana ka gaarto
4. Muuji Kartida Aqoontada Naqshadeynta.

Inaad sameeysato Portfolio xooggan ayaa muhiim u ah naqshadeeye kasta. Portfolio-gaaga waxaa ku jiri kara oo aad ku darsan kartaa mashruucyo aad koorsoyinkii aad soo dhameysay kusoo sameeysay, iyo sidoo kale mashruucyo shaqsi ama shaqo aad la qabatay macaamiil ama asxaab ku dhaw intaad ku jirtay barashada xirfadaan.

Waxaad xooga saartaa tayada marka loo eego dhanka tirada mashaariicda, Portfolio-gaaga waa waxa ugu horreysa ee macaamiishu ay ka fiirin doonaan xirfadaada, markaa dooro oo kusoo bandhig Portfolio-gaaga shaqo muujinaysa heerkaaga sarre ee xirfadahaaga naqshadaynta
Gunaanad  Waa inaad qaada dhowrkaan tallaabo oo muhiim ka ah si aad u barato xirfadda naqshadeynta: baro mabaadi'da naqshadeynta, Qaado koorsoyin naqshadeynta, ku celceli isticmaalka Softwares-ka naqshadeynta, ku shaqo gal oo dhaqangali waxad baratay oo dhis Portfolio-gaaga naqshadeynta (Graphic Design). Waxaan rajaynaa maqaalkaan inu ku noqdo mid faham fiican oo kooban kasiiya sidaas ubaran laheeyd oo u noqon laheeyd Naqshadeeye (Graphic Designer) uguna shaqeeysan laheey, lawadaag Asxaabtaada oo share udheh. Mahadsanid

Freelance Graphic Design Learn Skills Xirfad Baro
๐Ÿ‘13โค2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ka faaโ€™ideysi wacan Asxapteyda โœŒ๏ธ
๐Ÿ‘9โค6
โœจcaruurta ma dooran karan aabohoda blase hoyada aya awooda inay u doorto aabe ku haga dhamantood wadada xaqaโš˜๏ธ๐Ÿฅฐ
๐Ÿ‘9โค1
Kama falceliyo laakiin i aamin, wax walba waan arkaa.
๐Ÿ‘3โค1
Alhamdulillah for everything ๐Ÿคฒ
๐Ÿ‘7โค1
Saddex dhinac iska dhis:

1. Aqoonta diinta: aqoonta aad u leedahay diinta iska dhis, oo wax badan ka ogow dhanka diinta, hana ahaan dhegweyn dad u hoos fadhiya ee heer wacan ka gaadh.

2. Aqoonta kulliyadeed: aqoonta aad u gasho jaamacad si weyn u dhexgal oo cilmiga aad barato ha ahaado mid jaamacad loo galo ama mid kale, ka dhig aqoon dhidibbo adag ku taagan.

2. Aqoonta guud: waxbarashadu ma aha uun mid ku kooban aqoonta aynu goob u xaadirno e, waxa aad iskudaydaa in aad adduunka waayaha iyo isbeddelka ka dhacaya ka warhayso.

Saddexdan shay waxa ay ku kulmaan "akhriska" ee ahow qof wax badan akhriya, si aad u hesho xog iyo ogaal heer sarreeya.


Muxammed khaliif.
๐Ÿ‘9โค4
Waxan u hibeeyey qof walboo waayey daryeelkii waalidnimo๐Ÿค
Waqti badan baa iga galey But Finally Alhamdulillah๐Ÿคฒ
โค1
Forwarded from Somali_AI Bots
15 Daqiiqo Ku Samee Website Loveable | Sharax & Sida Loo Isticmaalo!
๐Ÿ”น Casharkan waxaad ka baran doontaa:

๐Ÿš€ Sida loo sameeyo website Loveable 15 daqiiqo gudahood.

๐ŸŽจ Qaabka Loveable iyo sida loogu isticmaalo website-yada.


๐Ÿ’ก Cashar itus oo taabsii iyo sharax badan oo ku saabsan design-ka iyo functionality-ga.loveble
๐Ÿ”น Isticmaal Loveable si aad ugu sameyso: Nooc kasta oo free ah sida:
๐ŸŒ Website-yada portfolio, blog, iyo e-commerce.

๐Ÿ“ฑ Design-ka user-friendly iyo responsive.


๐Ÿ’ป Mobil iyo computer waa ku soo baxayaa.

๐Ÿ”น Linkiga website ku sameeyey Loveable:
๐Ÿ‘‰ Automatrix Portal

๐Ÿ”ดSidoo kale webisite Loveble Waakan
๐Ÿ‘‰ Loveable Website

๐Ÿ”น Halkan waxaa idin dhigay promtp aan isticmaalay si aad ugu samayo adiguna landing page Moderen ah :

๐Ÿ“ž Google Documents Halkan kala deg