Management and Public Service College of Somali Region
747 subscribers
330 photos
13 videos
39 files
102 links
MPSC
Download Telegram
Masuuliyiin iskugu jirta heer deegaan, heer gobol iyo kuwa degmada Jarrati ayaa soo kormeeray wax-soo-saarka beeraha ee degmada Jarrati.

Masuuliyiin uu hoggaaminayo madaxa xafiiskaa xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida, inj. Maxammed Shaalle kuna weheliyaan wasiir-ku-xigeenno, maamulka gobolka Af-dheer iyo kuwa degmada Jarrati ayaa soo kormeeray wax-soo-saarka beeraleyda degmada Jarrati ee gobolka Af-dheer.

Kormeerkan oo ujeedkiisu ahaa sidii beeraleyda loo dhiirrigelin lahaa si ay u soo saaraan wax-soo-saarka kala duwan ee dalagga beeraha, taas oo ay xukuumaddu sannadkan qorshe u qaadatay sidii bulshada loogu jihayn lahaa wax-soo-saarka beeraha.

Guddoomiyaha degmada Jarrati oo war-bixin na siiyay kormeerka kaddib ayaa sheegay in bulshadu ay si habsami leh u fahantay wacyiga iyo jihaynta xukuumaddu ka leedahay wax-soo-saarka beeraha.
የሶማሊ ክልል የክልልና የዞን ከፍተኛ አመራሮች በአፍዴር ዞን ጨረቲ ወረዳ እየተካሄዱ ያሉ የእርሻ ልማቶችን ጎበኙ
____
(ሶመብኤ፤ ግንቦት 17 2014 ዓ.ም) በሶማሊ ብልፅግና ፓርቲ ፅህፈት ቤት ሀላፊ ኢ/ር መሀመድ ሻሊ የተመራው የአፍዴር ዞን ምክትል አስተዳዳሪ እና የጨረቲ ወረዳ አመራሮች የተካተቱበት የሀላፊዎች ቡድን በሶማሊ ክልል አፍዴር ዞን ጨረቲ ወረዳ እየተካሄዱ የሚገኙ የእርሻ ልማት ስራዎችን ጎብኝተዋል።

የጉብኝቱ አላማ በጨረቲ ወረዳ የሚገኙ አርሶአደሮች የተለያዩ ሰብሎችን እንዲያመርቱ ለማበረታት ያለመ ነው።

የክልሉ መንግስት በተያዘው አመት የህብረተሰቡን ተሳትፎ በማሳደግ በክልሉ የእርሻ ምርትና ምርታማነትን ለማሳደግ እቅድ ይዟል።

በጉብኝቱ ወቅት የጨረቲ ወረዳ ነዋሪዎች የክልሉ መንግስት የእርሻ ልማትን ለማሳደግ ያስቀመጠውን የትኩረት አቅጣጫ በሚገባ መገንዘባቸውን የወረዳው አስተዳዳሪ ተናግረዋል።

ዘገባውን ባልደረባችን አንድነት አቦዬ አድርሶናል።
Kal-fadhigii 18aad ee Golaha wasiirada deegaanka oo lagu ansixiyay ajanadayaal kala duwan.
Kukankan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa ka dooday 3 ajande, kuwaas oo laga qaatay go’aamadda iyo jihooyinka hoos ku qoran.

Ajandaha 1aad: Sicir-bararka;

Waxaa la isla meel dhigay in sababaha keenay sicir-bararku ay kala yihiin;
1. Kor-u-kaca sicirka maciishadda aduunka iyo 2. Sarrifka doollarka oo aad u kordhay marka la barbar dhigo lacagta dalka ee birrta; labada sababoodna ayna ahayn kuwo xalkoodu uu ku jiro gacanta Dowladda Deegaanka.

Waxaa la isku raacay in loo baahan yahay in qorshe lagu maareeyo saameynta sicir-bararka lala yimaaddo inta awoodda xukuumadda ah, sidaa awgeed qorshaha ka-jawaabidda baahiyaha dhanka dammaanadda cuntada ayaa la diyaarin doonaa; waxaana loo xilsaaray xafiisyadan in ay soo diyaariyaan qorshaha muddo 7 cisho gudahood ah: Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ganacsiga, Xafiiska Maaliyadda, Xafiiska qorsheynta, Xafiiska Ka-hortagga Masiibooyinka, Xafiiska Haweenka iyo Xafiiska Arrimaha Bulshadda.

