Waayaha AddunkaπŸŒ’πŸŒŽ
7.55K subscribers
504 photos
24 videos
2 links
Bani aadamka waa hilmaamaa ayaamihii ugu adkaa noloshiisa balse ma hilmaamo marnaba qof asiga u arkey daciif🫑

4/4/2016 Mom Without You I’m Nothing πŸ₯²

RetWan✍️
https://t.me/wayahaadunka

WhatsApp number +251933875543
Download Telegram
Wakhtiga adag iyo waayaha Addunka

Mararka qaar nolosha waxaad kala kulmaysaa xiliyo aad u adag dhamaan wadooyinka noloshu waxay noqonayaan kuwo ay ku gadaaman yihiin mugdiyo aad u cabsi badan

Waxay kaa dhigaysaa noloshu mid la nool marwalba dhaawacyo aan lahayn dhamaad waxaa kaa lumaaya iftiinkii farxada
Waxaad wayaysaa wakhtiyadii quruxda badnaa eed nolosha ku soomaray kuwii ahaa garbahaaga way ka tagayaan
Wehelkaaga dhabta ahi wuxuu noqonayaa cidlooyinka waayuhu waxay kaa dhigayaan mid kali socod ah xiliyada ay dadku hurdaan waxaad wehel ka dhiganaysaa xidigaha maqalka iyo codadka aad dhagaysigooda daganaansho ku dareemaysana wuxuu ahaanayaa

Mowjadaha iyo guuxa dabaysha iyo shanqarta dhirta ay caleemahooda dabayluhu ay lulayaan waxaad noqonaysaa mid aamusnaanta la kaliyoobay marwalba waxaad baadi goobaysaa ilays aad ku raadiso dariiqii aad umari lahayd farxada
Iyo heli taankii maalmihii quruxda badnaa iyo rajadii carafta badnayd 🫑

RetWan✍️
Dunidaan wax jacayl iyo kalsooni la dhoho way ka tirtirmeen, adigana waxaad noloshaada ka tirtirtaa calaacal iyo daacadnimo, hadii kale waxaad daris la noqon doontaa qalbi jab iyo bahdilaad🫑

RetWan✍️
I Aamin ShP Haddii aad dayacdo, way tagaysaa xitaa haddii ay jacayl kuu qabto🫑

RetWan✍️
Gob inaad noqotaa waa jid qodax leh oo aan dhamaad laheyn ilaa aad aduunka ka dhamaato.., ma aqaan sababta aynu sidaas oo dhan gob ugu nahay, noloshu waxay inagu qasabtey inaynu noqono gob gumaysan..waxaynu habeenkii seexanaa inagoo lulayna baalasha lahashada iyo qaracnaanta, waxaynu toosnaa inagoo walaac iyo baqdin baahsan ka qabna la kulanka maalin kale oo xanuun badan, hadana weli raali baynu ka nahey xaaladaheenan kagan, mana jirto wado aan aheyn aqbalista burburka oo inoo furani, xanuunkaasi waa mid inaga dhigay gob inana dareensiiyey inanay jirin cid u qalantaa ..waa mid inaga dhigay dad aan ogaleyn inay la kulanto halaagaas oo kale cid la mid ahi, waana sababta aynu nabada iyo xasi loonida aynu inagu la.anahey ugu rajeynayno kuwii ina dulmiyey ee ina dhigay ba.a uu busoolka iyo boholyowga aynu iyaga u qabnaa dheer yahey🫑

RetWan✍️
Abaalmarinta ugu wanaagsan ee uu qofku siin karo saaxiibtiis, Ama saaxiibked waa waqtikiisa, dareenkiisa iyo jacaylkiisa Balse inta Badan dadku Qofkaa waxay u Yaqanaan Nacas🫑

