Midabkaabegraphics
3.41K subscribers
35 photos
2 videos
64 files
102 links
Halkaan waxaad ka heleysaa Casharada Graphic Designka,Video Editing iyo wax waliba oo ku saabsan Multimedia
Download Telegram
1
Midabkaabegraphics
https://drive.google.com/file/d/1I2NSLpFBnh7f5Ub6R36y7wIqMNFjIiC6/view
Halkaan waxaa ku jira 500 Animated Text Presets oo Premiere Pro ah Oo aad u isticmaali karto Cinwaanada Iyo Qoraalada Halaga Faa,ideysto
👍1
Qaabkaan Ugu Shubo
👍1
Asc Engrs...Waxaan Rajeynaa inaad cafimaad Qabtaan ..Mudadii lasoo dhaafey weliba bishii lasoo dhaafey waxaan aad uga shaqeyneyney inaan sameyno madal waxbarasho oo online ah maadaama Dalabaad badan inooga imaanayey Asxaabteena Qaar badan.. marka Dadaal badan kedib waxaan sameyney Shabakadaan xirfadeeye.com Oo ah madal Qofku uu kabaran karo Wax waliba oo xirfado ah dhanka technologyga ubadan... Waxaan kusoo gudbin doonaa Koorsooyin ku Baxa Afka somaliga oo Qofka ka caawinaya inuu uga maarmo Waqti badan oo ka gali lahaa in uu Goob xaadiro... hadda waxaa inoogu diyaarsan Koorsooyin free ah oo isugu jira Multimedia & Web Development Weliba Free Ah ... Qaar Kale oo Khidmad yar uu qofka iska bixinayana Dhowaan aye inoo soo galayaan I.a...mahdsanidiin Dhamaan
👍167