🔴 DEGDEG: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa u sheegay dhiggiisa Pakistan in Mareykanka uu mas’uul ka yahay soo afjaridda dagaalka dhammaan jihooyinka, oo ay ku jirto Lubnaan.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Mareykanku uu qaadi doono mas’uuliyadda jebin kasta oo lagu sameeyo xabbad-joojin suurtagal ah ama heshiis is-afgarad (MoU), sida lagu sheegay bayaan rasmi ah.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Mareykanku uu qaadi doono mas’uuliyadda jebin kasta oo lagu sameeyo xabbad-joojin suurtagal ah ama heshiis is-afgarad (MoU), sida lagu sheegay bayaan rasmi ah.
DEG DEG: 🚨🚨🚨Hay’addaha sirdoonka Mareykanka ayaa ka digay in IsraIl ay damacsantahay wiiqida heshiiska Iran iyo Mareykanka.
🔴 DEGDEG: Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Pakistan, Mohsin Naqvi, ayaa gaaray magaalada Tehran, halkaas oo uu kula kulmay dhiggiisa Iiraan Eskandar Momeni, Wasiirka Arrimaha Dibadda Abbas Araghchi, iyo mas’uuliyiin kale.
🔴 Kulamadan ayaa qeyb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee socda, kuwaas oo lagu taageerayo dhexdhexaadin iyo wada-hadallo lagu doonayo in lagu gaaro nabad waarta oo ka hanaqaadda Bariga Dhexe.
🔴 Kulamadan ayaa qeyb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee socda, kuwaas oo lagu taageerayo dhexdhexaadin iyo wada-hadallo lagu doonayo in lagu gaaro nabad waarta oo ka hanaqaadda Bariga Dhexe.