Uukow Technology Solutions UTech
1.14K subscribers
9 photos
2 links
Smart Solutions. Strong Support.
Download Telegram
๐ŸŽ‰ SPECIAL OFFER ๐ŸŽ‰

๐Ÿ’ป Ku hel Full Website oo dhammeystiran kaliya $300 ( $500 โŒ)

โœ… Full Website Development
โœ… Domain & Hosting FREE
โœ… Mobile & Tablet Responsive
โœ… Modern & Professional Look

๐Ÿš€ Hadda waa waqtigii aad ganacsigaaga online ugu soo bandhigi lahayd muuqaal casri ah! UTECH waxay kuu fududeynaysaa inaad hesho website dhameystiran oo ku habboon macaamiishaada.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: +252 613 888 976
๐ŸŒ social media: @uukowtech
โค6
Ma ogtahay in website-kaaga uu yahay wejiga ugu weyn ee ganacsigaaga ee internet-ka? ๐Ÿ˜Ž
Laakiin halisaha sida cyber attacks, malware, spam bots, iyo server-ka oo hoos u dhaca waxay keeni karaan in macaamiishaadu kalsoonida kaa lumiyaan. ๐Ÿ›‘

Haddaba maxaan kuu haynaa? ๐Ÿ‘‡
โœ… 24/7 website monitoring & protection
โœ… Ka hortag weerarada hackers-ka iyo malware
โœ… Backups joogto ah si aan u badbaadino xogtaada muhiimka ah
โœ… Firewall adag oo ilaalinaya website-kaaga
โœ… Support joogto ah oo degdeg ah markaad u baahato

๐Ÿ’ป Utech waxay kuu balanqaadaysaa inaad ku nasan karto adigoo og in website-kaaga uu ku jiro gacmo aamin ah.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta: +252 613 888 976
๐Ÿ“ฉ Ama nagala soo xiriir social media: @uukowtech
โค8
Waxaan si rasmi ah u dhammaynay website-ka shirkadda SUNEX โ€“ Somali Utility Nexus Consultant.

Website-kan wuxuu astaan u yahay:
๐Ÿ”น Naqshad casri ah oo xirfad leh
๐Ÿ”น Waayo-aragnimo fudud oo ku habboon booqdayaasha
๐Ÿ”น Ku shaqeynaya si fiican qalab kasta โ€“ Mobile, Tablet & Kombiyuutar
๐Ÿ”น Macluumaad dhammeystiran oo si nidaamsan loo habeeyey

UTECH waxay ku dhistaa website qurux badan oo ammaan ah, si xirfadaysan loo dhisay, kuna habboon baahida ganacsigaaga.

โžก๏ธ Hadda adigana waa fursaddaada!
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: +252613888 976
๐Ÿ“ฉ Telegram: @uukowtech
๐Ÿ“ฑ Social media: @uukowtech
โค2
Ka faa'ideyso big discount hada whatsapp-ka nagala so xiriir +252613888976
โค2
Green Media Initiative (GMI) waxay mahadcelin gaar ah u jeediyeen Uukow Technology Solutions kadib dhisidda website-kooda quruxda badan ee gmi.so ๐Ÿ’ปโœจ

Waxaan ku faraxsanahay in aan kaalin weyn ka qaadannay tayaynta iyo horumarinta muuqaalka & shaqada website-ka!

๐Ÿ’ผ Adigana ha ka harin! Hadda nala soo xiriir si aan kuu dhisno website heer sare ah!

๐Ÿ“ž +252613888976 | ๐Ÿ“ฉ info@uukowtech.com
#UTECH #ClientPraise #GMI #WebDesignExperts #uukowtech
โค3
๐ŸŽ‰ HAMBALYO Ardeyda Soomaaliyeed! ๐ŸŽ‰

Utech waxay bogaadinaysaa dhammaan ardeyda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare.
Waxaan ku faaneynaa horumarkiinna iyo guulaha aad gaadheen โ€“ idinkuna waxaad tihiin mustaqbalka ifaya ee dalkeenna! ๐ŸŒ๐Ÿ“šโœจ

Utech mar walba waxa ay garab idiin taagan tahay taageerada tacliinta, hal-abuurka iyo horumarinta xirfadaha. ๐Ÿš€

#Hambalyo #ArdeydaSoomaaliyeed #Utech #Guul
โค6
Uukow Technology Solutions UTech
Photo
๐ŸŒŸ KEYDGURI โ€” Building Trust, One Property at a Time! ๐ŸŒŸ

Ma ku dhibtootaa inaad si joogto ah ula socoto lacagaha kirada, kireystayaasha, iyo xaaladda guryahaaga?
Hadda dhibkaas waa laga baxay!
KeydGuri waa nidaam casri ah oo ay samaysay Uukow Technology Solutions (UTECH) si ay kuu fududeyso maamulka hantidaada si degdeg ah, ammaan ah, oo daahfuran.

๐Ÿ’ก Maxaa kuu fududaanaya markaad isticmaasho KeydGuri?

