Xaqiiqada Nolosha💛💯
15.6K subscribers
1.14K photos
88 videos
5 files
111 links
Soo dhawoow, Nagu soo biir🤗
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha
Download Telegram
Waxaad Igeysay Meel Fog 🙂
Waxaan Kuu Balan Qadayaa Inaan
Masixidoono Dhamaan Xasuusahaaga
Nolosheyda Dhan Aan Kamasixidoono
Wax walbo Nasoo Dhaxmaray , Waxaan wax Walbo Usameyay Sidaan Adiga Kuu Ilaashan Lahaa , Wax walbo Waxaan Ugu Samrayna Si Aan Ukala Fogaan , Marwaliba Waxey Nafteyda Jecleyd Iney Kusiiso Naxariis iyo Jaceyl Badan Markasto Waxaan Ku Riyoonjiray Inaan Kuwada Nolaano Nolol qurux Badan iyo Mustaqbal Wanaagsan , lakiin Ma awoodo Halahaan Kadib Naf Aniga Iqiimeynin Ina Rabin Inaan Kadabo Ordo Oo Akteyda Waxba Ka aheyn 💔 Waxaan Filaa Waxaad Heysataa Meel AAD Farxad Ku Dareemeyso , Meel Aniga Iga Fiican Waxaan Ku Rajeynayaa Nolol Ka Qurxoon Mideyda , Ku Nolow Farxad Iyo Naxariis Nabadgalyo 💔 Adiguna Ayaankaa Anigana Nasiibkey Macsalaamo😩🥺
Ka helitaanka ruux waa dabci iska caadi ah balse ka helitaanka ruux naftaada fahmaayo dabeecadaada kuugu daryeelayo kuuna fahmaayo adiga oonan hadlin ixtiraam kuu muujinaayo naftaada kulana kaftamaayo waa hadiyad aan si fudud lagu heli karin❤️😘
Beerkiyo wadnahayga
Bogiyo ruuxda💋🥰
Badhtamaha saablaydiyo🖤😔
Badiba adiga yeesho
Bilaahi adigan ku rabaa
Baxsanow daraada🥺❤️
Boqol nafood iyo 🫀🫶
Balaadkoo idil 🖤
Bilaahi adigan kaa doortee
Baxnaani caashaqa🥺
Baylahdana ka dhawr🌸🥀
Bogan waydey ruuxdani hurdada
Birkina kuladi waydaye 💋
Bashar baa tahay aan ubogo 🫀🫶
Badiba ruuxdeyda adiga ku baaho
Baxsanow jaceyl ku beere😭🫂
Baxnaani caashaq...❤️‍🩹🥺

@xaqiiqadanolosha❤️
Runtii waan heystaa boqorada ugu fiican dunida waxaad suldaaamad utahay Qalbiga
Sababtoo ah qalbigeyga mayaqaano qof aan adiga aheyn❤️🥰
Dumar taan ka doortay
Danteydii ii horseeday
Dabiib ii noqotay♥️❤️‍🩹
Daryeel taan ka helay😚
Dunida ii iftimisay🪻🌹
Danteyduu waa
Doonistaada❤️‍🔥🩵
@xaqiiqadanolosha
Xubigu waa Deeq illaah
Durjiga Hoosuu Dagaa
Qalbiga Dacalkiisa iyo
Damiirka ayuu maraa
Daciif baa loo Noqdaa
Hadii aan daryeel la helin
Duntiisu Wanaagsanaa
Markii Lays Daadahshoo
Dawiyo Nolol fiicanaa
Markii Daacad loo Noqdoo
Xubigu Dawo fiicanaa❤️🫂💍

@xaqiiqadanolosha
Waiting for...... 📖📚
Naxariista Daacadnimada iyo Daryeelka Dhankaaga iiga imanaya aya iGa dhigaya Maxbuus Xabsi kuugu xidhan, Waxaad igu xidhaysaa Xasuuso iyo kayd qalbigayga Marba dhnc u badalaya🥰😘
@xaqiiqadanolosha
Jimcihii udanbeyey bisha Ramadan Allow acmaasha naga aqbal ,Inta dhibana dhibka ka qaaad 🥹🥰

#Ramadan Mubarak
#EID COMING SOON
Ka helitaanka ruux waa dabci iska caadi ah balse ka helitaanka ruux naftaada fahmaayo dabeecadaada kuugu daryeelayo kuuna fahmaayo adiga oonan hadlin ixtiraam kuu muujinaayo naftaada kulana kaftamaayo waa hadiyad aan si fudud lagu heli karin❤️😍
Ogoow qof waliba waxa uu leeyahay sheeko xanuun badan lkn adiga waxaad arki kartaa oo kaliya dhoolacaytiisa qofkaas, lkn ma ogaan kartid xanuunka gudihiisa ku jira oo uu dareemayo🥺
@Xaqiiqadanolosha
#Sidik.
Eid Mubarak كل عام وانتم بخير. ❤️🌻🌹
Maxay noloshu🌎 iigu ogalaan wayse goor hore la jirkaada waxaad tahay ilays aniga👨‍💼 iqaas ah iyo qorax☀️ ii ifisa ruuxdayda.❤️

Eid Mubarak
@xaqiiqadanolosha
"Marka Aad Hesho Qofkaagii Saxda Ahaa Alle Hanagu Arsaaqo Jaceyl Dhab Ah, Jaceyl Daacad ah iyo Qof wanaagsan Oo Qalbi Saafi Ah,

JANNO ❤️
Baxsantaa jeclaayee
Caashaqeedu ka harsan waayey
Wacalaa iyo war iguu beerayee
Intaa duurka aan galin dugaagta
Wahel la noqon.Maad iga soo
gaartidoo garab noqotid.💔♥️
         @xaqiiqadanolosha
ڪانَ وجودُك يُشعرني بِڪَمال الأشيّاء ، بأمنِ الطُرقات ، بِخفة الوَقت وجمال الاشياء 🎼♥️!

Joogitaankaaga waxa ay i dareensiisay sida ay wax u qumman yihiin, badqabka waddooyinka, iftiinka wakhtiga iyo quruxda waxyaalaha 🎼♥️!
Dhoola cadeyntaada quruxda badan ayaa furaysa albaabka wadnahayga taabashadaada dabacsan
waxay furaysaa daaqada naftayda. I rumayso, wax badan ayaan kuu xiisay,💯🥰🦋
Adaan koonka kuu jecelahy
Qalpigana kali baad ku tahay
Karaamaan kuu hayaayoo
Korkaad iisaaran tahy
🫂💍💗
Sida aan uga dhex arko hablaha kalle.>❤️
Soo gal laabta si aan kugu akhriyo sheekooyinkii jaceyl ee Dunida ka dhacay, oo ay ka mid tahay qisadeena gacaliso ❤️🫂🌷.
Madal aad ka helayso fariimo diimeed, taariikheed, murti iyo waydiimo aqooneed.

Kusoo dhawoow Minbar
Igu biira Azxapy wax yar iga hadhay 500 subscribe

https://t.me/Minbar_0