Ha Is Dhihin Waxaan Alle U Dhawaan Doonnaa Markaan Duqoobo Ee Waqti Walbo U Dhawaaw Allah, Naxariisna Ka Dalbo,
#xikmadbadana
#xikmadbadana
Gacanta Kor Kuu Qabato Xiliga Dhacdo, Waxeey Kaga Qiimo Badan Tahay 1000 Gacmood oo Ku Sacbiyo Markaad Guul Heer Sare Ah Gaarto..โกโก.
#dhiirgalin
@dareen_dahson
#dhiirgalin
@dareen_dahson
โขXaarantu Xaaran Unbay Ahaanaysa Xita Haday dadka badankodu sameyan amaba Qurux Ha u Arkaane
โขFg:Xijaabka u Xidho ILaahay Dartis ee ha u Xidhan Fashion Dartiis
@xigmadbadan
#waano/wacdi
โขFg:Xijaabka u Xidho ILaahay Dartis ee ha u Xidhan Fashion Dartiis
@xigmadbadan
#waano/wacdi
Waxay sameysan doonan cudur-daarro waxayna abuuri doonan mushkilado si ay u helaan fursad ay noloshaada uga baxaan.!
-abdinasir_shukri
#xikmadbadana
-abdinasir_shukri
#xikmadbadana
๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ช๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฆ๐๐๐ก๐ ๐ฆ๐ข๐
๐๐ฎ ๐ฎ๐๐๐ฑ ๐ค๐ฎ ๐ ๐จ๐ ๐ฅ๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฅ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ง ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ฎ๐๐๐ก๐๐ง ๐ข๐ง ๐๐ก๐ข๐ฉ ๐๐๐๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ซ๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐จ,๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ช๐๐๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ซ๐จ๐ฏโ๐ป
#dhiirgalin
#xikmadbadana
๐๐ฎ ๐ฎ๐๐๐ฑ ๐ค๐ฎ ๐ ๐จ๐ ๐ฅ๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฅ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ง ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ฎ๐๐๐ก๐๐ง ๐ข๐ง ๐๐ก๐ข๐ฉ ๐๐๐๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ซ๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐จ,๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ช๐๐๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ซ๐จ๐ฏโ๐ป
#dhiirgalin
#xikmadbadana
Hadaad hadasho waxaad ku hadashay waxad taqaaney ๐
balse hadad aamusto๐ค
waxaad maqli waxaadan aqoon โ
@xikmadbadan
balse hadad aamusto๐ค
waxaad maqli waxaadan aqoon โ
@xikmadbadan
Ciqaabta ugu weyn ee haysata beenaaluhu ma aha in aanay dadku rumaysan ee wa in uu isagu cidna runaysan karin"โน๏ธ
#xikamad
@dareen_dahson
#xikamad
@dareen_dahson
"Wey ku durayaan si ay afkaaga ugala soo baxan waxa ugu xun ee aad odhan karto marka aad tidhaahdidna waxa ay ku odhanayaan wataa shakhsiyadaada dhabta ahi balse ma aha ee wa waxa ay iyagu iga doonayeen;๐
#xikamad
#xikmadbadana
#xikamad
#xikmadbadana
Haddi aad raabtid inaad ogaatid qof inuu aqli badanyahay ama doqonyahay waxaad fiirisa siduu ula dhaqmayo dadka aragtidiisa ku khilaafsan๐
@xikmadbadan
#xikamad
@xikmadbadan
#xikamad
Hadii aynu rabno inaan sifiican unoolaano wa inaynu iloownaa shalay iyo berri waayo waxay inaga mashqulinayan wixi aynu qabsan lahayn maanta..๐ค๐
#xikmadbadana
#xikmadbadana
Dadka waa labo nooc qofna wuxuu kuu arkayaa inaad wanaagsantahay wuu ku jeclaanayaa qofna wuxuu arkayaa inaad ka wanaagsantahay wuu ku caynaya๐ ๐ฅบ
@xikmadbadan
@xikmadbadan
Markaa dareento murugo iyo ciriiri dib ugu laabo quraanka Alle wuxuu yiri.
ูู ู ุงุนุฑุถ ุนู ุฐูุฑู ูุฅู ูู ู ุนูุดุฉ ุถููุง *
Qofkii ka jeesada xuskeyga waxa usugnaday nolol ciriiri ah.
๐ฅฐ๐ฏ
#xikmadbadana
#Xasuusin
ูู ู ุงุนุฑุถ ุนู ุฐูุฑู ูุฅู ูู ู ุนูุดุฉ ุถููุง *
Qofkii ka jeesada xuskeyga waxa usugnaday nolol ciriiri ah.
๐ฅฐ๐ฏ
#xikmadbadana
#Xasuusin
Qalbi jab kan ugu weyn ma aha adiga oo jacelka lagaaga baxay qalbigna lagaa dhawacay..๐
Ee waa in ey waalidkaa ilmeeyaan..
Ilin aad adigu sabab utahay๐ญ...
#Xasuusin
Ee waa in ey waalidkaa ilmeeyaan..
Ilin aad adigu sabab utahay๐ญ...
#Xasuusin
Culeys walboo aad martid dhaqankaaga iyo hab fikirkaaga ayay wax ka badalayaan......๐ฅบ๐
#xikmadbadana
@dareen_dahson
#xikmadbadana
@dareen_dahson
Qur'aanku waa saaxiibka kaliya ee ugu wanaagsan in lagu dejiyo Nafta, lagu nasto, lagu dareemo nabad iyo farxad....โค๏ธ๐
#Xasuusin
#xikmadbadana
#Xasuusin
#xikmadbadana