🔴 DEG-DEG: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa wadahadal la yeeshay sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas, Basem Naeem, iyagoo ka wada hadlay wada-hadallada u dhexeeya Iiraan iyo Mareykanka, sida ay baahisay warbaahinta dowladda Iiraan.