π΄ Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa hanjabaaddii ugu dambeysay ee uu u jeediyay Iiraan sabab u noqotay in la hakiyo wada-hadalladii Mareykanka iyo Iiraan ee ka socday Switzerland, isla markaana ay shaki gelisay in wada-xaajoodyadu sii socon doonaan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Tasnim oo xiriir la leh dowladda Iiraan, iyadoo soo xiganeysa ilo xog-ogaal ah.
π΄ Qoraal uu hore ugu daabacay bartiisa Truth Social, Trump ayaa ku hanjabay inuu weerari doono Iiraan haddii aysan joojin taageeridda kooxda Hezbollah ee dalka Lubnaan, oo uu ku eedeeyay inay βdhibaato wadaan.β

π΄ DEG-DEG: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa wadahadal la yeeshay sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas, Basem Naeem, iyagoo ka wada hadlay wada-hadallada u dhexeeya Iiraan iyo Mareykanka, sida ay baahisay warbaahinta dowladda Iiraan.