no face♣️
8 subscribers
3 photos
Waxad radisaba mar unbaad heli
Download Telegram
Mudo dhan ayan kala maqnayn
🔥2
Qalbi furan iyo gacmo furan🥰
🎉3
🥰2👍1💯1
Wax kaste oo aad qabanayso niyad wanaagsan ku ladh. Markaasuu camalkaasi micno iyo barako yeelanayaa if iyo aakhiraba. Niyadda wanaagsani waa Albaab deeqaha Illaahay laga galo. Laabta balaadhi, gacmaha kor u taago, wax kaste oo aad qabanaysana ku samir🥰
👏3👍1
Wax kaste oo aad qabanayso niyad wanaagsan ku ladh. Markaasuu camalkaasi micno iyo barako yeelanayaa if iyo aakhiraba. Niyadda wanaagsani waa Albaab deeqaha Illaahay laga galo. Laabta balaadhi, gacmaha kor u taago, wax kaste oo aad qabanaysana ku samir 🥰
🔥3🕊1
Naguso biir waxan raba inaan noloshada waxkabadalo😟
❤3🔥1
Channel name was changed to «Halgan💯»
👍
👏3
Nabiga (Scw) Wxuu Dhahay: " Qofkii Dhageysta Dad Warkooda ayagoo aan raali ka aheen oo dhibsanayan waxa lagaga shubaya dhagaha Maalinka qiyaame Rasas La dhalaaliyi 🙊

والعياد بالله 😢
👏3
🚧Halgan channel
ma jiro wax la dhaho wakhtigii ayaa iga dhacay saan u bilaabo hagaajinta naftayda, man jiro wakhti gaara oo lagu gaadho sarreynta hadiiba qalbigaagu garaamacayo (yacnii aad nooshahay )  waxaad haystaa fursad..!"✨❤️

لا يُوجد ما يُسمى وقتًا مُتأخرًا ڪي تبدأ في تحسين نفسك ولا يوجد سنّ مُحدد للوصول للأفضل، طالمّا قلبك مازال ينبض؟ اذاً لديك فرصة..!✨❤️
🎉2
Subscribe waa inoo muhiim🫡🫶
❤3🥰1