غَـــ«Rixlah»ــزَّة
432 subscribers
657 photos
477 videos
7 files
1.46K links
Rixllah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid.
𓆞 𓆝 𓆟
Download Telegram
06 Qayb Kamid ah Taariikhdii Al Shahiid Sayid Qudbi || Sh Xassaan…
Daarul Xadiith
🎙 | Taariikhdii Sayid Qudb

📽 | Qaybtii 6aad.

| 1:39:55

👤 | SH. Xassaan Xuseen Abu salmaan

🗃 @rixllah
2
Gaabinta aan ka gaabiyay waan idinka raali galinayaa si guud si gaarana walaalihii iga codsaday .
3👍2
🔴 عاجل | وسائل إعلام إسرائيلية: الحدث في حي الزيتون من أصعب الأحداث منذ 7 أكتوبر 2023.
🔴 متابعة | الإعلام العبري | فقدان الاتصال بــ 4 جنود إسرائيليين في حي الزيتون
Dhacdo yuhuuda kunoqotay fajaciso ayaa kadhacday Xayi Saytuun - Qaza .

Waa dhacdo shabahda 7 October wixii dhacay ee lahaa dil iyo qafaalasho .

Dagaal dhacay kadib ayaa la waayay tiro ciidan ah oo lagu qiyaasay 4 askari.

Meel masaafadeedu la yartahay Muqdisho oo NAATO iyo reer yurub ku jabeen walina lagasoo tabinayo kiisas dil iyo qafaalasho ah kadib dagaalo mudo dheer kasocday.

Waa arin fajaciso ah .

https://t.me/rixllah
3👍1
Diyaarado dhowr ah oo rayid ah oo Israa’iili ah ayaa adeegsaday hawada Turkiga saacadaha ugu dambeeyay, iyagoo ka kacay garoonka diyaaradaha Ben Gurion iyada oo aan wax dhibaato ama xayiraad ah lagu soo rogin.

Sida caadiga ah, wax ficil dhab ah ma jiraan—kaliya hadallo madhan.

https://t.me/rixllah
🤬1
غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Diyaarado dhowr ah oo rayid ah oo Israa’iili ah ayaa adeegsaday hawada Turkiga saacadaha ugu dambeeyay, iyagoo ka kacay garoonka diyaaradaha Ben Gurion iyada oo aan wax dhibaato ama xayiraad ah lagu soo rogin. Sida caadiga ah, wax ficil dhab ah ma jiraan—kaliya…
Kadib laba sano oo xasuuq ah oo ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen 200,000 oo qof iyo burburka inta badan ee Qaza, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa baarlamaanka ku wargaliyay in si buuxda loo joojiyay xiriirka ganacsi iyo dhaqaale ee lala lahaa Israa’iil, isla markaana la xidhay hawada diyaaradaha Israa’iil.

Laakiin go’aankan ma wuxuu dhab ahaantii uga yimid xasuuqa ka dhacay Qaza, mise wuxuu ahaa jawaab celin ka dhan ah hadalkii Netanyahu ee ku eedeeyay Turkiga inuu xasuuq ka geystay Armeniya, taas oo si weyn u kicisay Ankara?

Kadib markii lagu dhawaaqay saacado kadib waxaa isticmaalay hawada diyaarado Israel laga leeyahay.

https://t.me/rixllah
🤮1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waa tuhun qof wayn!!

Hada wuxu ma prank baa ??

Booooooowe kadaa !!

https://t.me/rixllah
😁3
Boowe waa gangs haduu ilahay kuu idmaayo 😁

https://t.me/rixllah
😁4
غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Boowe waa gangs haduu ilahay kuu idmaayo 😁 https://t.me/rixllah
Iyagaa is keenay , haloo kala garnaqo raggaas is haysta .

Fadhiista ceebtiina qarsadaa laga kari waayay.

Iyagaa isku eedeeyey in midba midkale uu yahay jaajuus kk.

😁
😁3
Ciidanka maraykanka ayaa faarujiyay saldhiggiisi aadka u weynaa ee Caynu Asad ee Al Anbaar galbeedka ciraaq , sidoo kale ameerikaanku waxay baneeyeen saldhig yadoodii baghdaad taasoo ah in maraykanku ka baxaayo gabi ahaanba Ciraaq

https://t.me/rixllah
👍1
07 Qayb Kamid ah Taariikhdii Al Shahiid Sayid Qudbi || Sh Xassaan…
Daarul Xadiith
🎙 | Taariikhdii Sayid Qudb

📽 | Qaybtii 7aad.

| 1:09:31

👤 | SH. Xassaan Xuseen Abu salmaan

🗃 @rixllah
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waxaa isasoo taraya tuhun la xiriira in uu bakhtiyay Baadari Donald trump.

Kulano muhiim ahaa uu ka qayb gali lahaa oo laga waayay ayaa laga qaaday tuhun is biirsanayay maalmo .

https://t.me/rixllah
😁6
Waxaa la faafinaya war culayskiisa xambaarsan oo mugdi badan galinaya masiirka reer Qaza.

Ilaahow run haka dhigin , walaahi madaxaa i cuslaaday.
😭31😢1
Warbaahinta Israel ayaa waxay faafisay war la xidhiidha inay dishay Abuu cubayda.

Arintan ay faafisay Israel ayaa suurtagal ah inay kuqarinayso dagaalkii xalay kadhacay xayi zaytuun oo dab lagu shiday ciidamada yuhuuda.

Lama hayo khabar beeninaya dhacdadaan taas badal keeda garab hubaysan ee muqaamada falastiin waxay sii daayeen muuqaal hogaamiyayaal Hamaas katirsanaa oo ay dagaalada kuwaayeen , waxaa kamid ahaa Yaxya sinwaar , Ismail haniyah iyo maxamed daif.