Ajandaha 2aad: Ansixinta qaab-dhismeedka Dowladda Hoose ee Degmooyinka;

Dood kaddib waxaa la amray in Xafiiska Hawla-guud iyo xafiisyada ay khuseyso isla soo diyaariyaan war-bixin dhamaystiran oo la xidhiidha macluumaadka sharciyadda, qaabka loo sameeyay daraasadda iyo qaabka ay ula falgalayaan maamullada dowladda hoose maamullada degmooyinka, shirarka dambana dib loo soo dhigo ajandahan.

Ajandaha 3aad: mashaariicda 2014-ka t.i iyo miisaaniyadda 2015-ka t.i;

Goluhu wuxuu isla meel dhigay in go’aan laga qaato mashaariicda aan dhammaan karin sannadkan, iyada oo xoogga la saarayo sida ay u kula muhiimsan yihiin. Sida oo kale in miisaaniyadda sannadka dambe ay xoogga saarto ka-jawaabidda sicir-bararka, beeraha, biyaha iyo amniga.
“አዲስ ፖለቲካዊ ዕይታ - አዲስ ሀገራዊ እምርታ” በሚል ለብልጽግና ፓርቲ አመራሮች ሲሰጥ የነበረው ስልጠና ተጠናቀቀ
______
(ሶመብኤ፤ ግንቦት 21 2014 ዓ.ም) “አዲስ ፖለቲካዊ ዕይታ - አዲስ ሀገራዊ እምርታ” በሚል መሪ ቃል የሶማሊ ብልፅግና ፓርቲ ለክልል የመንግስት ሰራተኛ መካከለኛ አመራሮች ሲሰጥ የነበረውን ስልጠና ዛሬ አጠናቋል ።

በጅግጅጋ ቀርያን ዶዳን የመሰብሰብያ አዳራሽ ለተከታታይ ሶስት ቀናት ለክልሉ መንግስት መካከለኛ አመራሮች ሲሠጥ የቆየው ስልጠና የአገሪቱ የአስር አመቱ መሪ የልማት ዕቅድ ፣ ውጤታማ የህዝብ ግንኙነት እና የብልፅግና ፖርቲ አጠቃላይ መዋቅራዊ አሰራር፣ ህገ ደንብና አደረጃጀት ላይ ትኩረት አድርጎ ተሰጥቷል።

“አዲስ ፖለቲካዊ ዕይታ - አዲስ ሀገራዊ እምርታ” አገሪቱ ከመጣችበት ምስቅልል፣ የተለያየ የፖለቲካ እሳቤዎች እና መንገዶችንን በማጤን ሁሉንም የአገሪቱ ህዝቦች አዋጪና ለዜጎች የተሻለ መንገድን መፈለግ አስፈላጊ መሆኑንና ፣ የሐገሪቱ ዜጎች በእኩልነት እና በፍትሐዊነት ተጠቃሚ ሆነው አንዱ የሌላኛውን ባህል ቋንቋና ዕምነት አክብሮና ተከባብሮ በጋራ ወደ ተሻለች የበለፀገች ኢትዮጵያ በህብረብሔራዊነት መጓዝ መሆኑም ከመድረኩ ተነስቷል ።

በስልጠናው ማጠቃለያም ተሳታፊ አባላቱ ስልጠናው የነበራቸውን ግንዛቤ ያሰፋላቸው መሆኑን አንስተው የፖለቲካዊ እሳቤ ጥንካሬ ፣ የስነ - ምግባር መርሆች ተግባራዊነትና በአንዳንድ አባላትና በፈፃሚው የማስፈፀም አቅም እንዲሁም የአገልጋይነት ክፍተት እና ፖሊሲን በጥልቀት ያለመረዳት የሚታይባቸውን ትክክለኛና ተገቢ ውሳኔና እርምጃ መወሰድ ቸግሮችን በወቅቱ ማረም መሆኑ ተነስቷል ።

