For TVET graduated students
Students at a distance should aware these coming days what we will post in the group what'sApp about the COC program.
COC's processor(@bas)

Maadaama oo xukumada DDS soo saartay awaamiir in aan adeeg la siin doonin cidkasta oo aan sidan face Mask. sidaa darteed waxaan dhamaan macaamiisha kulliyadda la socodsiineeyna in aan wax adeeg ah siineeyn cidkasto oo aan xidhneeyn face Mask
Cidkastoo albaabka kasoogaleysa waxaa waajib ku'ah in ay sooxidhato face mask
Waxaan sinaxariisleh ugu codsaneynaa macaamiisheena kala ha Macalimiinta, shaqaalaha, ardeyda iyo cidkastoo usoo adeeg doonata in ay sooxidhaan face mask

Ogeysiis
Ardeyda public administration and management development ee second year second semester gali doonta third year oo ah weekend iyo evening waxaa la'ogeysiinayaa in uu final examku ubilaaban doono isniinta soosocota marka ay tahay taariikhdu
(18/01/2021 G.C) ama
(10/05/2013 E.C)
Hadaba ardeyda joogta meelaha fogfog waa in ay sida ugu dhakhsiyaha badan kusoolaabtaan jigjiga
F.g qof aan face mask sooxidhan albaabka kamasoogalikaro imtixaankana mafadhiisan doono
Halasooqaato face mask!!!
Public administration and management development

Ardeyda accounting and finance ee ah second year second semester gali doonta third year ee ah weekend iyo evening waxaa la'ogeysiinayaa in uu final examku ubilaaban doono khamiista galinka dambe marka ay tahay taariikhdu
(21/01/2021 G.C) ama
(13/05/2013 E.C)

Department of Accounting and finance

Urgent notice for
(TVET graduated students)
students who have completed the level III awaiting COC!!!
We are pleased to announce that COC level I(one)'s orientation will be held on
14/01 / 2021G.C or 6/05/2013 E.C on Thursday afternoon at 3:00 PM at the management.
So you have to be punctual
note
Students who are still far away should come back and take advantage of this opportunity
The COC date will be announced on the orientation day
TVET program !!!

Management and Public Service College of Somali Region
Urgent notice for (TVET graduated students) students who have completed the level III awaiting COC!!! We are pleased to announce that COC level I(one)'s orientation will be held on 14/01 / 2021G.C or 6/05/2013 E.C on Thursday afternoon at 3:00 PM at the…
Barri orientation ku waa galinka dambe 3:00 pm.
COC gana isla barri ayaa lago'aamini maalinka lagalayo

Warbixinta xaalada COVID-19 ka ee DDS ee maanta oo ah January 14, 2021.
24 kii saac ee ugu dambeeyay waxaa caabuqa Koroona fayraska laga baadhay 90 qof oo cusub, cidna lagama helin caabuqa Koroona fayraska.
Dhimasho cusubi majirin maanta. Sidookale cidina kama bogsanin maanta.
Tirada guud (Cusub) ee ilaa hada shaybaadhka COVID-19 ka lagusameeyay waa 38,659 qof, waxaana lagahelay cudurka Koroona fayraska 1,667 qof. Dhimashada guudna waa 35 qof. Waxaana ilaa hada ka bogsaday 1,697 qof. 132 qofna waxaa loo gudbiyay deegaano kale (MM Diridhaba 131 qof iyo 1 qof oo deegaanka Sidaamo ah), Waxaana hada kusugan dhamaan goobaha daawaynta ee DDS 3 qof.
#Joogtee inaad kufaraxalato biyo iyo saabuun.
#Kalafogaanshaha aan ilaalino.
#Suuq ubixida aan muhiimka ahayn aan kabaaqsano.
#Marka aad dibada ubaxayso isticmaal Gafuur-daboolka.
#Salaanta gacanta jooji.
#Kudhaqan talooyinka bahda caafimaadka.
#ilaahayna aan talasaarano.
X/C/DDS
January 14, 2021

OGEYSIIS DEGDEG AH
Ardeyda TVET ka ee level lll ga dhameysey ee sugeysey COC level l
Waxaa la'ogeysiinayaa in lagali doono COC ga axada galinka hore 8:00am (17/01/2021G.C ama
9/05/2013E.C
Goobtuna waa management ga
Ardeykasta waa in uu sooqaataa
Face mask,
Slip ta(COC's registration form)
Aqoonsi(identification card)
hadiikale shahaadooyinka oo ah original documents sida(8aad/10aad)
Wax telephone ah lamasooqaadan karo ama qofka sooqaata umafadhiisan doono COC ga
F.g ardeyda aan joogin jigjiga waxay haystaan oo kali ah khamiista iyo sabtida
Waa in aad ilaalisaan maalinka iyo saacada lagalaayo COC ga
COC level l nku waa hal cisho waana hal galin oo ah axada galinka hore 8:00am
############################