Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ
15.5K subscribers
1.13K photos
88 videos
5 files
110 links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanoloshaโค
Download Telegram
Waxaad ii Tahay Nolashyda

Waxaad II Tahay Qalbigaygaโค๏ธโ€๐Ÿฉน

Waxaad il Tahay Iftilkaygaโ˜€๏ธ

Waxaad II Tahay Nuurisadayda

Waxaad il Tahay Ruuxadayda

Waxaad II Tahay Dunidayda๐ŸŒ

Waxaad Il Tahay Hiigsigayda

Waxaad il Tahay Malabsantayda

Waxaad il Tahay Quruxdeyda

Waxaad II tahay Udgoobkayga

Waxaad il Tahay Lamaanahyga๐Ÿ‘ญ

Waxaad il Tahay FarxadaydaA

Waxaad ii Tahay Aayahayga

@xaqiiqadanolosha
ุฃุฑุงูƒ ุจู‚ู„ุจูŠ ูˆู„ูŠุณ ุจุนูŠู†ูŠ.... โค๏ธ๐Ÿซ€๐Ÿซ‚

waxaan kugu arkaaa qalbigayga mahan indhahayga...... ๐Ÿซ€๐Ÿ˜๐Ÿซ‚
Qofbaa wuxuu ku sinayaa farxad iyo jacayl asigona ku jaclen qofna wxa uu ka qarinayaa dareenkiisa isagoo si dhab ah ku jecel๐Ÿฅนโค๏ธ
Xiddigaha waa badan yihiin, laakiin dayaxu waa hal kaliya, saaxiibada ayaa badan, laakiin adiga ayaa ii ah kaliya โœจ๐Ÿ‚
Naftu waxay wehelkiisa Doontaa  kuna diirsataa; ruuxi la dabci ah, la dareen ah, la aragti ah, lur iyo ladnaana la wadaagi kara.โค๏ธ ๐Ÿฅฐ   

Magaboowo caashaqu๐Ÿฅฐ
Si ay naan u kala cidloon
Caajiska erayada tirtira
mar walba igu soo celceliโค๏ธ๐Ÿฅนโค๏ธ

โค๏ธ๐Ÿฅน
Waliga ha iska indha tirina qof mar walbo ku daneeya๐Ÿ˜ซ
Maalin baad ogaan doonta in aad lumisay dheyman ๐Ÿค•๐Ÿ™Œ

_โค๏ธ๐Ÿ˜ž
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waad mahadsantihiin intaad isoo gaadhsiiseen Garabkiina Alle Ha galo Alhamdulillah โค๏ธ๐Ÿฅฐ Kalay walal banaga tagin

We wait โŒ›20k. If allah say
Shalay waxay ahayd maalin qurux badan maantase waa maalin ka sii qurux badan. Shalay waxay ahayd maalin farxad badan maantase waa maalinta ugu farxada bdan nolosheyda. Shalay marka aan aan ku arkay waxay dareemay dareen, kaasoo igu dhaliyay farxad, farxadaasoo isu bedeshay inaan kuu qaado jaceyl waali ah. Shalay iyo beri waxaa u dhexeyso maanta, maantana waa maalinta aan kaa xushay dumarkoo idil.๐Ÿฅน๐Ÿค๐Ÿซถ๐Ÿซ‚
Jacaylka adaa ibarayy
Adaa beerkayga Dagayy
Kuu baahdee hayga baaqanโค๏ธ
Ka fiirso qofkaaga saxda ๐Ÿ˜žโค๏ธ
waxaad igu abuurtay dareen
kasoo lamagac baxay jacayl
waxad itustay kalgacayl kaasoo igeliyey farhad๐Ÿฅนโค๏ธโค๏ธ๐Ÿ˜ข๐Ÿ™ˆ
Adoo u uxiisay wada hadalkii, iska warhayntii iyo is weheshigii hadana ma xasuusataa inuu xidhiidhkiinii waa hore dhammaaday?๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Qalbigu maku dhahaa wehelkaagii dib ugu laabo hadana maskaxdu maku tidhaa may oo makugu qancisaa khaladka in aanad adigu lahayn? ๐Ÿ’”๐Ÿฅน

๐Ÿฆ‹ HABEEN WNGZN๐Ÿฆ‹โญ๏ธ โœ…

โค๏ธ ใ…ค    ๐Ÿ’ฌใ…ค       ๐Ÿ–‡
หกแถฆแตแต‰  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—   หขสฐแตƒสณแต‰

@xaqiiqadanolosha
KU JECLIYAA XABIIBI.

