Su'aalo.
4.27K subscribers
10 photos
1 video
7 files
40 links
Kanaalka waxaad ka helaysaa su'aalo iyo jawaabo afsoomaali ku qoran.
Download Telegram
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎


DHAMAN DADKA KU JIRA groupka SALAN KADIP DHAMAN ASXPTA QALIGA AH WAXAAN OGAYSIINAYNAA
IN AAY DIB U BILAABAN DOONAN SU AALIHII KA BIXI JIRAY HALKAN LAG BILAABO BARE MARKAY SACADU THY 9:30 waxaan soo galin doona 3su aalood inshallah


Halga raali noqdo intiii aan kala maqnayan 🙏🙏🙏🙏🙏


Wixii talo ah halkan ku soo dire inshallah


@cabdale08
SU AALAH MANTA WAA SIDAN SOO SOCTA FADLAN ISKU DAY SU AASHAN

#WEYDIINTA158

WAXAAD SHEGTAAN IN {{AAYADOOD }}EE AAY KA KOOBANTAHAY SURTUL ANFAL الأنفال



#WEYDIINTA159


waxaad sheegtan inta { ERAY} EEE AAY KA KOOBAN TAHAY SURTUL ANFAL الأنفال


#WEYDIINTA160


WAXAAD SHEEGTAA INTA AAY KA KOOBAN TAHAY XURUUFTA SURTUL ANFAL الأنفال




KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN HOOSE

👇👇


@cabdale08
GUULAYSTAH MANTA WAA SIDAN  



1... ❤️❤️Suleikaa Mohammed❤️






#WEYDIINTA158

WAXAAD SHEGTAAN IN {{AAYADOOD }}EE AAY KA KOOBANTAHAY SURTUL   ANFAL  الأنفال



#warcelint158


waa aayadah 75




#WEYDIINTA159


waxaad sheegtan inta   { ERAY} EEE AAY KA KOOBAN TAHAY SURTUL   ANFAL   الأنفال



#warcelint159

waa 1631 Eray








#WEYDIINTA160


WAXAAD SHEEGTAA  INTA AAY KA KOOBAN TAHAY XURUUFTA   SURTUL  ANFAL   الأنفال




#warcelint160



Xuruufteeda   waa   5294




MAHDSANIDIN









❤️DHAMAAN ASXPTA INTA KA JAWAAPTAY IYO INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH




@cabdale08







5:55  💯💯
SU AASHA MANTA WAA SIDA SOO SOCTA ASXAAPTA QALIGA AH 




#WEYDIINTA161


waxaad sheegtan sandkii aay soo dagtay surtul التوبـة






KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN  HOOSE 👇👇👇👇👇👇👇👇👇



@cabdale08
GUULAYSTAYAASHA MANTA WAA SIDAN  



1... ❤️❤️Suleikaa Mohammed❤️

2.....BRO FAYSAL

3.....Mohamed Jama


#WEYDIINTA161


waxaad sheegtan sandkii aay soo dagtay surtul  التوبـة





#warcelint161


Suuradan Al-Towba waxey ku soo Dagatay Magaalada Madiina Sanadkii 9aad Bishii Shawaal, marka laga Reebo labda Aayadood oo kala ah:128 iyo 129 oo makiya ah



MAHDSANIDIN






❤️DHAMAAN ASXPTA INTA KA JAWAAPTAY IYO INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH






@cabdale08







7:37  💯💯
SU AASHA MANTA WAA SIDA SOO SOCTA ASXAAPTA QALIGA AH 




#WEYDIINTA162

SHEEG NABIGAمُحَمَّد ﷺ

IYO ABUUBAKAR SADIIQ RC Ninkii cayrsaday MARKII AAY HIJROONAYEEN





KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN  HOOSE 👇👇👇👇👇👇👇👇👇



@cabdale08
GUULAYSTAH  MANTA WAA ANIGA UUN  WAAYO  WAA LAGA  SOO JAWABI WAAYEY XAQIIQO  



#WEYDIINTA162

SHEEG   NABIGAمُحَمَّد    ﷺ

IYO ABUUBAKAR  SADIIQ RC   Ninkii cayrsaday  MARKII   AAY HIJROONAYEEN 




#warcelint162


SURAAQA BIN MAALIK




MAHDSANIDIN






❤️DHAMAAN ASXPTA  INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH






@cabdale08







6:49 pm  💯💯
SU AASHA MANTA WAA SIDA SOO SOCTA ASXAAPTA QALIGA AH 




#WEYDIINTA163

SHEEG  XAASKII NABIGEEN مُحَمَّد   ﷺ
EE HOOYO CAASHO RC AAYADIHII LAGU BARIYEELAY SUURDAY KU JIRAAN ?!!!!!!







KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN  HOOSE 👇👇👇👇👇👇👇👇👇



@cabdale08
GUULAYSTAYAASHA MANTA WAA SIDAN  



1... ❤️❤️Suleikaa Mohammed❤️

2 Xafsa Cabdinaasir Cumar


3 Moha Ibnu Ise

4 مريم رون حسن .





#WEYDIINTA163

SHEEG  XAASKII  NABIGEEN مُحَمَّد   ﷺ
  EE HOOYO CAASHO RC   AAYADIHII   LAGU BARIYEELAY   SUURDAY  KU JIRAAN     ?!!!!!!



#warcelint163

Waa surtul AL NUUR LAG BILAABO AAYAD 11 ILAA AAYAD 26




MAHDSANIDIN




❤️DHAMAAN ASXPTA INTA KA JAWAAPTAY IYO INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH




@cabdale08







5:38 pm   💯💯
SU AASHA MANTA WAA SIDA SOO SOCTA ASXAAPTA QALIGA AH 




#WEYDIINTA164

Waxaad sheegtaa duulaankii (Qaswadii) ugu danbeeyey ee Rasuulku duulo?

KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN  HOOSE 👇👇👇👇👇👇👇👇👇



@cabdale08



1:18 PM
GUULAYSTAYAASHA   MANTA WAA  SIDAN 

1.....Suleikaa Mohammed

2.....مريم رون حسن .

3.....Asaadud-diin

4.....AD


#WEYDIINTA164

Waxaad sheegtaa duulaankii (Qaswadii) ugu danbeeyey ee Rasuulku duulo?




#warcelint164

WAXAAY AHAAYD QASWADII TABUKA SANADII 9AAD EE HIJIRIYADA





MAHDSANIDIN






❤️DHAMAAN ASXPTA  INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH






@cabdale08







6:48  AM   💯💯
SU AASHA MANTA WAA SIDA SOO SOCTA ASXAAPTA QALIGA AH 




#WEYDIINTA165

Waxaa sheegtaa Saxaabigii arkay Masiixuddajaal waqtigii Nabigaﷺ?

KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN  HOOSE 👇👇👇👇👇👇👇👇👇



@cabdale08



9:52  PM
GUULAYSTAYAASHA   MANTA WAA  SIDAN 

1.....Suleikaa Mohammed

2......AD

3......Gouled ALI

4.....╚»«╝ maxamad ╚»«╝

5.......BRO FAYSAL

6....... Nasta😍



#WEYDIINTA165

Waxaa sheegtaa Saxaabigii arkay Masiixuddajaal waqtigii Nabigaﷺ?







#warcelint165


TAMIM BINU AWS AL DARI

تميم بن أوس الداري








MAHDSANIDIN






❤️DHAMAAN ASXPTA  INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH






@cabdale08







8:55 AM   💯💯
Live stream started
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎


SALAN KA DIP BARI INSHALLAH SU AALO BAA INOO JIRA





@cabdale08
SU AASHA MANTA WAA SIDA SOO SOCTA ASXAAPTA QALIGA AH 




#WEYDIINTA166

WAXAAD SHEEGTAN INTA AAYADOODO EE MAGACAC NABI AADAM CS LAGU SHEEGAY


KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN  HOOSE 👇👇👇👇👇👇👇👇👇



@cabdale08



9:55  PM
GUULAYSTAYAASHA   MANTA WAA  SIDAN 

1.....Suleikaa Mohammed❤️❤️

2......AD

3......Xafsa Cabdinaasir Cumar

4.....Mr fly

5.......BRO FAYSAL








#WEYDIINTA166
 
WAXAAD SHEEGTAN   INTA AAYADOODO    EE   MAGACAC       NABI AADAM  CS      LAGU  SHEEGAY   





#warcelint166


Nebi adam CS waxaa lagu shegay quraanka 25jeer, waxaana lagu xusay 7suuradood,








MAHDSANIDIN






❤️DHAMAAN ASXPTA  INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH






@cabdale08







8:37 AM   💯💯
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎


DHAMAN DADKA KU JIRA groupka       SALAN KADIP   DHAMAN ASXPTA QALIGA AH WAXAAN   OGAYSIINAYNAA  
IN AAY DIB U BILAABAN  DOONAN SU AALIHII KA BIXI JIRAY HALKAN LAG BILAABO     BARI   MARKAY SACADU THY  9:00 waxaan soo galin doona 

  5 SU aalood inshallah 


Halga raali  noqdo    intiii aan kala maqnayan 🙏🙏🙏🙏🙏


Wixii talo ah halkan ku soo dire inshallah  


      @cabdale08
SU AASHA MANTA WAA SIDA SOO SOCTA ASXAAPTA QALIGA AH 




#WEYDIINTA167


  waxaad sheegtan imsa jeer baa  qur aanka lagu xusay   magac   Alle     eee     ah   {Al QAYUUM}





