Forwarded from FDRE Education and Training Authority
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
በመቶ ሺህ ለሚቆጠሩት ህገ ወጥ የዲግሪና ማስተርስ የትምህርት ማስረጃዎች ጉዳይ ተጠያቂው ማነው?
ማንኛውም ሰው ሊያዳምጠው የሚገባ ውይይት፤ ፋና ቴሌቪዥን ከባለሥልጣን መ/ቤቱ ዋና ዳይሬክተር ዶክተር አንዱዓለም አድማሴ ጋር ያደረገውን ውይይት አዘጋጅቶ ለህዝብ ተደራሽ አድርጓል።
ለትምህርትና ስልጠና ዘርፉ የጥራት መጓል የሚቆጨው ዜጋ ሁሉ ይህን ውይይት አዳምጦ የበኩሉን ሚና እንዲወጣ የተሸለ ግንዛቤ እንድንይዝ ይረዳናል።
በዘርፉ ካለፉት 20 ዓመታት ጀምሮ የተከማቹ ችግሮችን እውነታውን ተረድቶ የበኩሉን ድርሻ ለመወጣት የሚፈልጉ ወላጆች፣ ተማሪዎች፣ አመራሮች እና አጠቃላይ ዜጎች በቅንነት ውይይቱን አዳምጠው ባለሥልጣኑ ለመቅረፍ የተያያዘውን የለውጥ ሂደት ለመደገፍ ከጎኑ እንዲቆሙ ይህን ቪዲዮ ለመጋበዝ እንወዳለን።
የትምህርትና ስልጠና ባለሥልጣን ቴሌግራም ቻነሉን ይቀላቀሉ፤ ሊንኩን ይጫኑ https://t.me/ETA_info

Shirka qiimeynta warbixinta waxqabadka sanadka 2014 e.c ee bahda sector-ka Adeega Shacabka ayaa ka qabsoomay gudaha kuliyada maareynta adeega shacabka..........................
Shirkan ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuulyinta xafiiska adeega shacabka oo ay ugu horeyso wasiirka xafiiska marwo Khadra Bashiir Maxamuud,masuliyinta
kuliyada maareynta adeega shacabka iyo qeybaha kala duwan ee shaqalaha sector-ka adeega shacabka.
Kulankan ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshaha warbixinta waxqabadka sanadkan si loo saxo caqabadaha jira islamarkaana la sii xoojiyo guulaha sector-ka uu ka soo hooyay waxqabadka sanadkan.
Kadib markii warbixintan laqiimeyay ayaa masuuliyinti hogaamineysay kulankan iyo xubnaha kasoqeybgalay waxay ka doodeen sida ugu wanaagsan ee qorshayaasha horumarineed ee sector-ka adeega shacabka looga midha dhalinkaro, iyadoo gashi lagadhiganayo qibradaha lahelay sanadkan si bulshada adeeg hufan loogu fidiyo.
Ugu danbeyntiina wasiirka xafiiska marwo khadra bashiir iyo xubnaha kale ee kasoo qeybgalay kulankan ayaa kormeer indha indheyn ah kusoosameeyay qeybaha kala duwan ee kuliyada marreynta adeega shacabka Dds.

Kulan weynihii ay dhallinyaradu maanta isugu yimaadeen ayaa waxa ay kasoo saareen baaqani oo ka kooban afar qodob oo u dhignaa sidan:
1. Waxaan dhaleecaynaynaa weerarka gardarrada ah ee ay argagaxisadu Deegaankeenna kusoo qaaday.
2. Waxaan bogaadinaynaa jawaabta laga bixiyey iyo hawlgalkii lagu burburiyay aragagixisada.
3. Waxaan dowladda iyo shacabka ugu baaqaynaa in ay kordhiyaan foojignaanta iyo kahortagga falalka lagu rabo in lagu khalkhalgaliyo amniga iyo xasiloonida Deegaanka.
4. Waxaan ballanqaadaynaa inaan la shaqeynayno hay'adaha amniga Deegaanka.
SRTV Somali