XOG OGAAL MEDIAπŸ₯°
1.5K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Download Telegram
Sirta qanacsanantu waa
Ku qanacsananta
In noloshu tahay Hadiyad
Ee aysan aheyn xaq

Fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Qofna isuma dul dhigo ilaahay dartii haddii uu sidaasi sameeyo ilaahay baa kor u qaada.Β»
-Muslim

β†’Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad .
Xishoodka Waa Xijaabka Muslimiinta oo Dhan,
Xumantu Ka Dhowra Samahu U Weecsha,
Xaqayna U LeeYihiin Inay Xishoodano,
Waa Sunnadii Xabiibkena Muxmmed Sallaahu C.W.

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::
Xishoodka (Sariigta) Lama Imaado Waxan Kheir Ahen,
((Waxa Wariyey Bukhari

Xishoodka Waa Shayga Qaali Ku Ah Islamka Dhaxdiisa,
Qofka Muslimka Ah Ee Xishoodka Badana Wuxu Ka Qiimo Badan Yahay,
Dadka Kale Ee Caadiga Ah Waayo Wuxu Dheer Yahay Kheir,
Saa Wa Tan Nabiga Scw Yiri::Xishoodka Lama Yimaado Waxan Kheir Ahen,

@dhirigaliyahnolosha
Asc dhamn inta ku jirto halkaan wan salamayaa
Salaan kadib
Waxaan raba ina wax yar baraarujiyo hableheena qiimaha iyo qaayaha mudan
Gabdho alh idin sharfo dhamantiin
Runtii baryahaan waxaa zaid usoo badatay gabdhahayagii in ay kasii tagayaan xijaabkii iyagoo hadba lo carsiyeynaayo xijaabka hadba si looga dhigaayo
Hda o lajoogo " 2022 "
Waxa ay gabdheheena ubateen badankooda xijaab usameysan sidii sanbuuska o kale ama mid hore iyo gadaal udheer 2bada dhinacna kafeydan
Bal ma is weydiisay gabareey xijaabkaas xagee laga keenay?
Yaa ku labista dharka nucaas ah?
Baritaan mrkaan sameeye kadib waxaan so ogaaday xijaabada nucaas in ay ku labistaaan gabdhaha kashaqeeya kaniisadaha masiixiga ah
Subxanllh😣wa wax laga xumaado xaqiiqdii in wax ay kulabistaan gaalo nalooga dhigo xijaab iyo labis
Fadlan gabdheheyga an jeclayoow
Qaata xijaabka sharciga ah
Oo yuusan sheydaan idin qurxinin wax aydaan ogeen halka uu kayimid
Wad mahadsanthy hadad qormadeyda dhameysaty
Usii gudbi gabdhaha kale aanan ogeen I.a
Asc
Hafsa bintu mohamedπŸ₯°πŸŒΉ
https://t.me/Hafsabintumohamed
Geeraaro Jaceyl CHENNEL
Hadaad nagu soo biirtay fadlan gaarsi dadka kale. Quruxda nolashu waa qalbiga. Ha quusan waligaa . Mahadsanid
https://t.me/Geeraaro1MM
Subax wangsan sxpayaal
Mid mid ayaan adiin salamey
Dhamaantiin πŸ’―

@GOXOGAALMEDIA
Ma Heleysid wax kasta oo aad rabto oo aad jeceshahay Noqo qof mahad celiya si kastaba Ha ahaatee

Waxa yiri qora #isteefankoofi

Fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Erayo Lumay...!πŸ’šπŸ’
Erayo Lumay...!πŸ’šπŸ’
Anaguna halkaan ayaan ku kulannaa..sida dayaxaπŸŒ‘βœ¨
Saqda dhexe ee habeenkiiπŸ•ŠοΈπŸ–€Si aan u dhisno adduunkiinna iyo kaayaga
-- -- -- -- -- -- -- -- -- -- -- -- --
OGSOONOWπŸ•ŠοΈβœ¨

