Midabkaabegraphics
3.41K subscribers
35 photos
2 videos
64 files
102 links
Halkaan waxaad ka heleysaa Casharada Graphic Designka,Video Editing iyo wax waliba oo ku saabsan Multimedia
Download Telegram
Ma xiiseyneynaa challenge-ga?
Anonymous Poll
97%
Haa
5%
Mayya
Challange Week 01.... Kusoo Sameey Adobe Photoshop Bil iyo Xidig Adigoo Isticmaalaya Shapepeska ku jira Qeybta Toolska...Sido kale Kasoo Qaad Sawir Dhameystiran Oo Lagu Arkaayo Interfaceka Photoshop Iyo Layerska...Lets Go!
Challange Week 02.... Kusoo Sameey Adobe Photoshop....Sawirka ka saar qofka meesha taagan Adigoo Raacaya Tusaalaha Sidoo kale Isticmaalaya Toolska ku jira Qeybta Tool Barka...Soona dir Backgrounka oo nadiif ah ...Lets Go! (Sidoo kale waxaan Aad udhiire gelinayaa Dhamaan Asxaaptii isku daydey Isbuucii hore oo Dadaal badan soo sameeyey halkiisa kasii wada i.a..) ...
Midabkaabegraphics
https://mockuptree.com/free/book-cover-mockups-psd/
Book Cover Mockupka Sizekiisa aad ayu uweynyahy inta uu so galayo waqti waaye Qofkii Internet speed leh haysta halkan hakala dago waa Free