Ⓜ️anhajonline
2.51K subscribers
467 photos
32 videos
15 files
1.69K links
📢 New: Telegram Channel | Manhajonline | find us here to get all new updates straight to your phone❗️

www.manhajonline.com
Download Telegram
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *" الرحلة إلى طلب العلم."*

📡 _H a d d a Live_

📕 *Nukhbatul Fikri li ibnu Xajar نخبة الفكر لابن حجر*

👤 Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh {حفظه الله}

🌃 Burco, Togdheer

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *"Silsilad Taxan Oo ku Saabsan Fiqhiga Shaaficiyada*

📡 _H a d d a Live_

📕 *Minhaaj Al-Daalibiin Ee Nawawi منهاج الطالبين للنووي *

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕌 Masjid Nakhiil - Hargaisa

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Haday ay dhib kugu noqoto oo aad ka tagi kari waydo waxaad u baratay ee ay naftaadu iskala qabatintay ee caadada kuu noqday maxaad samaynaysaa?

Waxuu yidhi Sheekh Ibnul-qayyim:

Dhibta ay leedahay in qofka ka taga dhaqanada uu la qabatimay waxa u dareemayaa uun hadii uu uga tago siyaabo kale oo aan ilaahay dartiis ahayn.

Laakiin qofka qalbigiisa si dhab ah ay uga soo go’do in uu faraha ka qaado dhaqanadaas naftiisu la qabatintay, kaasi wuxuu dhibka dareemayaa uun inta hore ee imtixaanka kala guurka ah, taas oo kala cadaynaysaa in ay dhab ka tahay in uu faraha kala baxay (dhaqanadaas naftiisu la qabatintay)iyo in kale.

Hadii markaa qofku ku guulaysto in uu badalo wixii dhaqan ahaa,
oo u waqtigaas yar ee kala guurka ahna u yara adkaysto.
qofkaas intaa ka dib waxa uu ka guulaystay dhaqanadiisii uu mudada dheer u taag la’aa waxaanu galayaa nololsha kale ee Macaan.

إن كنتَ تَجد مشقة في ترك المألوفات و العوائد ؛

قال شيخ الإسلام ابن القيم :ـ

✍🏿 كما في كتابه " الفوائد "

ـ : " إنَّما يجد المشقة في ترك المألوفات و العوائد مَن تركها لغير الله ، أما مَن تركها صادقاً مُخلصاً من قلبه ؛ فإنه لا يجد في تركها مشقَّةً إلاَّ في أوَّل وهلةٍ لِيُمتَحن : أصادقٌ هو في تركها أم كاذب ؟
فإنْ صبَر على تلك المشقَّة قليلاً استحالت لذَّة "اهـ

https://t.me/manhajonline
Imaam Axmed Ibnu Xanbal
waxa uu yidhi:

Waxaan qaybi jiray Qur’aanka, ka dib markaan u wareegay barashada culmiga Xadithka ayaan Qur’aankii ka mashquulay.
Markaasaan is weydiiyey ilaa goormaad sidan sii ahaanaysaa?

Waxaan markaas ilaahay ka baryey in uu igu galadaysto in aan qaybo Qur’aanka laakiin nasiib daro ma odhan oo kuma darin ducaydaas in aan qaybo Qur’aanka anoo badqab iyo badhaadhe ku jira!
Hadaba waxaa dhacday in aan qaybay Qur’aanka markii aan galay xabsiga anigoo silsiladaysan.

Ujeedada hadalkaygu waa hadii aad ilaahay wax weydiisanayso raaci ereyga ah in ilaahay kuugu daro ducadaas badqab iyo caafimaad.

‏قال الإمام أحمد إبن حنبل
رحمه الله تعالى:

كنت أحفظ القرآن فلما طلبت الحديث اشتغلت ، فقلت: متى؟ فسألت الله أن يمن علي بحفظه، ولم أقل في عافية، فما حفظته إلا في السجن والقيود،
فإذاسألت الله حاجة فتقول: في عافية .

✍🏿مناقب الإمام أحمد
لأبن الجوزي ص ( 39 )


https://t.me/manhajonline
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *"Silsilad Taxan Oo ku Saabsan Fiqhiga Shaaficiyada*

📡 _ H a d d a L i v e_

📕 *Minhaaj Ad-Daalibiin Ee Nawawi منهاج الطالبين للنووي *

#️⃣ *Darsiga 5aad*

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕌 Masjid Nakhiil - Hargaisa

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
‏نبشركم بزيارة الشيخين الفاضلين

الشيخ الدكتور #عثمان_معلم

والشيخ الوالد #محمد_عبدالظاهر

للبلد بداية هذا الأسبوع ...

‏وإليكم جدول الزمني لندوة وعناوين محاضرة .
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *"Nadwo Magaceedu Tahay إِنَّ الدِّينَ عِندَ اللَّهِ الْإِسْلَامُ ۗ*

📡 _ H a d d a L i v e_

*Burinta Libraariyada iyo Cilmaaniyada نقد الليبرالية والعلمانية*

👤 Sheekh Dr. Cuthmaan Macallin {حفظه الله}

👤 Sheekh Muxammad Cabdi Daahir {حفظه الله}

🕌 Masjid Nakhiil - Hargaisa

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *"Nadwo Magaceedu Tahay إِنَّ الدِّينَ عِندَ اللَّهِ الْإِسْلَامُ ۗ*

📡 _ H a d d a L i v e_

*Halista ilxaadnimida iyo siyaabaha la iskaga ilaalinayo الإلحاد وخطره وسبل الوقاية منه*

👤 Sheekh Dr. Cuthmaan Macallin {حفظه الله}

🕌 Masjid Nakhiil - Hargaisa

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *"Nadwo Magaceedu Tahay إِنَّ الدِّينَ عِندَ اللَّهِ الْإِسْلَامُ ۗ*

📡 _ H a d d a L i v e_

*Halista ilxaadnimida iyo siyaabaha la iskaga ilaalinayo الإلحاد وخطره وسبل الوقاية منه*

2️⃣ _Qaybta 2aad_

👤 Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh {حفظه الله}

🕌 Masjid Nakhiil - Hargaisa

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa....

📛 *Xukunka U Dabbaaldegga Waxa Lagu Magacaabo Maalinta Jacaylka حكم عيد الحب في الإسلام*

👤 Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

📺 *Daawo* https://youtu.be/qpS99tzWTJc

🏷Twitter * @manhajonline *
•••••••••••••••••••••••••••••••
♻️ *Sii faafi* ♻️
Ⓜ️anhajonline Wuxuu idiin Soo Bandhigayaa.... *"Silsilad Taxan Oo ku Saabsan Fiqhiga Shaaficiyada*

📡 _ H a d d a L i v e_

📕 *Minhaaj Ad-Daalibiin Ee Nawawi منهاج الطالبين للنووي *

#️⃣ *Darsiga 8aad*

👤 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi {حفظه الله}

🕌 Masjid Nakhiil - Hargaisa

📻 http://mixlr.com/manhajonline

🏷 Twitter *@manhajonline*
•••••••••••••••••••••••••••••••
*Sii faafi*