Kadib 12 maalmood oo dagaallo aan kala joogsi laheydn ay ka socdeen intabadan gobollada wadanka Suuruiya ayay ugu dambeyn xoogagga mucaaradka Suuriya lawareegeen talada wadanka.
Wararka ka imaanaya Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo xalay fiidkii ka billaawday magaalada Ximis oo ah caasimadda 3aad ee wadanka ay sababtay in ay burburaan ciidamadii dowladda Bishaar Al-Asad.
Kumanaan katirsan kooxaha kacdoonka ayaa ugudbay magaalada Dimishiq waxayna gacanta ku dhigeen xarumaha muhiimka ah sida Telefeshinka iyo Raadiyaha dowladda.
Sidoo kale qasriga madaxtooyada Dimishiq ayay kacdoon wadayaashu galeen balse kamasoo helin Bishaar Al-Asad waxaana larumeysanyahay in uu ubaxsaday dalka dibaddiisa.
Malaayiin shacab ah ayaa ku dabaal degaya fagaaraha weyn ee Umawiyiinta magaalada Dimishiq, waa markii ugu horraysay oo shacabka Suuriya uu saaka waagu ubaryo iyagoo xor ka ah nidaamka Aala Asad kadib muddo 53 sano ah.

π2
Horyaalka nolosha .pdf
2.3 MB
Buuga waa horyaalka nolosha
Qoraa : saatibaan maxamed
Nooca : Pdf
Bogge 152
Cabir 2.5 mp
Qoraa : saatibaan maxamed
Nooca : Pdf
Bogge 152
Cabir 2.5 mp
Dalalaka sheesheeye damacu ma dayanayaan anagana qabiil deeyj mayno dunidana taaariikhdeena ka baqaan dadkeenuna dalkooda ka mashquulsan yihiin codwguna dalkeena ku mashquulsan yahay ... waxaan Bhd dhamaanteena kawada haysaanaa sida hubka loo rido .
π3
Forwarded from Taariikhda SoomaaliyaπΈπ΄πͺ (Saatibaan)
https://www.facebook.com/qoraasaatibaan?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v intaas halga kiciyo bahdayda taarikhda