Asc asc
Madaama aan sameyey telegram 2021 waxaa umalayana inta badan qaraxa kuwada dhintay allow kuwa unaxriiso walle dad badan igu xirnaa dhinteen ku jiraaan bal kuwa alla nooleya aan arke salaanta iga qaadaba

β€4
Waa maxay mushkilada qabyaaladu hada inagu haysaa?
horumarlaβaanta iyo dawlad daacad ah oo sharciga wadanka u hogaansan dadkana cadaalad ku kala xukunta waxa inaga hortaagani waa Qabyaalada dadka Somalida ah dhamaan lafta kaga jirta sababta oo ah dadku wax kasta oo ay kamidaysan yihiin wuu qabsoomaa hogaamiye xun oo kastaa haduu dalku yeesho lakiin dadku midaysanyahay waxba kama qaado.
Adiga fikir kaaga maxay tahay mushkilada ay hda inagu haysaa qabyaaladu?

π4
Dooda habeen danba aalada zoomka ah cida diyaar ah wahatas appka 619373945
Waxa uu ka dhici doonaa dooda aaalada zoomka

Linkiyada waxaa so dhigi doonaa dhamaan garoupyada saatibaaan uu masul ka yahay
π1
Kadib 12 maalmood oo dagaallo aan kala joogsi laheydn ay ka socdeen intabadan gobollada wadanka Suuruiya ayay ugu dambeyn xoogagga mucaaradka Suuriya lawareegeen talada wadanka.
Wararka ka imaanaya Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo xalay fiidkii ka billaawday magaalada Ximis oo ah caasimadda 3aad ee wadanka ay sababtay in ay burburaan ciidamadii dowladda Bishaar Al-Asad.
Kumanaan katirsan kooxaha kacdoonka ayaa ugudbay magaalada Dimishiq waxayna gacanta ku dhigeen xarumaha muhiimka ah sida Telefeshinka iyo Raadiyaha dowladda.
Sidoo kale qasriga madaxtooyada Dimishiq ayay kacdoon wadayaashu galeen balse kamasoo helin Bishaar Al-Asad waxaana larumeysanyahay in uu ubaxsaday dalka dibaddiisa.
Malaayiin shacab ah ayaa ku dabaal degaya fagaaraha weyn ee Umawiyiinta magaalada Dimishiq, waa markii ugu horraysay oo shacabka Suuriya uu saaka waagu ubaryo iyagoo xor ka ah nidaamka Aala Asad kadib muddo 53 sano ah.

π2
Horyaalka nolosha .pdf
2.3 MB
Buuga waa horyaalka nolosha
Qoraa : saatibaan maxamed
Nooca : Pdf
Bogge 152
Cabir 2.5 mp
Qoraa : saatibaan maxamed
Nooca : Pdf
Bogge 152
Cabir 2.5 mp
Dalalaka sheesheeye damacu ma dayanayaan anagana qabiil deeyj mayno dunidana taaariikhdeena ka baqaan dadkeenuna dalkooda ka mashquulsan yihiin codwguna dalkeena ku mashquulsan yahay ... waxaan Bhd dhamaanteena kawada haysaanaa sida hubka loo rido .
π3