በስልጠናው የመዝግያ ንግግር ያደረጉት በብልፅግና ፓርቲ የመንግስት ሰራተኞች የመካከለኛ አመራር አባላት አስተባባሪና የርዕሰ መስተዳደር ፅ/ቤት ም/የፅ/ቤት ላፊ የሆኑት አቶ አብድረዛቅ ሰይድ ሰልጣኞቹ ወቅቱን የጠበቀና ጠቃሚ ዕውቀቶችን ማግኘታቸውን ጠቅሰው አባላቱ የመሪው ፓርቲን ፖለቲካዊ መንገድን ቀጣይ ጉዞዎች በጥሞና የተረዱ፣ የተሰጣቸውን ኃላፊነት በትጋትና ስነ - ምግባር በተሞላበት መንገድ እንዲከውኑ እንደሚያስችላቸው ተናግረዋል ።

አክለውም የፓርቲውን ህግና ደንብ የስነምግባር መርሆችን በመገንዘብ አገሪቱ ላቀደችው የአስር አመት የልማት ግብ፣ ማህበራዊና ፖለቲካዊ ስኬት ሁሉም አባል የራሱን ድርሻ ሊወጣና ለህዝብ የታመነ ቅን አገልጋይ መሆን ይገባል ሲሉም ገልፀዋል ።

ዘገባውን ባልደረባችን ዘሪሁን አድማሱ አድርሶናል።
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
በመቶ ሺህ ለሚቆጠሩት ህገ ወጥ የዲግሪና ማስተርስ የትምህርት ማስረጃዎች ጉዳይ ተጠያቂው ማነው?
ማንኛውም ሰው ሊያዳምጠው የሚገባ ውይይት፤ ፋና ቴሌቪዥን ከባለሥልጣን መ/ቤቱ ዋና ዳይሬክተር ዶክተር አንዱዓለም አድማሴ ጋር ያደረገውን ውይይት አዘጋጅቶ ለህዝብ ተደራሽ አድርጓል።
ለትምህርትና ስልጠና ዘርፉ የጥራት መጓል የሚቆጨው ዜጋ ሁሉ ይህን ውይይት አዳምጦ የበኩሉን ሚና እንዲወጣ የተሸለ ግንዛቤ እንድንይዝ ይረዳናል።
በዘርፉ ካለፉት 20 ዓመታት ጀምሮ የተከማቹ ችግሮችን እውነታውን ተረድቶ የበኩሉን ድርሻ ለመወጣት የሚፈልጉ ወላጆች፣ ተማሪዎች፣ አመራሮች እና አጠቃላይ ዜጎች በቅንነት ውይይቱን አዳምጠው ባለሥልጣኑ ለመቅረፍ የተያያዘውን የለውጥ ሂደት ለመደገፍ ከጎኑ እንዲቆሙ ይህን ቪዲዮ ለመጋበዝ እንወዳለን።
የትምህርትና ስልጠና ባለሥልጣን ቴሌግራም ቻነሉን ይቀላቀሉ፤ ሊንኩን ይጫኑ https://t.me/ETA_info
Shirka qiimeynta warbixinta waxqabadka sanadka 2014 e.c ee bahda sector-ka Adeega Shacabka ayaa ka qabsoomay gudaha kuliyada maareynta adeega shacabka..........................

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuulyinta xafiiska adeega shacabka oo ay ugu horeyso wasiirka xafiiska marwo Khadra Bashiir Maxamuud,masuliyinta
kuliyada maareynta adeega shacabka iyo qeybaha kala duwan ee shaqalaha sector-ka adeega shacabka.

Kulankan ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshaha warbixinta waxqabadka sanadkan si loo saxo caqabadaha jira islamarkaana la sii xoojiyo guulaha sector-ka uu ka soo hooyay waxqabadka sanadkan.

Kadib markii warbixintan laqiimeyay ayaa masuuliyinti hogaamineysay kulankan iyo xubnaha kasoqeybgalay waxay ka doodeen sida ugu wanaagsan ee qorshayaasha horumarineed ee sector-ka adeega shacabka looga midha dhalinkaro, iyadoo gashi lagadhiganayo qibradaha lahelay sanadkan si bulshada adeeg hufan loogu fidiyo.

Ugu danbeyntiina wasiirka xafiiska marwo khadra bashiir iyo xubnaha kale ee kasoo qeybgalay kulankan ayaa kormeer indha indheyn ah kusoosameeyay qeybaha kala duwan ee kuliyada marreynta adeega shacabka Dds.