غَـــ«Rixlah»ــزَّة
445 subscribers
617 photos
471 videos
7 files
1.43K links
Rixllah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid.
𓆞 𓆝 𓆟
Download Telegram
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waalida la caadiyay nayo!!
Nas'allulaaha Salaam.

Waxaad arkaysaa boqolaal dhacdooyin oo noocan oo kale iyo kuwo dhaqan ahaan aad uga liita oo bulshada loo horseedayo kadib waa caadi la leeyahay.

Fisqiga , dhilaysiga [Fawaaxishta] iyo Afxumada ayaaba hada laga dhigayaa wax caadiya.

Goorma ayay waalidii noqotay wax caadiya , goormay xumaantii noqotay caadi.

Iskadaa kuwaas xumaha kubaaqaye kuwa daawada ee moodaya inay fiyow yihiin baa u baahan in la cilaajiyo waayo kuwa waalan iyagaa sii waalaya.

Qof walboo kuxidhan daawashada dadkaas dhiban qalbigiisa waxaa lagasoo helaya Nusqaan Imaan.

https://t.me/rixllah
😁3🤔2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Jariimooyinka ciidamada yuhuuda iyo xulafadoodu galayaan maalin walba.

Waxay laayeen dhakhaatiir cabashadii oo taagan ayay markale cusbataalkii soo weerareen.

Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun.

https://t.me/rixllah
😭6😢2
Lakala tag orodna maahan!!

https://t.me/rixllah
👍2
15 maalmood kadib yuhuudu waxay maanta dib ulaayeen tiro wariyayaal ah.

Waryuhu wuxuu faafinaya xaqiiqada dhabta ah sidaas aawadeed ayay u aamusiinayaan.

Yuhuudu waxay horay u aamusiiyeen oo ulaayeen anbiyo si ay u hor istaagaan fariimaha samaawiga ah.

Rasuulka scw waxay isku dayeen tiraba dhowr jeer inay dilaan.


Sidaas aawadeed saxafi udaahi maayaan , waxna lama ahan inay laayaan.


https://t.me/rixllah
😢4👍2
"فقتالنا هو أمر مبدئي وحق لا جدال فيه، وواجب ديني ووطني مقدس، ولا خيار لنا سوى القتال بكل قوة وإصرار وبأس شديد، بعون الله وتأييده"



https://t.me/rixllah
Miisaanka isasaar!!

1. Hadii indhahaaga kusoo badanaya tabinta kiisaska la xidhiidh dhalinyaro kaa waa wayn oo guursatay .

"Waad yartahaye wax baro"🫆

2. Hadii aad aragto in ay kugusoo badanayaan oo dhagahaagu maqlayaan dadka kula da'da ah oo guursanaya .

"Waqtigaagii guurka wuu taagan yahaye isku badnow"😁

3. Hadii guurka maqashaba ay yihiin kuwo kaa yaryar abti waan kubaryayaa .

"Hubi inaad leedahay ubad ama xaaskuu joogto "

Hadii xaalku sidaa ahayn intayna kaaguurin bahashu oo dookhu kaa lumin tolka taladaada kuwareeji iyagaa kuu talinayee.

https://t.me/rixllah
😁3👍1
“Somaliland marnaba aqoonsi ma heli doonto inta ay ku dhisan tahay siyaasad qabiil, ka-reebis bulshooyin kale, iyo loollan goboleedyo. Dowladnimo waxaa lagu dhisaa midnimo iyo sharciyad (legitimacy) – ee laguma dhiso kala-jab iyo eex qabiil.”


Halkaas waxaa yiri Matthew oo ah kuray yar oo looyar ah oo American ah.

Intaas soomaali way garan la'dahay war kala jajab iyo qabyaalad waxba laguma dhiso.

Ciyaalkii Gaalada idinku maadaysanaysa , kurayga kuwii leekaa ee noo joogay guryaha hooyooyinkooda bay canjeerada ka cunaan.

https://t.me/rixllah
👍2😁1
حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ عَبْدِ الرَّحِيمِ ، حَدَّثَنَا الْحُسَيْنُ بْنُ مُحَمَّدٍ ، حَدَّثَنَا جَرِيرُ بْنُ حَازِمٍ ، عَنْ مُحَمَّدِ بْنِ إِسْحَاقَ ، عَنْ دَاوُدَ بْنِ حُصَيْنٍ ، عَنْ عَبْدِ الرَّحْمَنِ بْنِ أَبِي عُقْبَةَ ، عَنْ أَبِي عُقْبَةَ - وَكَانَ مَوْلًى مِنْ أَهْلِ فَارِسَ - قَالَ : شَهِدْتُ مَعَ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أُحُدًا، فَضَرَبْتُ رَجُلًا مِنَ الْمُشْرِكِينَ، فَقُلْتُ : خُذْهَا مِنِّي وَأَنَا الْغُلَامُ الْفَارِسِيُّ. فَالْتَفَتَ إِلَيَّ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فَقَالَ : " فَهَلَّا قُلْتَ : خُذْهَا مِنِّي وَأَنَا الْغُلَامُ الْأَنْصَارِيُّ ؟ ".