#WEYDIINTA168


waxaad sheegtan injeer  ee quraanka lagu xusay  kalmad ah  

{  Qalam       }



#WEYDIINTA169

Waxaad sheegtaan injeer   ee laguxusay QUR AANKA    Erayga   

{ RAXMAAN }



#WEYDIINTA170

Waxaad sheegtan imisa  jeer   baa qur aanka lagu   xusay 

{ AL ARDU}





#WEYDIINTA171


WAXAAD SHEEGTAAN   Magac saxaabigii hogaaminayey    ASXAABTII LOO DIRAY  dalka    CHINA  xiligii   uu xukunka  islaamku  uhayey    CUSMAAN  BINU CAFAAN





KUNA SOO DIRE JAWAABTA HALKAN  HOOSE 👇👇👇👇👇👇👇👇👇



@cabdale08



10:07 AM
GUULAYSTAYAASHA   MANTA WAA  SIDAN 

1.....❤️❤️AD❤️❤️


2.......    ❤️❤️    Xafsa  Cabdinaasir Cumar❤️❤️



#WEYDIINTA167


  waxaad sheegtan imsa jeer baa  qur aanka lagu xusay   magac   Alle     eee     ah   {Al QAYUUM}




#warcelint167

waxaa lagu xusay 3 jeer.




#WEYDIINTA168


waxaad sheegtan injeer  ee quraanka lagu xusay  kalmad ah  

{  Qalam       }





#warcelint168

waxaa lagu xusay 4 jeer.




#WEYDIINTA169

Waxaad sheegtaan injeer   ee laguxusay QUR AANKA    Erayga   

{ RAXMAAN }



#warcelint169


waxaa lagu xusay 169 jeer.



#WEYDIINTA170

Waxaad sheegtan imisa  jeer   baa qur aanka lagu   xusay 

{ AL ARDU}






#warcelint170

waxaa lagu xusay 228 jeer.



#WEYDIINTA171


WAXAAD SHEEGTAAN   Magac saxaabigii hogaaminayey    ASXAABTII LOO DIRAY  dalka    CHINA  xiligii   uu xukunka  islaamku  uhayey    CUSMAAN  BINU CAFAAN



#warcelint171



wuxuu ahaa sacad ibnu abii waqaas.





MAHDSANIDIN






❤️DHAMAAN ASXPTA  INTA ISKU DAYDAY WAAD KU  MAHAD SANTIHIIN SHUKRN DHAMAN ASXPT QAALIG AH






@cabdale08







10:16 AM   💯💯
MANTA WAXAYNU BARNAYNAAA QAYPO KA MID AH XIKMADO LAGA QORAY.
[ Sheikh Mustafe Xaaji Ismaciil ❤️♥️ ]


1. ” Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo”.

2. ” Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa”.

3. ” Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan”.

4. ” Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku, meeday barwaaqaada ay sheegaayaan ” ?



5 ....Hadday jannadu tahay meesha qofka lagu nimceynayo, caddaabtuna ay tahay meesha qofka lagu ciqabayo, Addunyaduna waxay tahay meesha qudha ee la isku imtixaanayo".



6. ” Dadka kuwa ugu hantida badan Aya ah kuwa ugu hurdada yar “.

7. ” Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah , qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha”.

8. ” Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha “.

9.” Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay. “

10. ” In Hooyo la noqdaa waxay ka Qurux badan tahay inaad noqoto injineerad “.

11. ” Nin walba qabiilkiisa inta la dulmiyay buu ogyahay, laakiin se ma oga intay dulmiyeen ee aay Aakhiro u direen “.

12. ” Quraanka haddii aad akhrido, qof Rabigii u waramaayo ayaad tahay bal qiyaas Rabigaa oo kula hadlaaya oo ku waramaaya “.


13. ” Ilmaha inaad Guri uga tagto waxa ka qiimo badan inaad Diin uga tagto, inaad dhaqaalo u samayso waxa uga qiimo badan inaad isaga qof ka dhigto jira oo nool oo Muslim ah. Haddii uu qof Muslim ah noqdo oo Naftiisa ku kalsoon meel uu seexdo iyo wax uu cuno isagaa raadsanaayo “.

14.  ” Jaamacad baan ka baxay, shahaadaan qaatay, shaqo fiican baan helay war waad tagaysaaye waxaas oo dhan waa maalmo, maalin ama maalin badhkeed ayay nolosha oo dhan kula noqon marka qiyamaha lagu weeydiyo, oo nolosha ma maalin badhkeed bad dooratay marka “.

15. “In xaafad kasta laga dhiso toddoba Masaajid oo aan qaar-kood cidi ku tukan waxaa dhaanta adoo dhisa wado dadku maro, oo ka gaadhiga wata aanu gaadhigu kaga jabin ka maskiinka ah ee lugaynaayana aanu ku dhibtoon.







Nooo reeb inta aad ka hayso sheikh waa muhiim wllky wllshy



Sheikh Mustafe Xaaji Ismaciil ❤️♥️


Kuna soo. Dire halkan




@cabdale08





8:12  AM