Asc Dhamaan Asxaabta Halkaan ku sugan waxa rajeynaa inaad caafimaad Qabtaan ..intaa kadib isbuucii lasoo dhaafey mashquul badan ayan ku jirey oo youtubekeena wax cashar ah masoo gelin alx hadda wu iso dhamaadey...intaa kadib waxaan rabey in aan idinla wadaago arin aan jecleysty ina idin faaideeyo oo ah inan kasoo diyaariyo barnamijka Adobe photoshop challenges fudud idinkana caawinaya inad ku fahantaan aas aaska photoshopka oo isbuuciiba hal kamid ah aan Qaadaneyno.... Arintaas Haddi Aad xiiseyneysaan... Ilasoo wadaagaa i.a..
Jawaabta Waxaa lagu soo Dirayaa Groupkan..https://t.me/+pVjEEvMci9wwZjJk
Telegram
Midabkaabe Graphics Team
You’ve been invited to join this group on Telegram.