RetWan✍️
Wuxuu yidhi : xaqiiqatan waxan kaaga cabsanayaa inaad waydo wax hadda kula fudud oo dhawaan heliddiisu kugu adkaato, waana jacaylka aan kuu qabo. Runtii qof nasiib leh baa hela qof jeclaada, jacaylkaas oo dhab ah. waan ku baryayaa iga daa ciyaarta oo igu ixtiraam ugu yaraan inaan kujeclahay Balse Wakhtiga isaga ah waxay u haysatay Qof aan dhanayn Ugu dampayn hada iyada Leh Waxan jeclaan lahaa INaad Hal Daqiiqo Oo Noloshada Ah aad i siiso si Aan kugu sharaxo in Aan khalad Wayn ka galay Nasiip Xumo Hada Wax walba way dhamadeen 🫑

RetWan✍️
Adunka iyadan Ugu JeCla ka Hor intii ayna bilaabin in Ay qadato hadalada Ay ka maqasho suuqa io dadka aan ogolayn iNay Heshay Mid Ka Mida dadka kuwooda Ugu dacadsan badanaa Oo Badanaa kuwo ay Kala geeyen dadyow qora xogaha naxligu🫑

RetWan✍️
Waxan gaaRnaY 1000 oo walalo ah wad mahadsantihin dhaman asxpta inta cusub welcome asxpta horeY Nola jogty neh mrkle welcome 🫑

RetWan✍️
Dhawacyadan Korkeena ka muuqda kuwa nagu dhuftay Waxan odhan karnaa way xanaaqen Balse kuwa Qalpiyadeena dhawaca maxan nidhahnaa Iyana?🫑

RetWan✍️
I aamina Inta badan xanuunada aynu marno ama aan Dareeno waa wax aynu Dooranay🫑

RetWan✍️
Hal qof Oo Aad Kalsooni Buuxda Siisa Ayaa Sababi Kara,
In Aad Aamini Weydo Dadka Kle Rag Io DumarBa

Iigu caawi sida aad iiga marantay aneh in aan kaaga maarmo naftu doqon Sanaa ruux u daran u doonasho badanaa

Qofkan ku moday mad noqon🫑

RetWan✍️
Marwalipa Oon Dareemo Murugo garapkagan Ahy Ayay i Dhihi jirtay ilaa ooy Murugadayda iyada SaPapteeda lahaatay I Aamin Hadan Garap u Baahnahay🫑

RetWan✍️
Haddii ay ku xumeeyaan ama ay kuu geystaan ​​xanuun badan, iskaga tag Adiga Oo cafiyay waxaa Hupaal ah in Ay Raadintaada Ay ku Daali Doonan ogoowna Allha Wuxuu jecel Yahy Kuwa Wax Cafiya🫑

RetWan✍️
Si kasta Oon ku cafiyo, kaama tirtireyso dambigii aad u gaysatay qalbigii dartaa u silcay waayo badan 🫑

RetWan✍️
Waxad Mudo Badan igu celcelin jirtay Hees Ka Mida Heesaha Aan Wakhti Xaadirkan aadka u jeclahay Oo Dhihi Jirtay [illaha Ha iGu Simo iNan ku ArkEe Qalpiga ka ilaali Walaac idilkii] Balse Ugu Dampay Wd I Aragtay Wanad i Walaac galisay Wax Walpa Oo ina Dhax Marayna Maaha mid La ilaawi karo 🫑

RetWan✍️
Waxaad Balan ku Qaaday inaadan i dhaawici doonin i cidlayn doonin kadiban kaga waramay dhamaan xanuunadayda io sheekadaydapa Ugu Dampayna isla Adigii baa i dhawacay🫑

RetWan✍️
Dhamaanteen waxaaynu nahay Mucashaqiinta loogu dhaartay Inan laga tagayn hadana si cad looga Tagay🫑

RetWan✍️
Kama xumi Inaad iska Kay fogaysay Lkn waxan aad Uga xumahay inan Aniguna kula ficiltamay oon ka fogaaday🫑

RetWan✍️
Waxad I Tustay SapapO Badan Oo aan Kaga Fogaan Karo Ugu Dampayna Wan Baxay🫑

RetWan✍️
Ma’ahan Waxa aan Ka Shalaynayo Dhawaca Aad ii Gaysatay Ee Wakhtiga iO Waayaha aaN kugu Bixiyaya iO Sidadaad ila Dhaqantaypan ka Shalaynayaa🫑

RetWan✍️