Kooxda Kulmis
2.16K subscribers
1 photo
27 links
KULMIS;xogaheeda iyo waxyaalaha cusub ee ay soo kordhisay baad ka helaysaa kannaalkan.
Download Telegram
Channel created
Subax wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: hoyga sheekoyinka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: Somali scholarship
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Xikmada wade
✿: faafinta diinta islaamka
✿: Dunida dahsoon

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
✿: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@HoygaShekoyinka
📌 @DUNIDADAHSOON


■□■□■□■□ - ■□■□■□■


KANAALKAN KALA SOCO QISOOYIN IYO XOGO KU CAJAB GALIYA.


■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Forwarded from Kooxda Kulmis
"KULMIS" waa guruub(koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida. Kooxdan oo ujeedooyinkooda ay kamid tahay; midayn iyo isdhexgal(is barasho)inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar u leh(koorasyo,maxaadiroyin, madadaalo,IWM),sidoo kalena inay members(dad) kala faa'idaan.

Si aad kooxda ugu soo biirto; maxaa lagaaga baahanyahay?

Sharciyada kooxda (Rules)
1: inaad leedahay kannaal suubban,wanaagsan.
2:in kannaalkaagu uu 500 members(subscribes) haysto.
3.inaad kannaalkaaga aad guddoomiyaha( @Abdirahmanmohamed1) admin ka dhigto si uu linkska ugu share gareeyo.
4.inaad kooxda iyo wadaagidda (shareta) aad daacad u tahay.
6. in kannaalkaaga muddo bil wax ka badan aadan ka maqnaan karin(post)

Haddaad intan fahantay diyaarna u tahay la xidhiidh @Abdirahmanmohamed1 si uu kooxda kuugu soo daro.

"Waqtigaaga ka faa'ideyso,cidna haku mashquulin,dantaada garo" -nabiil sulaymaan.
SHARCIYADA KOOXDA UWAYN TELEGRAMKA EE KULMIS

"KULMIS" waa guruub(koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida U waawayn . Kooxdan oo ujeedooyinkooda ay kamid tahay; midayn iyo isdhexgal(is barasho)inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar u leh(koorasyo,maxaadiroyin, madadaalo,IWM),sidoo kalena inay members(dad) kala faa'idaan.

Si aad kooxda ugu soo biirto; maxaa lagaaga baahanyahay?

Sharciyada kooxda (Rules)
1: inaad leedahay kannaal suubban,wanaagsan.
2:in kannaalkaagu uu 500 members(subscribes) haysto.
3.inaad kannaalkaaga aad guddoomiyaha( @Abdirahmanmohamed1) admin ka dhigto si uu linkska ugu share gareeyo.
4.inaad kooxda iyo wadaagidda (shareta) aad daacad u tahay.
6. in kannaalkaaga muddo bil wax ka badan aadan ka maqnaan karin(post)

7: chanelkaagu in aanu ku jirin koox kale oon ka ahayn qaybaha kala duwan ee kooxda kulmis.

Haddaad intan fahantay diyaarna u tahay la xidhiidh @Abdirahmanmohamed1 si uu kooxda kuugu soo daro.

"Waqtigaaga ka faa'ideyso,cidna haku mashquulin,dantaada garo" -nabiil sulaymaan.
Kooxda Kulmis pinned «SHARCIYADA KOOXDA UWAYN TELEGRAMKA EE KULMIS "KULMIS" waa guruub(koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida U waawayn . Kooxdan oo ujeedooyinkooda ay kamid tahay; midayn iyo isdhexgal(is barasho)inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar…»
Mashlh kooxda kulmis oo heshay viewskii ubadnaa ee telegramka somalida.
217 kun ayaa daawaday ama arkay.
Waa rubuc milyan.

Chanelkaagu ma ku jiraa kooxdan
Kooxda Kulmis pinned «Subax wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ✿: Buug soomaali PDF ah ✿: ku baro afcarabiga qoralo ✿: hoyga sheekoyinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: culimada su'aashaada weydii ✿: xikmado…»
Chanalkaagu ma ku jiraa kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee telegramka.
Anonymous Poll
48%
Haa
26%
Maya
26%
Waan jeclay inan kusoo biiro
Chanalada kala duwan ee kooxda kulmis chanlkee ayad ku xidhantay nagula wadaag commentig.
Shirwaynaha kooxda kulmis .

Wax iska waydiinta horumarka chanalada bahda kulmis.
Waa shir ay yeeshaan ownerada chanalada kala duwan ee kooxda kulmis .
Dhamaan waxa lagu wargalinaya bahda kooxda kulmis inay diyaar u ahaadaan shirkan oo dhici doonaa habeenimadka jimcuhu soo galayo oo ku beegan 8/6/2023 markay saacadu tahay 9:00 pm fiidnimo .