Kulan weynihii ay dhallinyaradu maanta isugu yimaadeen ayaa waxa ay kasoo saareen baaqani oo ka kooban afar qodob oo u dhignaa sidan:
1. Waxaan dhaleecaynaynaa weerarka gardarrada ah ee ay argagaxisadu Deegaankeenna kusoo qaaday.
2. Waxaan bogaadinaynaa jawaabta laga bixiyey iyo hawlgalkii lagu burburiyay aragagixisada.
3. Waxaan dowladda iyo shacabka ugu baaqaynaa in ay kordhiyaan foojignaanta iyo kahortagga falalka lagu rabo in lagu khalkhalgaliyo amniga iyo xasiloonida Deegaanka.
4. Waxaan ballanqaadaynaa inaan la shaqeynayno hay'adaha amniga Deegaanka.
SRTV Somali