Maan Academy Technology
1.21K subscribers
9 photos
2 videos
1 file
31 links
Baro Xorfad Si aad Bari Ugu shaqaysato
Download Telegram
GRAPHIC DESIGN
BUSHAARO... BUSHAARO... BUSHAARO
Majeceshahay inaad Barato Xirfadda (NASHQADAYNTA)
Madoonaysa Inaad Ka Mid Noqoto Dadka Ku Shaqaysta Xirfada
(GRAPHIC DESIGN-KA)...
Haday Jawaabtaadu Tahat HAA.
#MaanAcademyTechnology Waxa Uu Bilaabayaa Fasalo Cusub
Oo Lagu Baran Doono (Adobe Photoshop cc 2025) & (Adobe illustrator cc2025).

#FEE $15 Oo kaliya
#certificate yes
#mudada 2 bilood

Inta Uu Cours-ku Socdo Waxa Lagu BAran Doonaa
#Qaabka Loo Sameeynaayo Designs-ka #SIDA.
🟠INTERFACE OVER VIEW
🟠ROLL UP- DESIGN
🟠BANNER DESIGN
🟠CERTIFICATE DESIGN
🟠LOGO DESIGN
🟠BUSINESS CARD DESIGN
🟠ID CARD DESIGN
🟠INVITATION CARD DESIGN
🟠FLAYER DESIGN
Export Image and More.....

"Ardayda Laqaadanayaa Way Kooban Yhihiin Ee Fadlan Hore Isku Diwaan Gali"

#FURSADANI Waa Taadi Ee Ka fa'idayso.

📲Whatapp Numper 063-4607446
2
#BUSHAARO_BUSHAARO_BUSHAARO
Majeceshahay inaad Barato Xirfadda Muqaal Samaynta.
Madoonaysa Inaad Ka Mid Noqoto Dadka Ku Shaqaysta Xirfadda #VIDEO_EDITING_KA
Haday Jawaab Taadu Tahay #Haa Kuliyada #Maan_Academy_Technology
Waxay Bilaabaysa Fasalo Cusub Oo Lagu Baran Doono Xirfadda (Muqaal Samaynta Ee Video Editing ka).
Waxaana Lagu Baran Doonaa Software ka #Adobe_premiere.

#Ardayda Laqaadanaya Way Koo Banyihiin Ee Fadlan Hore Isku Diwaangali.

Wixii Warbixin Dheerad ah Nagala Soo Xidhiidh.
WhatsApp Numper kan. +252 63-4607446
#BUSHAARO_BUSHAARO_BUSHAARO
#Barashada_Computerka
Majeceshahay Inaad Barato Xirfadda #Computrtka Madoonaysa inaad Ka Mid Noqoto Dadka Ku Shaqaysta Xirfadda Computer ka
Haday jawaabtaadu Tahay #HAA Kuliyada #Maan_Academy_Technology Waxay Bilabaysa Fasallo Cusub Oo Lagu Baran Doono Xirfadda #Computer ka.
Waxaana Lagu Baran Doona Inta Uu Course ku socdo.

1: INTRODUCTION BASIC COMPUTER
1: WINDOWS 10 iyo WINDOWS 11
2: Microsoft Word
3: Microsoft Excel
4: Microsoft power point
5: Microsoft Publisher
Iyo Taloyin Ku Saabsan Barashada Computer ka

"Ardayda La Qaadanayaa Way Koo Ban Yihiin Ee Fadlan Hore Isku Diwaa Gali"

Wixii Warbixin Ah Nagala Soo Xidhiidh Numparkan WhatsApp ka +252 63-4607446
2