Waxaan Ogahay inuusan jirin, Qof Qalbigeygu u tabo, sida uu Adigu kuu tebo.๐Ÿฅนโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”

Waxaan Hubaa, Cid walbana aan u sheegaa, inaad tahay, Qofka keliya ee i baray jacaylka Naxariista ku dheehan.๐Ÿ˜ฉโค๏ธ

Markaan muuqaaga ama fariimahaaga waayo, waxaan dib u Akhriyaa, Fariimihii hore ee ina dhex maray, waxaana ka helaa Farxad, oo waxaan u dareemaa sidii Adigoo ila hadlaayo.๐Ÿ˜โค๏ธ

Waan ku jeclahay, Qalbigeyga Qofkuu tabona waa Adiga, waan ku rabaa, Riyadeyda Qofka keliya ii rumeyn karana waa Adiga, Indhaheygu ma arkaan Ruux kale, Ogoow waxaad ii tahay il Doogsi, Ku jecliyaa Xabiibi.๐Ÿฅบ๐Ÿซ‚โค๏ธ

-Galab wngzn๐Ÿฅฐ๐Ÿค

โ™ก ใ…ค   โใ…ค      โŒฒ
หกแถฆแตแต‰  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—   หขสฐแตƒสณแต‰
Hadaan bartey cashaqo โค๏ธโ€๐Ÿฉน
Ka bixiyey bogeygo๐Ÿ’”
U bandhigey dadka dhibkiso๐Ÿ’˜
Bukanku helayo ka baadho๐Ÿค•
Buugban ka heley wadnaha bidixo๐Ÿซ
Cinwaankisu yahay IGA baano
Cashaqa โ™ฅ๏ธ๐Ÿ‘๐Ÿ’ฅ๐Ÿฉธโค๏ธ๐Ÿ’“

@xaqiiqadanolosha
โ€™"Qofba qofka uu ka salli badan yahay ayuu Akhiro Nabiga uga dhaw yahay." Aan badino saliga nabiga.

Sheekh Mustafe Xaaji.

ุงู„ูŽู„ูŽู€๏ฎฌฬฒฬŒ๏ฎงูŽู€ู… ุตูŽู„ูู‘ ูˆุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ุณูŽูŠูู‘ุฏูู†ูŽุง ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏู ๐Ÿ’“
ุฃู†ูŽุง ุจุญุจ ูˆุญุฏู‡ ุจุณ ุจู‡ูŠ ุงู„ุฏู‘ู†ูŠุง ูˆู‡ูŠ ุฅู†ุชูŠ... โค๏ธ๐Ÿซต๐Ÿ˜˜

๐– ๐—‡๐—‚๐—€๐–บ ๐—๐–บ๐—‘๐–บ๐—‡ ๐—„๐–บ ๐—ƒ๐–พ๐–ผ๐—…๐–บ๐—๐–บ๐—’ ๐–ฝ๐—Ž๐—‡๐—‚๐–ฝ๐–บ๐—‡ ๐—๐–บ๐—… ๐—Š๐—ˆ๐–ฟ ๐—„๐–บ๐—…๐—‚๐—’๐–บ. ๐–ฐ๐—ˆ๐–ฟ๐—„๐–บ๐–บ๐—Œ๐—‚๐—‡๐–บ ๐—๐–บ๐–บ ๐–บ๐–ฝ๐—‚๐—€๐–บ โค๏ธ๐Ÿ˜ญ๐Ÿซต
Dareenkii aan rabbey iyo baahidii aan qabayba adigaan kaa helay, doonistaydii iyo dookhaygiibana adigaa Noqday qali๐Ÿฅบโค๏ธโค๏ธ
Dhamaan tiin zubax wangsnโค๏ธ