Shuhadadii Muslimiinta ee Dagaalkii Badar
Dagaalkii Badar waxaa ku shahiiday 14 nin oo muslimiin ah, 6 ka mid ah waxay ahaayeen Muhaajiriinta iyo 8 ka mid ahna Ansaarta.
๐๐ง๐ฌ๐๐๐ซ
1. Xaaritha bin Suraaqa al-Khazraji, ุญุงุฑุซุฉ ุจู ุณุฑุงูุฉ ุจู ุงูุญุงุฑุซ ุฑุถู ุงููู ุนูู .
2. Raafic bin al-Mucalla al-Khazraji ุฑุงูุน ุจู ุงูู ุนูู ุฑุถู ุงููู ุนูู
3. Sacad bin Khaythama al-Awsi, ุณุนุฏ ุจู ุฎูุซู ุฉ ุฑุถู ุงููู ุนูู .
4. Cumeyr bin al-Xumaam al-Khazraaji ุนู ูุฑ ุจู ุงูุญู ุงู ุฑุถู ุงููู ุนูู
5. Cawf bin al-Xaarith al-Khazraaji ุนูู ุจู ุงูุญุงุฑุซ ุฑุถู ุงููู ุนูู
6. Mubashshir bin Cabdil Mundhir al-Awsi ู ุจุดุฑ ุจู ุนุจุฏ ุงูู ูุฐุฑ ุจู ุฒูุจุฑ ุฑุถู ุงููู ุนูู
7. Mucawwidh bin al-Xaarith al-Khazraji ูู ุนูุฐ ุจู ุงูุญุงุฑุซ ุฑุถู ุงููู ุนูู
8. Yaziid bin al-Xarith bin Fus.xuum al-Khazraaji, ูุฒูุฏ ุจู ุงูุญุงุฑุซ ุฑุถู ุงููู ุนูู
๐๐ฎ๐ก๐๐๐ฃ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ง
1. Dush-shimaal bin Cabdi Camr al-Muhaajiri, ุฐู ุงูุดู ุงููู ุจู ุนุจุฏ ุนู ุฑู ุจู ูุถูุฉ ุฑุถู ุงููู ุนูู .
2. Safwaan al-Muhaajiri, ุตููุงู ุงุจู ุจูุถุงุก ุฑุถู ุงููู ุนูู .
3. Caaqil bin al-Bukayr al-Muhaajiri, ุนุงูู ุจู ุงูุจููุฑ ุฑุถู ุงููู ุนูู.
4. Cubeyda bin al-Xaarith al-Muhaajiri, ุนุจูุฏุฉ ุจู ุงูุญุงุฑุซ ุจู ุงูู ุทูุจ ุฑุถู ุงููู ุนูู .
5. Cumeyr bin Abii Waqqaas al-Muhaajiri, ุนู ูุฑ ุจู ุฃุจู ููุงุต ุจู ุฃููุจ ุจู ุนุจุฏ ู ูุงู ุจู ุฒูุฑุฉ ุฑุถู ุงููู ุนูู .
6. Mihjac bin Saalix al-Muhaajiri, ู ูุฌุน ุฑุถู ุงููู ุนูู.
๐๐๐ฑ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐๐๐ซ
Dagaalkii Badar waxaa lagu dilay 70 nin oo ka mid ahaa gaaladii Qureysh waxaana ugu muhiimsanaa Abuu Jahal iyo Umayyah bin Khalaf, waxaana la qabtay 70 kale
๐: https://www.taariikh.net/dagaalkii-badar/

โค1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Dhibaatada geeska Afrika Xabashida ayaa sal u ah.
www.taariikh.net
www.taariikh.net
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ciida dhulkeyga iyo waxa dhex yaala marna layma.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Alle ha u naxariistee Prof Maxamed Cusmaan Jawaari wuxuu ahaa halyey qaranka ka baxay.
Taariikhdiisa oo kooban ka akhriso Taariikh24.
https://www.taariikh.net/taariikh-nololeedkii-prof-maxamed-sheekh-cismaan-jawaari/

