Odey crypto
77 subscribers
180 photos
9 links
πŸš€ Welcome to Somali Crypto Hub
πŸ“ˆ Daily Crypto Signals & Market Analysis
πŸ“° Breaking Crypto News & Airdrops
πŸŽ“ Trading
Download Telegram
Buy low sell high
πŸ₯°1
Still holding...
πŸ”΄ Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa hanjabaaddii ugu dambeysay ee uu u jeediyay Iiraan sabab u noqotay in la hakiyo wada-hadalladii Mareykanka iyo Iiraan ee ka socday Switzerland, isla markaana ay shaki gelisay in wada-xaajoodyadu sii socon doonaan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Tasnim oo xiriir la leh dowladda Iiraan, iyadoo soo xiganeysa ilo xog-ogaal ah.
πŸ”΄ Qoraal uu hore ugu daabacay bartiisa Truth Social, Trump ayaa ku hanjabay inuu weerari doono Iiraan haddii aysan joojin taageeridda kooxda Hezbollah ee dalka Lubnaan, oo uu ku eedeeyay inay β€œdhibaato wadaan.”
Buy low sell high πŸ“Š
Weli heshiiska rajo fcn ayuu leeyahay
Waxa maanta kacusub suuqa crypto
πŸ”΄ DEG-DEG: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa wadahadal la yeeshay sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas, Basem Naeem, iyagoo ka wada hadlay wada-hadallada u dhexeeya Iiraan iyo Mareykanka, sida ay baahisay warbaahinta dowladda Iiraan.
Still holding...
❀1
❀2
Xaaladda maanta ee suuqa #crypto
πŸ‘1