غَـــ«Rixlah»ــزَّة
445 subscribers
617 photos
472 videos
7 files
1.43K links
Rixllah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid.
𓆞 𓆝 𓆟
Download Telegram
4_5854986240671089177
® Zaad ⇇ Audio_1439
Ciid mubaarak.

Nashiidadaa waxaan ku xasuustaa reer Daarul xadiith 😍. Markii igu horaysay muqaal ay leeyihiin baan kamaqlay.

https://t.me/rixllah
🥰5👍1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Reer Qaza

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
😢2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Culimadeena ma u egyihiin culimadii Andalus ee khilaafku hadheeyey kahor inta andalus la qabsan.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
👍1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
●Sahyuun Soomaali , Cirro wuxuu wadaa Sahyuuniyad la soomaaliyaynayo , waana lagaga dayan doonaa ilaa ay noqdaan Jeneraalo yuhuudu leedahay.

Muuqaalkan waad qaadan kartaa free baa tahay.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
🤬1
Waqti aduunku ruxmayo oo loo kala miirmayo Gaalo iyo gaala raac oo is barkan iyo muslimiin , waqti reer galbeedku uu duulaan ku yahay dhulalka muslimiinta Qaza na uu ku xasuuqay wax ka badan 70,000 oo qof ayaa maxamuud macalin oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed u cabanayaa ha'yado reer galbeed ah.

Qaalallaahu Tacaalaa .
[إِنَّ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ یُنفِقُونَ أَمۡوَ ٰ⁠لَهُمۡ لِیَصُدُّوا۟ عَن سَبِیلِ ٱللَّهِۚ ]
[Surah Al-Anfāl: 36]

Tacabkaas gaalo waxay noogu bixinayso maahan jacayl balse waa inay naga leexiso dhabaha toosan.

Suaasha na hor taala waxay tahay ilaa iyo goorma ayaan cabashadeena Gaalo kulasii ordaynaa.

Gacal unbaa isku cowda.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
👍2
Is barbardhig farqiga u dhexeeya !!

Allahii Diintaan aad u dhimanayso lahaa wuxuu kuu balan qaaday iyo Sanabka Wadaniyadu wuxuu u balanqaaday cidii u dhimata dalka.

Waa farqiga u dhexeeya Wadaniyada iyo Islaamnimada.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
👍3🔥2
Netanyaahu ayaa yidhi; “Iiraan waxay gantaallo ku weerartay Qudus iyadoo beegsatay goobaha barakaysan. Nasiib wanaag waxba ma gaadhin.”

Waa been yuhuuda ayaa rabta inay ula kac udumiso.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
💯2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Doraad 1- Shawaal wixii ka dhacay Masjidul Aqsa.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
👍2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
𝗫𝗜𝗟 & 𝗫𝗜𝗟𝗞𝗔𝗦

Xilkasku waakee ? Goormaa hogaamiye noqonaysaa ? Kala baro xil iyo xilkas waxa u dhexeeya !!

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
👍1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Muxuu yahay casharka aan ka qaadanayno ugaadhsiga noocan ah , marmarka qaar khaladaad kaa dhacay ayaa sababi karo guul darooyin is daba joog ah oo salfanka noloshaada.

Haramcadkaas wuxuu sameeyey ugaadhsi isagoona ka fiirsan wax badan taas oo ku riixday guul darooyin maalmo ah ilaa uu maalintii 4aad gaadho ku gaadhay.

Shayga go’aankiisa markaa qaadanayso meel badan eeg taladana badi si aadan u qaadan halis.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
👍1
𝗗𝗜𝗜𝗗𝗠𝗢 - 𝗧𝗔𝗔𝗟𝗜𝗕𝗔𝗔𝗡 𝗔𝗙𝗚𝗛𝗔𝗡𝗜𝗦𝗧𝗔𝗡

Afgaanistaan wax...

Hoos ka akhriso mahadsanid.

https://www.facebook.com/share/p/1JwMfVg69o/


•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
𝗝𝗜𝗛𝗔𝗔𝗗 𝗟𝗢𝗢𝗚𝗨 𝗔𝗗𝗘𝗘𝗚𝗔𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗥𝗔𝗬𝗞𝗔𝗡.

“Marka jihaadku noqd..... "

Hoos ka akhriso mahadsanid.

https://www.facebook.com/share/p/1K36z7st3h/

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
𝗦𝗢𝗢 𝗞𝗢𝗢𝗕𝗜𝗗𝗔 𝗞𝗜𝗧𝗔𝗔𝗕𝗞𝗔 [عملاق الفكر الإسلامي]

Kitaabkan waxaa qo..

Hoos ka akhriso .
https://www.facebook.com/share/p/1DEteVxdKW/

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
War murugo xambaarsan !! 😔

Waxaa la ansixiyay sharciigii ahaa in la daldalayo maxaabiista Falastiiniyiinta!! Ee ku jira xabsiyada yuhuuda.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
😢4
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dambiile gacan-ku-dhiigle Ben-Gvir ayaa dabaaldegaya isagoo sakhraansan… kadib markii la ansixiyay sharci lagu daldalayo 10,000 oo maxaabiis Falastiiniyiin ah oo ku jira xabsiyada gumeysiga!

Waa ceeb wayn oo aan taariikhdu hore u diwaan galin😔.

Muslimiiineeey.

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah
😢2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waxa aan tabayo adna aad tabayso waa in aan waqti kuqaadano deegaano oo kale oo bilaa network ah.

😊

•─•─•─•─•─•─•─•─•─•

●"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
○غَـــ«Rixlah»ــزَّة

●|| https://t.me/rixllah