๐Ÿ”น Maamul kireystayaashaada si fudud โ€“ waxaad si degdeg ah u diiwaangelin kartaa, u arki kartaa, una maamuli kartaa dhammaan kireystayaashaada hal meel.

๐Ÿ”น Lacagaha kirada si habaysan โ€“ KeydGuri wuxuu kuu diiwaangeliyaa lacagaha la bixiyay iyo kuwa aan weli la bixin, wuxuuna kuu soo diraa digniino otomaatig ah.

๐Ÿ”น Xogtaada waa ammaan โ€“ dhammaan xogta hantida, kireystayaasha, iyo lacagaha waa la kaydiyaa si sir ah (encrypted) si aad u haysato kalsooni buuxda.

๐Ÿ”น Hel warbixinno faahfaahsan โ€“ waxaad ka daawan kartaa warbixinno maalinle ah, bille ah, iyo sanadle ah oo ku saabsan dakhliga iyo kharashka guryahaaga.

๐Ÿ”น Hel mar walba iyo meel kasta โ€“ haddii aad safar tahay ama aad shaqo ku maqantahay, waxaad ku maamuli kartaa hantidaada si online ah adigoo isticmaalaya mobile ama computer.

๐Ÿ”น Horumarinta kalsoonida iyo waqtiga - KeydGuri wuxuu kuu badbaadinayaa waqtigaaga iyo dadaalka, wuxuuna kaa dhigaya mulkiile casri ah oo la jaanqaadaya tignoolajiyada maanta.

๐ŸŒ Kuwa hore u doortay KeydGuri waxay yiraahdeen:

โ€œWaxaan hore ugu bixi jiray saacado badan kireeyayaasha, hadda hal daqiiqo ayaan ku maamulaa dhammaan.โ€
โ€œUukowTech waxay sameeyeen system aan rumeysan kari waayay fudeydkiisa.โ€

๐Ÿš€ Ku biir boqolaal mulkiileyaal ah maanta oo u wareegaya maamulka digitalka ah ee hantida!
Ha lumin fursadan โ€” KeydGuri waa xalka aad sugaysay.

๐Ÿ“ž La xiriir maanta:
๐Ÿ“ฑ +252 613 888 976
๐Ÿ“ง info@uukow.com
๐ŸŒ https://uukowtech.com๏ฟผ
๐Ÿ“ฒ Raac: @uukowtech (Facebook, Instagram, Telegram)

#KeydGuri #UTECH #UukowTech #PropertyManagement #MaamulkaGuryaha #DigitalTransformation #SmartLandlord #TechnologySolutions
๐ŸŽ‰ ๐๐‹๐€๐‚๐Š ๐…๐‘๐ˆ๐ƒ๐€๐˜ ๐’๐”๐๐„๐‘ ๐Ž๐…๐…๐„๐‘ โ€“ ๐ˆ๐ฅ๐š๐š ๐Ÿ ๐ƒ๐ž๐œ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ! ๐ŸŽ‰

Ganacsigaaga ma ku fikiray website xirfad leh? Tani waa fursad aan mar labaad imanayn!

๐”๐“๐„๐‚๐‡ waxay kuu haysaa ๐Ÿ•๐ŸŽ% ๐Ž๐…๐… Black Friday Deal gaar u ah dadka raba inay bilaabaan ganacsi digital ah ama kor u qaadaan midka ay hadda leeyihiin.
๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š $๐Ÿ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข $๐Ÿ“๐ŸŽ๐ŸŽ ๐š๐ก๐š๐š!

๐Š๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐š:
โœ“ ๐ƒ๐จ๐ฆ๐š๐ข๐ง ๐๐š๐ฆ๐ž (Sanad dhan)
โœ“ ๐–๐ž๐› ๐‡๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐  (Xawaare sare, Secure + Email Business)
โœ“ ๐–๐ž๐› ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง (Professional, Mobile-Friendly, SEO Ready)

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐จ ๐ฎ ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š?
- Website rasmi ah oo kor u qaadaya kalsoonida macaamiisha
- Ganacsigaaga oo si fudud loo heli karo 24/7
- Online presence u dhigma shirkadaha casriga ah
- Qiime aad uga hooseeya suuqa โ€“ 70% Hoos u dhac!

๐˜๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š?
UTECH โ€“ shirkad ku takhasustay Web Design, Development, Hosting & Digital Solutions.

๐ƒ๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š๐ง๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐Ÿ ๐ƒ๐ž๐œ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ.

Haddii aad ka fikirayso websiteโ€ฆ ๐‡๐€ ๐’๐”๐†๐ˆ๐! Qiimahaan dib dambe u soo laaban maayo.

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +252 613 888 976
๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š: @uukowtech
โค4
Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™

Dhammaan Maamulka iyo Shaqaalaha Uukow Technology Solutions (UTECH) waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan ummadda Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda qiimaha badan ee bisha barakaysan ee Ramadan.

Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suubban, hana inaga dhigo kuwii ka faaโ€™iideysta kheyrka iyo barakada bishan barakaysan.

Ramadan Kariim ๐ŸŒ™โœจ
๐Ÿ‘2