Wax kaste oo aad qabanayso niyad wanaagsan ku ladh. Markaasuu camalkaasi micno iyo barako yeelanayaa if iyo aakhiraba. Niyadda wanaagsani waa Albaab deeqaha Illaahay laga galo. Laabta balaadhi, gacmaha kor u taago, wax kaste oo aad qabanaysana ku samir🥰
👏3👍1
Wax kaste oo aad qabanayso niyad wanaagsan ku ladh. Markaasuu camalkaasi micno iyo barako yeelanayaa if iyo aakhiraba. Niyadda wanaagsani waa Albaab deeqaha Illaahay laga galo. Laabta balaadhi, gacmaha kor u taago, wax kaste oo aad qabanaysana ku samir 🥰
🔥3🕊1
