Ⓜ️anhajonline
2.52K subscribers
466 photos
32 videos
15 files
1.69K links
📢 New: Telegram Channel | Manhajonline | find us here to get all new updates straight to your phone❗️

www.manhajonline.com
Download Telegram
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa....

🆕 *F a t a a w a*

🌖 *Su’aalo Ku Saabsan Soonka 6 Cisho Ee Shawaal*

1️⃣ *Su’aasha 1aad: Soonka Xidhiidhinta shuwaalka Xadiiskani Miyuu soo guda gelayaa*

_(صِيَامَ يَوْمِ السَّبْتِ لَا لَكِ وَلَا عَلَيْكِ)_

2️⃣ *Su’aasha 2aad: Jimcaha soonka la soomayo shawaal dhexdiisa muxuu noqonayaa xukunkiisu?*

3️⃣ *Su’aasha 3aad: Ma ka ajar badan yahay in 6 shawaal la soomo awalkeeda ta aakhir keeda la soomaa?*

👤 Sheekh Cutmaan Muxammad Ismaaciil {Al-Qaadi}

🎧 *Dhagayso* http://manhajonline.com/audio/suaalo-ku-saabsan-soonka-6-cisho-ee-shawaal/

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *ka Jawaabida Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi*

*Ninku gabadhiisuu furay haduu soo ceshado gabadhuna diido ka waran sheekh?*

#⃣ *Su’aasha 1aad *

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕰 *02:43*

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *ka Jawaabida Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi*

*Waa maxay xukunka lagu tasbiixsanayo tusbaxa?*

#⃣ *Su’aasha 2aad *

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕰 *03:08*

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *ka Jawaabida Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi*

*Gabadha Maxkamadu iga furto miyay iga furantahay?*

#⃣ *Su’aasha 3aad *

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕰 *01:16*

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *ka Jawaabida Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi*

*Hadaan shirkad u shaqeeyo oo mushahar go’an isiiyaan lacagta dheeraadka ah ee ka soo baxa faaidada shirkadu samayso xukunka la qaadanayo waa maxay?*

#⃣ *Su’aasha 4aad *

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕰 *02:52*

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *ka Jawaabida Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi*

*Mataga ilmaha yar suuliga malagu shubi karaa haduu soo matago cuntadii oo aan isbadalon?*

#⃣ *Su’aasha 6aad *

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕰 *00:48*

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *ka Jawaabida Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi*

*Xijaabkaan xidhay anoon daahir ahay ma ku tukan karaa?*

#⃣ *Su’aasha 5aad *

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕰 *00:43*

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *Furitaanka Dawrada Masjid Nakhiil Ee Hargaisa...*

📡 _ H a d d a L i v e_

*Waanooyin iyo Talooyin ku Socota Ardayda Cilmiga Sharciga*

👤 Sheekh Axmed {حفظه الله}

🕌 Masjid Nakhiil - Hargaisa

📺 https://www.facebook.com/masjid.nakhiil.3/videos/249595945997434?sfns=xmo

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa....

📡 _ H a d d a L i v e_

📔 *Tilmaamaha Aadaabta Ardayga Cilmiga Sharciga معالم في آداب طالب العلم*

👤 Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh {حفظه الله}

🕌 Masjid Al-Istiqaamaha - Burco

📻 https://www.spreaker.com/show/manhajonline-radio

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *"Silsilad Taxan Oo ku Saabsan Naxwaha & Sarfiga* _Kitaabkii 2aad_

📡 _ H a d d a L i v e_

📔 *Sharaxa Laamiyatul Afcaal شرح لامية الأفعال*

#⃣ *Darsiga 14aad*

👤 Sheekh Dr. Cumar Cabdilaahi Cuthmaan {حفظه الله}

🕌 Masjid Al-Khayr - Burco

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*