NUXUR SIDA️
12.3K subscribers
698 photos
85 videos
13 files
155 links
Halkan waxaan kusoo gudbiyaa barnaamijyo wax ku ool ah


Nuxur iigu imow ❤️
Download Telegram
Waa wax aad u qurux badan kolka aad haysatid qof aad agtiisa raaxo ku dareento.
Aadna cod dheer ugu sheegto waxyaabo aanad waligaa cidkale la wadaagin.
"Wax ay u egtahay Shalay uun markii aynu sugaynay inta ay waalidkeen suuqa ka soo noqonayaan iyaga oo innoo wada buskud iyo macmacaan, maantana, wax aynu nahay 20th iyo wax sanno, oo deggan guri yar oo ku yaala magaalo weyn, wax aynu ka nimid magaalooyinkeenii yar yaraa si aynu u daba orodno riyooyinkeenna iyo mustaqbal dhiskeenna, innaga oo isku dayayna inaynu dhisno nolol wada qaada saaxiibada, waalidka iyo innagaba."

Turjumid. Mohamed H. Jama

~Aniguna Dunida suugaanta.
Wax xayo ah(xishood ah) malaha doqonimadu,

Laakiin ku qancidda doqonimadu waa wax laga xishoodo.


Film.
Naftayda qaaliga ahey kaligaa ayaa xaq u leh in aan kaa fekero.
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 @somalibooks 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 🕋Muslim Channels🕋👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎥 @Diinteenna_Macaan
🎥 @Al_xakiim
🎥 @Quruxdaislaamka
🎥 @Hidaayatu_Rabi
🎥 @hogaan_Dumar
🎥 @Dhaqan_wanaag
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇😂JOKES AND FUN😂👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎧 @XikmadoSom
🎧 @Dhiiragaliye
🎧 @Mucaashaq_Jacayl
🎧 @AishaAhmed99
🎧 @QalbiDhaye143
🎧 @kalimakariim
🎧 @xaqiiqadanolosha
🎧 @Albaanichannel252
🎧 @Ruuxda
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📽ENTERTAINMENT📽👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
✍️ @Dareen_side
✍️ @Hasancaashaq)
✍️ @daren_jaceyl
✍️ @Mohametahmed
✍️ @Noqoxiddig
✍️ @FAAIDOCHANEEL
✍️ @guuleyso11
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 📲 Educations 📲👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📲 @maanhage
📲 @farsamada
📲 @KobciAqoontaada2

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📚 Pdf Books📚👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📕 @somalibooks
📕 @Somalilibrary
📕 @kobciyebooks

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Tijaabi...


Wax kasta oo aad qabashadiisa cabsi ku dareemaysid kudhiiro oo tijaabi hubaal wax uun ayaad ka faa'iidi doontaaye

"Guushu waxay taala dhanka kale ee cabsida"

Marwalba tijaabi wax cusub;
Naftaadu raynrayn ayey ku dareemi doontaa samaynteeda'e

Ogow waxa kaliya ee ay ina dheeryihiin kuwa xaqiijinta badani waa joogtaynta iyo dhiiranaanta ee qaacido ka dhigo labadaba.

Diinteena suuban waxa ku xusan in camal la sameeyo uu rabi u jecel yahay midka la joogteeyo kaas ayaana u khayr badan.

Ogow wixii mar la qabto kadibna la dhaafaa ma yeesho faaiido dhaafsiisan isla daqiiqadaas aad dhaaftaye.

@Abbdirisak
Kaliya fariin uun iima aha laakiin waa qayb kamid ah dareen wadayaasha dhiiga waayo massege keedu/kiisu waa midka sababa in uu wadnuhu xoog u garaacmo dhamaan halbawlayaashuna shaqada dadajiyaan kolka uu isoo gaadho.
"Naftaada wakhti sii"🌼
"Farxad miyaan kuu sameeyaa?"


"Waxan ahay aduunka oodhan ninka ugu farxadda badan
Waxaan jeclahay waxwalba oo adiga kugu saabsan.waxwalba".


~Film.
Marka aysen jirin cid subaxdii hurdada kakicisa ,marka aysen jirin cid habeenkii sugeysay marka aad waxkasta doonayso samayn karto taas micnaheegu waa ?
Anonymous Poll
57%
Xoriyad
43%
Kelinimo
Hadal Qoto dheer,Ilaahay ha unaxariisto sooraan.😭

https://t.me/bahjasooyaalka
Jimce wanaagsan akhyaarta.

Saliga suubanaha iyo sunayaasha jimcaha ha ilaawina

Barakooba idam alle❤️
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
        🫧 Community ++ 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📮Somali Free Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Somali Librarians   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Xikmado iyo murti ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Kobciye Books        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Mucaashaq Jacayl↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dhiirigaliye nolol   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hoyga Farsamda    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aqoon Kobciye      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dunida suugaanta ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Quruxda islaamka   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 jacaylside channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 alxakiim channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮xaqiiqada Nolosha  ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dareen Side channel↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Som Motivation       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hassan Caashaq       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Qalbi Dhaye               ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qalbiyadeena          ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Guulaayso bet         ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kalimat Kariim        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aisha bin Ahmed    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Faiido Channel       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hogaan Dumar       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 albaani channel
     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dhaqan Wanaag     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dinteena suuban   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qoraalo kooban    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Nuxur Side FXV      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kaydka Qormo     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Ruuxda channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 MaanHage School ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete 🔝12hrs in channel
Quruxdayda aad u jeeddaa waa adiga humaagaaga/reflection kaaga.

~Rumi.
Wax sahalo lagu helaa ma jiro. I aamin. Wax waliba marka dedaal iyo joogtayn la isu raaciyo inuu midha dhalo ayay u badan tahay. Way dhacdaa inay si fudud dadka qaar ku helaan waxay rabaan, waa se farakutiris. Waa nasiib ayaa la yidhaahdaa, mar walba se nasiibka aad raadsato ayaa ka fursad badan helitaanka nasiibka aad niyadda ka dhawrayso. qof miskiin ah uun baa nasiibka fadhiga ku sii suga. Nasiibka waxa hela qofka raadsada ee ma hanto kan sugaa. Kalluunka ninka shabagga u qaatay ee badda ku kallaha iyo ninka barkinta dheeraystay kee ayaa u dhow inuu helo? Haddii ba aad ila qirsan tahay in kallahaaddu muhim tahay waxaad si dadban u baratay 'inaan waxba bilaash lagu helin'.

Waa xaqiiqo khadhaadh oo in badan aan ka indhaqarsanno, dhabtu se waa inaan la hurayn 'Halgan'.

~Cabdijaliil khadar.
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
كاد المعلم ان يكون رسول❤️
Gabadhaydiiyey taladan weele.😢❤️