Odey crypto
76 subscribers
180 photos
9 links
🚀 Welcome to Somali Crypto Hub
📈 Daily Crypto Signals & Market Analysis
📰 Breaking Crypto News & Airdrops
🎓 Trading
Download Telegram
#TAO COIN
1
Suuqa Waxaa sameeyey dagaalada kasoo cusboonaadey USA iyo IRAN
#APTOS hadii zonekaas lakeeno fursad ayaa kabanaan
🔴 DEG-DEG: Iiraan ayaa ka digtay in aysan mar dambe u hoggaansami doonin heshiiskii ay la gashay Mareykanka ee lagu doonayay in lagu soo afjaro dagaalka Bariga Dhexe, haddii Washington ay sii waddo jebinta heshiiskaas, sida ay baahisay warbaahinta dowladda Iiraan.