Umaan dhalan in aan isku dhiibno nolosha...
https://t.me/HzgIE9RyeOdlMTI0
BOQORTOOYO CHANNEL🦁
Walal ku so dhawaw boqortooyo channel 🦁

Kala Soco Xigmado Dhiirigilin Dhankasta ah iyo Waxwalbo oo Cusub

Inaad nagu so biirto waa no Sharaf boqortooyo 🀝 @lion_woman7
https://t.me/BOQORTOOYOCHANNEL100
Xikmado iyo Dhambaalo Xaqiiq ah
https://t.me/Lovestories5301
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Guri haddii ilaahay (ο·») khayr la doono dabacsani buu galiyaa.Β»

πŸ“ŒXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
@XadiiskaMaanta
Mar walba naftada usheeg
Wax wanagsan kana taxadar
Marka aad wax u shegeyso
Allahna Tala saaro mar kasta
Maxaa yeelay wax kasta oo aad
Dooneyso gacantiisa ayay ku
Jiran
Wiixii u Allah ku faray ku dadal
Wixii u kaa Reebay ka fagoow
Ugu dambeyn walalayal
Aan Allah ka cabsano
Nimcadisana aan ku shukrino
Si aan janadiisa u galno
Allaha na wafajiyo wixii kheyr ah
Amiin yarabi ❀praise Allah ❀

@XOGOGAALMEDIA

Fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Runta waa sida libaaxa oo kale
Uma baahna in aad difaacdo
Isha daa Ha tagee iyada ugu
Dambey is cadeynaysa🀣😁

@XOGOGAALMEDIA

Fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Forwarded from Qalbi jaceyl πŸ’”
"Marka aad salaadda dadajinayso xasuusnoow in waxwalba oo aad qaban rabto ama waxwalba oo aad ka cabsanayso inay ku dhaafaan, waxay ku jiraan gacanta Allaha aad hor taagan tahay"

@Oraahyo
Forwarded from Kooxda Kobcis
πŸŽ‡ Wakhti Wanaagsan πŸŽ‡

@KOOXDA_KOBCIS
┏━━━━━°❀‒‒❀°━━━━━┓
✿ @DhigaalBooks
✿ @Turjumaad
✿ @Ifiyaha_Nolosha
✿ @Afsoomaaliga
✿ @AmaanJaceyl
✿ @Boqortooyochannel100
✿ @Cilmikunool
✿ @DhigaalBooks
✿ @Dunida_Falsafada
✿ @Dareen0428
✿ @Ifiyaha_Nolosha
✿ @GaroGuushaada
✿ @Halgan3
✿ @Hamidheer23
✿ @Jaceylqore
✿ @Kadisaqoon
✿ @marketstractur
✿ @Mustaqbalkacaafimaad
✿ @Odhaah
✿ @SirtaDahsoon
✿ @Sahan24H
✿ @Turjumaad
✿ @TaariikhdaIslaamka
✿ @Unitedsomalifriends
✿ @XogogaalMedia
✿ @Turjumaad
┗━━━━━°❀‒‒❀°━━━━━┛
β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’
πŸ§‘β€πŸ’» "Soo dhowaada, kanaalkaan Hadii alle idmo waxaad ka helaysaan Buugaag PDF Af-soomaali ku qoran". πŸ‘¨β€πŸ’»
___
Si aad linksgan ugusoo
biirto, La xidhiidh. @Samaalle
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁

✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
πŸ“Œ @Ifiyaha_Nolosha
πŸ“Œ @Turjumaad

βœ… t.me/DhigaalBooks
↬❒ Dhammaad ❒↫
Dulqaad yari iyo deg deg waa xududka
Dhibatadada ma qasbi kartid nolosha
Inay ku siiso jawabo ama sidad Rabto
Wax kasta oo dhaca waa inaad u ogalataa in wax kasta ayadaga is furfuri doonan
Waa inaad aqbasha in wax kasta waqti qataan
Wax kasta oo ad waysa waa inaad raali ku noqo taa sababto ah
Allah ❀
Xikmad ayuu ka leyahay

@XOGOGAALMEDIA
@productionchannel