This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
ajnabi dalkaan waxba uma qabanayo iney ka shaqeystaan ayey u imaadeen.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibaysaa
Waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa.
Waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Alle ha u naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre gadaashii dowlad lama arag
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Maamulka Israaiil ayaa sheegtey in ay dileen hogaamiyihii ururka Xamaas Yaxya Sinwaar.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Taliye Ku Xigeenkii Hore Ee Nisa Cabdisalaan Guuleed
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wax ka ogow taliyaha ciidanka xoogga dalka: https://www.taariikh.net/taariikhda-jeneral-odawaa-yuusuf-raage/
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Cabdiraxmaan cirro ayaa loo doortay hogaamiyaha Somaliland
Jaalle Maxamed Siyaad Barre wuxuu ku geeriyooday magaalada Lagos ee dalka Nigeria 2dii January sanadkii 1995 asagoo 75 sano jir ah.
Halkan ka akhriso taariikhdiisa
https://www.taariikh.net/taariikhda-jaalle-maxamed-siyaad-barre/
Halkan ka akhriso taariikhdiisa
https://www.taariikh.net/taariikhda-jaalle-maxamed-siyaad-barre/
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wareejintii 3 ka mid ah maxaabiistii Xamaas ay heysteen
Waa kuma Dr. Xassan Muungaab
Dr. Xassan Maxamed Xuseen oo loo yaqaan Muungaab wuxuu ku dhashay tuulada Muungaab ee hoos tagta degmada Warshiikh ee gobolka Shabeelada Dhexe sanadkii 1972, sanadihii 1980yadii ayey qoyskiisa usoo guureen Mogadishu.
Deegaankiisa ayuu ka galay dugsiga qurโaan, waxbarashadiisii iskuulka wuxuu ku qaatay magaalada Mogadishu, ka dibna dalka Suudaan ayuu waxbarasho u aaday, sanadkii 2002 ayuu ka qalin jabiyey kuliyadda shareecada iyo qaanuunka ee jaamacadda caalamiga ah ee Africa ee wadanka Sudan.
Sanadkii 2016 wuxuu shahaadada Master degree ka qaatay jaamacadda islaamiga ah ee Ummu Durmaan dalka Sudan isagoona ka diyaariyey ila kuliyada shareecada iyo qaanuunka .
Sanadkii 2020 wuxuu qaatay shahadad PHD ee kuliyadda shareecada iyo qaanuunka wuxuuna ka qaatay isla jaamacadda islaamiga ah ee Ummu Durmaan.
Sanadkii 2001 ilaa 2002 wuxuu ahaa gudoomiyaha ururka ardayda Soomaaliyeed ee wadanka Sudan, 2005 ilaa 2008 wuxuu ahaa bare dugsiga sare ee mid ka mid ah iskuulada ku yaal magaaladad caasimadda dalka.
September 9, 2008 ilaa 2009 wuxuu ahaa la taliyaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Sudan, sanadkii 2010 wuxuu ku biirey Ciidanka Xoogga Dalka waxaana lagu qaatay darajada Gaashaanle DHexe maadaama uu heystay shahaado jaamacadeed oo u dhigantay, waxaana loo magacaabay garsoore maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida.
Bishii august 2010 ilaa 2012 wuxuu ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, intii uu xilkaa hayey waxaa yaraaday dhac, dil iyo boob ay qaar ka mid ah ciidanka ay u geysan jireen dadka rayidka ah, intii uu Guddoomiyaha Maxkamadda waxyaabaha lagu xasuusto waxaa ka mid ah inuu yiri ninkii qaata caag saliid ah ama baakad oomo ah isaga ayaa loo barkinaa isagoo meyd ah.
Sanadkii 2012 ilaa 2014 wuxuu ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada qalabka sida, intii uu ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad waxaa la dalacsiiyey labo jeer isagoo sidaas ku noqday Sareeye Guuto.
February 27, 2014 ilaa October 26, 2015 wuxuu ahaa gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mogadishu, waxyaabaha lagu xasuusto waxaa ka mid ah guryo xoog lagu heystay oo uu dib ugu celiyey muwaadiniintii lahaa iyo dib u dayactirkii aqalka dowladda hoose isagoo ku dhisay mashruucii la magac baxay dalkaaga dhiso.
August Sanadkii 2016 ilaa March 2017 wuxuu ahaa wasiiru dowlaha wasaaradda Cadaaladda cadaaladda dowladda Soomaaliya.
May 28, 2025 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. Xassan Maxamed Xuseen Muungaab, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye DR. Xassan Maxamed Xuseen Muungaab oo horey xilkan u soo qabtay, door wanaagsanna ka soo qaatay dib u dhiska magaalads Muqdisho iyo guud ahaan horumarinta adeegyada uu bixiyo maamulka Gobolka Banaadir.
https://taariikh24.blogspot.com/2025/06/taariikh-nololeedka-dr-xassan-muungaab.html

Taariikh24
Taariikh nololeedka Dr. Xassan Muungaab