Xikmad badan
11.8K subscribers
322 photos
15 videos
7 files
45 links
Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado
kuraali galiyo ๐ŸŒทqoraalo farxad ku dheehantahat๐Ÿ’ซ dhiirigelin ๐ŸŒป waano๐Ÿ

Admin: @xikmadbadan_bot
Download Telegram
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.๐Ÿ˜ญ

Ilaahay ha unaxariisto walaasheen Hodan honest.

inta aynu noolnahay aynu isjeclaano iscafino๐Ÿ˜ญ
ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู… ู…ูŽุง ุฃูŽุตู’ุจูŽุญูŽ ุจููŠ ู…ูู†ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุฉู ุฃูŽูˆู‘ู’ ุจูุฃูŽุญูŽุฏู ู…ูู†ู’ ุฎูŽู„ู’ู‚ููƒูŽ ููŽู…ูู†ู’ูƒูŽ ูˆูŽุญู’ุฏูŽูƒูŽ ู„ุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽูƒูŽ ููŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ุดูู‘ูƒู’ุฑู.
Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo dhib kugu ah aduun iyo aakhiro.
#ุฃุฐูƒุงุฑ_ุงู„ุตุจุงุญ_ูˆุงู„ู…ุณุงุก
Forwarded from Bahja sooyaalโค๏ธ (Bahja๐Ÿฅฐ)
Forwarded from Bahja sooyaalโค๏ธ (Bahja๐Ÿฅฐ)
Dadka jannada Gala da,doodu waxay udhaxaysaa?
Anonymous Poll
20%
20 sano
29%
30 sano
10%
35 sano
25%
33 sano
16%
Midna
Halyeey waxa ah cali binu abii-daalib markii uu kaligiis dagaal kula wareegay albaabkii kheybar laga galayey.!
"Kuwa na jecel marka aan ku jirno Xalada ugu xun waa kuwa mudan inay ku sii jiraan qalbiyadeena weligood."๐Ÿซ€๐Ÿฆ‹

#xikmadbadan
#....
"Wacdaraha adduunka
Walaac Anigoo ku seexday
maxaan walabahaar la toosay."

-Hadraawi ahun
Ukala horeysii sidey muhiim uyihiin.!

1. jacayl
2.caafimaad
3.sharef
4.dhaqaale

Bal aan aregno Qofwalba๐Ÿ˜โค๏ธ
"Waddanka waxa iska leh hantiilayaasha,waddaniyaddana saboollada."

-maxamuud darwiish
Dhakhtarkii/qoraagi/suuganyahankii reer masar wuxu ina leeyahy

"Waxa keliya ee aad diin kuyeelan kartaa waa aqoon oo ilaahay jaahilnimo laguma caabudo."

-Dr mustafe maxamuud aHun
Xushmee dareenka dadka xitaa hadii aysan wax macna leh kula aheyn iyaga ayee u tahay wax walbo,๐Ÿ‘โค๏ธ
#xusuusin
#naseexo
@xikmadbadan
ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.

๐Ÿค
Wanaaji dhaqankaaga markasta.๐Ÿค
Xigteysiga Xikmada.pdf
1.3 MB
๐Ÿ“Magaca buugga: Xigtaysiga Xikmadda
๐Ÿ“Qoraa: Cabdixaafid mawliid iyo C.casiis Guudcadde
๐Ÿ“File: PDF,1.3 MB
๐Ÿ“T.Soosaarista: 2016
๐Ÿ“Bogagga: 270 bog
๐Ÿ“Buuggii: 214'aad.
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed
"Kuwee dhimashada hantiyey
Dhadhaabtiyo iilka galley
Si,aad udhaxashaan xornimo."

Happy 18 may dadkeygii

Dareen gaar ah.๐Ÿฅน
Forwarded from Bahja sooyaalโค๏ธ (Bahja๐Ÿฅฐ)
Xaaskii uhoreysey nabigeena waxay ahayd?
Anonymous Poll
92%
Khadiija
7%
Caasha
1%
Xafsa
Forwarded from Bahja sooyaalโค๏ธ (Bahja๐Ÿฅฐ)
Xaaskii labaad ee suubanaheen salalahu calayhi wasalam waxay ahayd?
Anonymous Poll
26%
Sawda
51%
Caasha
15%
Xafsa
8%
Midna
Forwarded from Bahja sooyaalโค๏ธ (Bahja๐Ÿฅฐ)
Forwarded from Bahja sooyaalโค๏ธ (Bahja๐Ÿฅฐ)
Marka aysen jirin cid subaxdii hurdada kakicisa ,marka aysen jirin cid habeenkii sugeysay marka aad waxkasta doonayso samayn karto taas micnaheegu?
Anonymous Poll
46%
Xoriyad
54%
Kellinimo