https://t.me/rixllah
4
05 Qayb Kamid ah Taariikhdii Al Shahiid Sayid Qudbi || Sh Xassaan…
Daarul Xadiith
🎙 | Taariikhdii Sayid Qudb

📽 | Qaybtii 5aad.

| 1:42:05

👤 | SH. Xassaan Xuseen Abu salmaan

🗃 @rixllah
2
06 Qayb Kamid ah Taariikhdii Al Shahiid Sayid Qudbi || Sh Xassaan…
Daarul Xadiith
🎙 | Taariikhdii Sayid Qudb

📽 | Qaybtii 6aad.

| 1:39:55

👤 | SH. Xassaan Xuseen Abu salmaan

🗃 @rixllah
2
Gaabinta aan ka gaabiyay waan idinka raali galinayaa si guud si gaarana walaalihii iga codsaday .
3👍2
🔴 عاجل | وسائل إعلام إسرائيلية: الحدث في حي الزيتون من أصعب الأحداث منذ 7 أكتوبر 2023.
🔴 متابعة | الإعلام العبري | فقدان الاتصال بــ 4 جنود إسرائيليين في حي الزيتون
Dhacdo yuhuuda kunoqotay fajaciso ayaa kadhacday Xayi Saytuun - Qaza .

Waa dhacdo shabahda 7 October wixii dhacay ee lahaa dil iyo qafaalasho .

Dagaal dhacay kadib ayaa la waayay tiro ciidan ah oo lagu qiyaasay 4 askari.

Meel masaafadeedu la yartahay Muqdisho oo NAATO iyo reer yurub ku jabeen walina lagasoo tabinayo kiisas dil iyo qafaalasho ah kadib dagaalo mudo dheer kasocday.

Waa arin fajaciso ah .

https://t.me/rixllah
3👍1
Diyaarado dhowr ah oo rayid ah oo Israa’iili ah ayaa adeegsaday hawada Turkiga saacadaha ugu dambeeyay, iyagoo ka kacay garoonka diyaaradaha Ben Gurion iyada oo aan wax dhibaato ama xayiraad ah lagu soo rogin.

Sida caadiga ah, wax ficil dhab ah ma jiraan—kaliya hadallo madhan.

https://t.me/rixllah
🤬1
غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Diyaarado dhowr ah oo rayid ah oo Israa’iili ah ayaa adeegsaday hawada Turkiga saacadaha ugu dambeeyay, iyagoo ka kacay garoonka diyaaradaha Ben Gurion iyada oo aan wax dhibaato ama xayiraad ah lagu soo rogin. Sida caadiga ah, wax ficil dhab ah ma jiraan—kaliya…
Kadib laba sano oo xasuuq ah oo ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen 200,000 oo qof iyo burburka inta badan ee Qaza, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa baarlamaanka ku wargaliyay in si buuxda loo joojiyay xiriirka ganacsi iyo dhaqaale ee lala lahaa Israa’iil, isla markaana la xidhay hawada diyaaradaha Israa’iil.

Laakiin go’aankan ma wuxuu dhab ahaantii uga yimid xasuuqa ka dhacay Qaza, mise wuxuu ahaa jawaab celin ka dhan ah hadalkii Netanyahu ee ku eedeeyay Turkiga inuu xasuuq ka geystay Armeniya, taas oo si weyn u kicisay Ankara?

Kadib markii lagu dhawaaqay saacado kadib waxaa isticmaalay hawada diyaarado Israel laga leeyahay.

https://t.me/rixllah
🤮1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waa tuhun qof wayn!!

Hada wuxu ma prank baa ??

Booooooowe kadaa !!

https://t.me/rixllah
😁3
Boowe waa gangs haduu ilahay kuu idmaayo 😁

https://t.me/rixllah
😁4
غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Boowe waa gangs haduu ilahay kuu idmaayo 😁 https://t.me/rixllah
Iyagaa is keenay , haloo kala garnaqo raggaas is haysta .

Fadhiista ceebtiina qarsadaa laga kari waayay.

Iyagaa isku eedeeyey in midba midkale uu yahay jaajuus kk.

😁
😁3
Ciidanka maraykanka ayaa faarujiyay saldhiggiisi aadka u weynaa ee Caynu Asad ee Al Anbaar galbeedka ciraaq , sidoo kale ameerikaanku waxay baneeyeen saldhig yadoodii baghdaad taasoo ah in maraykanku ka baxaayo gabi ahaanba Ciraaq

https://t.me/rixllah
👍1