Jawaabta Waxaa lagu soo Dirayaa Groupkan..https://t.me/+pVjEEvMci9wwZjJk
Telegram
Midabkaabe Graphics Team
You’ve been invited to join this group on Telegram.
Challange Week 02.... Kusoo Sameey Adobe Photoshop....Sawirka ka saar qofka meesha taagan Adigoo Raacaya Tusaalaha Sidoo kale Isticmaalaya Toolska ku jira Qeybta Tool Barka...Soona dir Backgrounka oo nadiif ah ...Lets Go! (Sidoo kale waxaan Aad udhiire gelinayaa Dhamaan Asxaaptii isku daydey Isbuucii hore oo Dadaal badan soo sameeyey halkiisa kasii wada i.a..) ...
Midabkaabegraphics
https://mockuptree.com/free/book-cover-mockups-psd/
Book Cover Mockupka Sizekiisa aad ayu uweynyahy inta uu so galayo waqti waaye Qofkii Internet speed leh haysta halkan hakala dago waa Free