Abuu cubayda oo aan laga hayn sawir sax ah ayay yuhuudu leedahay waa mid kamid ah hogaamiyaasha muuqaalka ka muuqda.

Waxaa walwalka sii badiyay muuqaalka hogaamiyayaasha ee la faafiyay.

Dhinacakale Israel masoo bandhigin cadayn sax ah oo lagu kalsoonaan karo.

https://t.me/rixllah
😢7😭2
غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Warbaahinta Israel ayaa waxay faafisay war la xidhiidha inay dishay Abuu cubayda. Arintan ay faafisay Israel ayaa suurtagal ah inay kuqarinayso dagaalkii xalay kadhacay xayi zaytuun oo dab lagu shiday ciidamada yuhuuda. Lama hayo khabar beeninaya dhacdadaan…
في كل خطاب لأبو عبيدة كان بينهي حديثه "إنه لجهاد نصر أو استشهاد"

فإن كان حيًا فبإذن الله هو من سيلقي خطاب النصر لغزة.. وان كان استشهد فقد حقق الهدف الهدف الأسمى في خطابه.

https://t.me/rixllah
😢4👍1
غَـــ«Rixlah»ــزَّة
في كل خطاب لأبو عبيدة كان بينهي حديثه "إنه لجهاد نصر أو استشهاد" فإن كان حيًا فبإذن الله هو من سيلقي خطاب النصر لغزة.. وان كان استشهد فقد حقق الهدف الهدف الأسمى في خطابه. https://t.me/rixllah
Waxaa isasii taraya warka la xidhiidha abuu cubaydah.

Iclaanka muqaawadu way kagaabsadeen , qaybo kamid ah barahooda sida amjaad waxay kuqoreen xaaladan oo kale aamusnaantu inay khayr badan tahay.

Abuu cubayda wuxuu ahaa bishimihii naftood hurayaashii mudada dheer ku hor sabrayay cadowga.

Ha xambaarsanaado aragtiyada ururka Xamaas hana kucelceliyo kalmado uu si uwatay anaguna aan si u fahanay balse magaran karno wuxuu alihiisa kula kulmay.

Kuma sifaynayno wuxuusan kudhawaaqin , Wuxuu ahaa nin ragg ah oo geesi ah mowqif adagna qaatay , wuxuu ahaa codka shacabka islaamka ah si khaasa reer Qaza.

Dhihi maayo hadal aan cadayntiisa alle lasoo hor istaagi karin , alle ayaana iiga aqoon badan xaalkiisa . Kudigan maayo haduusan kudhawaaqin sidaan ka rabnay. Isagaa nooga aqoon badnaa shaqaduu hayay iyo culayskeeda.

Dhihi maayo hadal qalbi taabad kunoqda dadka dhiigu u dhaqaaqay qadiyadan , mana dhahayo hadal dadka kala gaynaya.

Hadii shahaadadiisu run noqoto wuxuu tamaninayay alle wuu u rumeeyey , hadii kale wuxuu diyaar uyahay inuu udhinto mowqifkiisa.

Waxaan alle waydiisanaynaa dhamaanteen carab iyo adin laga amaan helo iyo shahaado khaalis ah.

https://t.me/rixllah
😭6👍1🥰1
Uma qaadan qalinka inaan kala geeyo umado aan ku garaadsan dowlado islaami ah iyo talisyo caadil ah.

Waxaan kujirnaa waqti adag oo qof walba uu ciduu doono wax ka sheegayo isagoo u aabayeelayn qof kutaxan damiirkiisu sida uu uga falcelinayo .

Waxaan qalinka uqaatay isku xidhka Reer qaza oo ah dad ku hoos go'doomay kayaanka sahyuuniga ilaa buuraha tooraboora dad ku hoos nool oo mudo dheer kujiray halgan.

Waxaan isku xidhayna qadiyada dad kunool cirifka bari ee africa oo 40 sanno la noolaa dulmi iyo kadeed ilaa Galbeedka african Jabalu-daariq .

Waxaan isku xidhayna koonfurta aasiya dadka kudhiban [Rohinga] ilaa waqooyiga aasiya dadka dhibanaha u ah ruushka iyo china.

Tani waa masuuliyada saaran qof walba ana aan isasaaray inaan gacantayda ugu gargaaro dib u yagleelida umad isku xidhan.

Waxaana rajaynayaa in alle dadkaa kala dugan kasoo saaro midho is dhamaystira oo shabaha ubaxii Rasuulka scw uu katagey.

https://t.me/rixllah
3👍2
🔴 منذ ساعات الصباح الأولى لم تهدأ أصوات الانفجارات في مدينة غزة و المجازر أيضًا لم تتوقف !
😭1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Suaal horay loo waydiiyay Abuu Cubayda .

أبو عبيدة : نحن سلفيون
وعقيدتنا هي عقيدة السلف الصالح .

○|| https://t.me/Loolan4
👍1
استُـشهد البائع وتناثرت أشلاؤه فوق قطع الحلوى التي كان يبيعها للأطفال، باحثًا عن رزقٍ بسيط وراغبًا في إدخال الفرح إلى قلوبهم. غير أن صاروخ الاحـتلال حوّل مشهده الإنساني إلى مأساة دامية، فاختلطت الحلوى بدمه وأشلائه الممزقة.

Wuxuu samaystay ganacsi yar su uhelo wuxuu ubadkiisa ku quudiyo una farxad galiyo balse waxaa kudhacay gantaal yuhuudu soo tuurtay.

Farxadii waxay isku badashay murugo , iftiinkii ubaxayay qoyskaasna wuu damay.

Macmacaankiina waxay isku badaleen dhiig iyo hilbo.

Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun.

https://t.me/rixllah
😭5