Xaqiiqada Nolosha💛💯
17.9K subscribers
1.16K photos
90 videos
5 files
125 links
Soo dhawoow, Nagu soo biir🤗
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha
Download Telegram
Qofbaa wuxuu ku sinayaa farxad iyo jacayl asigona ku jaclen qofna wxa uu ka qarinayaa dareenkiisa isagoo si dhab ah ku jecel🥹❤️
Xiddigaha waa badan yihiin, laakiin dayaxu waa hal kaliya, saaxiibada ayaa badan, laakiin adiga ayaa ii ah kaliya 🍂
Naftu waxay wehelkiisa Doontaa  kuna diirsataa; ruuxi la dabci ah, la dareen ah, la aragti ah, lur iyo ladnaana la wadaagi kara.❤️ 🥰   

Magaboowo caashaqu🥰
Si ay naan u kala cidloon
Caajiska erayada tirtira
mar walba igu soo celceli❤️🥹❤️

❤️🥹
Waliga ha iska indha tirina qof mar walbo ku daneeya😫
Maalin baad ogaan doonta in aad lumisay dheyman 🤕🙌

_❤️😞
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waad mahadsantihiin intaad isoo gaadhsiiseen Garabkiina Alle Ha galo Alhamdulillah ❤️🥰 Kalay walal banaga tagin

We wait 20k. If allah say
Shalay waxay ahayd maalin qurux badan maantase waa maalin ka sii qurux badan. Shalay waxay ahayd maalin farxad badan maantase waa maalinta ugu farxada bdan nolosheyda. Shalay marka aan aan ku arkay waxay dareemay dareen, kaasoo igu dhaliyay farxad, farxadaasoo isu bedeshay inaan kuu qaado jaceyl waali ah. Shalay iyo beri waxaa u dhexeyso maanta, maantana waa maalinta aan kaa xushay dumarkoo idil.🥹🤍🫶🫂
Qoraalada aan soo geliyo Maka Heshaan
Final Results
67%
Haaa aad iyo aad
3%
Kama helin
14%
Soo badi
15%
Naga badal mawduucyadan
Jacaylka adaa ibarayy
Adaa beerkayga Dagayy
Kuu baahdee hayga baaqan❤️
Ka fiirso qofkaaga saxda 😞❤️
waxaad igu abuurtay dareen
kasoo lamagac baxay jacayl
waxad itustay kalgacayl kaasoo igeliyey farhad🥹❤️❤️😢🙈
Adoo u uxiisay wada hadalkii, iska warhayntii iyo is weheshigii hadana ma xasuusataa inuu xidhiidhkiinii waa hore dhammaaday?😢💔

Qalbigu maku dhahaa wehelkaagii dib ugu laabo hadana maskaxdu maku tidhaa may oo makugu qancisaa khaladka in aanad adigu lahayn? 💔🥹

🦋 HABEEN WNGZN🦋⭐️

❤️ ㅤ    💬ㅤ       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

@xaqiiqadanolosha
KU JECLIYAA XABIIBI.

Waxaan Ogahay inuusan jirin, Qof Qalbigeygu u tabo, sida uu Adigu kuu tebo.🥹❤️‍🔥🔐

Waxaan Hubaa, Cid walbana aan u sheegaa, inaad tahay, Qofka keliya ee i baray jacaylka Naxariista ku dheehan.😩❤️

Markaan muuqaaga ama fariimahaaga waayo, waxaan dib u Akhriyaa, Fariimihii hore ee ina dhex maray, waxaana ka helaa Farxad, oo waxaan u dareemaa sidii Adigoo ila hadlaayo.😍❤️

Waan ku jeclahay, Qalbigeyga Qofkuu tabona waa Adiga, waan ku rabaa, Riyadeyda Qofka keliya ii rumeyn karana waa Adiga, Indhaheygu ma arkaan Ruux kale, Ogoow waxaad ii tahay il Doogsi, Ku jecliyaa Xabiibi.🥺🫂❤️

-Galab wngzn🥰🤍

♡ ㅤ   ❍ㅤ      ⌲
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
Hadaan bartey cashaqo ❤️‍🩹
Ka bixiyey bogeygo💔
U bandhigey dadka dhibkiso💘
Bukanku helayo ka baadho🤕
Buugban ka heley wadnaha bidixo🫁
Cinwaankisu yahay IGA baano
Cashaqa ♥️👍💥🩸❤️💓

@xaqiiqadanolosha
’"Qofba qofka uu ka salli badan yahay ayuu Akhiro Nabiga uga dhaw yahay." Aan badino saliga nabiga.

Sheekh Mustafe Xaaji.

الَلَـﮬ̲̌ﮧَـم صَلِّ وسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ 💓
أنَا بحب وحده بس بهي الدّنيا وهي إنتي... ❤️🫵😘

𝖠𝗇𝗂𝗀𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗇 𝗄𝖺 𝗃𝖾𝖼𝗅𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖽𝗎𝗇𝗂𝖽𝖺𝗇 𝗁𝖺𝗅 𝗊𝗈𝖿 𝗄𝖺𝗅𝗂𝗒𝖺. 𝖰𝗈𝖿𝗄𝖺𝖺𝗌𝗂𝗇𝖺 𝗐𝖺𝖺 𝖺𝖽𝗂𝗀𝖺 ❤️😭🫵
Dareenkii aan rabbey iyo baahidii aan qabayba adigaan kaa helay, doonistaydii iyo dookhaygiibana adigaa Noqday qali🥺❤️❤️
Dhamaan tiin zubax wangsn❤️
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
        🫧 Community ++ 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📮Somali Free Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Somali Librarians   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Xikmado iyo murti ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Kobciye Books        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Mucaashaq Jacayl↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dhiirigaliye nolol   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hoyga Farsamda    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aqoon Kobciye      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dunida suugaanta ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Quruxda islaamka   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 jacaylside channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 alxakiim channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮xaqiiqada Nolosha  ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dareen Side channel↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Som Motivation       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hassan Caashaq       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Qalbi Dhaye               ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qalbiyadeena          ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Guulaayso bet         ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kalimat Kariim        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aisha bin Ahmed    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Faiido Channel       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hogaan Dumar       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 albaani channel
     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dhaqan Wanaag     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dinteena suuban   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qoraalo kooban    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Nuxur Side FXV      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kaydka Qormo     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Ruuxda channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 MaanHage School ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete 🔝12hrs in channel
Waxaad tahay qosolkayga, aduunkayga, iyo indhahayga 🤎🦋