⚡️Creative Community 📣🔥
1.52K subscribers
47 photos
7 videos
1 file
45 links
📌 Welcome to Creative Community Channel 😍💥🎈

Qaandiid Ahmed — Creative Designer | Social Media Marketing Specialist

@QaybtaCaawintabot

📸 Instagram: https://www.instagram.com/qaandiidahmed/

📱TikTok: https://www.tiktok.com/@qaandiidahmed
Download Telegram
Abdirahim Ibrahim
3👍1
Xabiba Macalin
👍2
Salaam Creative Family ✋🏼
Waxaan soo xulnay 8 qof ee ugu feecan si daacad ah haloogu kala codeeyo waxaan soo dhigaayaa Poll
please si daacad haloo codeeyo

Qof kii codadka u badan helo aa Guulaysanaayo 🥇
Mahadsaniidiin dhaamaan asxaabta codaysay please hadii aadan codeyn codee cod kaagu waa muhiim Codayntu waxay ku egtahay Friday night 09 August 2024
1
Salaam Creative Family 👋

Waxaa waqti dheer naga qaatay kala saarida 8-dii Designer ugu feecanaa ee aan soo bandhignay

Dhamaan intii codeysay aad bay u mahadsan yihiin. Sidoo kale waxaa codeynta ka qayb qaatay Macalimiin Professional ah oo Graphic design-ka dhigaan iyo best designers-ka somali ugu feecan.

Anaga oo raacayno codeynta macalimiinta, Best design-ka iyo qeyb kamid dadweynaha sidoo kalena ka fiiri nayno design kasta rules iyo Fundamental Graphic Design waxaa Creative Challenge July 2024 Ku guulaystay. 🥇 Abdimalik Osmaan 🏆

Waxaan aan dadka kula hormarsiinay anaga oo fiirinayno

➡️ Creativity
➡️ Simplicity
➡️ Typography and Color matching
➡️ Relevance
➡️ Brand Coherence
➡️ Visual Appeal
➡️ iyo Logo design Fundamentals

Mahadsanidiin
👍3
Shantaan qof ayaa noqdeen 5 designer ee ugu horaysa ama best designers - Creative Challenge July 2024

1.⁠ ⁠Abdimalik Osmann 🥇🏆
2.⁠ ⁠Ilyaas Ahmed
3.⁠ ⁠Mohamed Osman
4.⁠ ⁠Abdikani Bashir
5.⁠ ⁠Abdirahim Ibrahim
6👍3🔥3
LinkedIn waa platform muhiim ah oo Awoodna leh 🚀

Hadii aad rabti in aad hormarisid Xirfaddahaaga iyo Shaqsiyadaada (Personal Brand) LinkedIn waxa uu kuu yahay muhiim.

Faa'idooyinka aad ka heli kartid LinkedIn waxaa kamid ah 🌟

⤷ Fursado Shaqo iyo Xirfad dhisid:
waxaad ka heli kartaa Fursado shaqo iyo sida aad ku hormarin lahayd Xirfaddahaaga

⤷ Dhisidda Xiiro caalami:
waxaad si fudud ula xiriir kartaa dadka Expert ah waxana ku dhisi kartaa Networking-kaaga

⤷ Soo bandhigida Shaqooyinka iyo Projects:
waxaad ku soo bandhigi kartaa shaqooyinka aad qabatay iyo Projects aad ka shaqaysay si aad u dhistid personal branding kaaga iyo Portfolio haaga
👍4
🚀 Waxaa ladhahaa haddii aad joogi xayisiinta business kaaga si aad lacag u keedsatid ama u save garaysato.

⤷ Waxa ay lamid tahay adiga oo dhahay waxaan istaajinayaa sacad si aan waqti u save garaysto ama u keedsado.

🤑 Ha ka bakhiilin in aad lacag ku bixisid Xayasiinta Business kaaga.

Stopping advertising to save money is like Stopping your watch to save time
— Henry Ford
👍2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
🚀 Technology-gu waxa uu kusocodaa qaab xaawaare ah, wax soosaarka Mustaqbalkana waxaa iska leh dadka hal-abuurka leh. Elon Musk waxa uu soo bandhigay Tesla Optimus robot Version cusub.

🦾 Optimus Robot kaan waxa uu u dhaqmayaa sida qof caadi ah
⤷ Waxaad la sheekeysan kartaa
⤷ Waxa uu yaqaanaa sida loo dance gareeyo
⤷ Waxa uu kuu qaban karaa wax walba oo aad u bahantahay
⤷ Xitaa waxaad ka dalbakartaa cabitan ama cunta waxa uu awoodaa in uu kuu adeego.

Optimus Robot:
→ Khubarada Dhaqaalaha waxay ay ku qiimeeyen Robot-kaan Qiihimiisu in uu u dhaxayn doono $20,000 ilaa $30,000
→ Waxaana la qiyaasayaa in uu diyaar noqdoono 2025
2👍2🔥2😱2
Asxaabta 15 days Productive Challenge aan bilaabay hala soo fiiriyo Qaandiidahmed

Like gareeyo and Comment and share ha hilmaamina My Team Let’s Go

Asxaabtada la wadaag♥️
15 Days Productive Challenge - Day 1🔥 oo rabo in aan isbadal ku sameeyo Nafteyda

⤷ Xirfad Cusub ku barto
⤷ Habits cusubma ku samaysto.

15 maalin waxaan malin kasta 1 hour focus ku saaridoon barashada Xirfad Cusub, Xirfada aan rabo in aan barto waa sida loo sameeyo Funnels Guuleysta.

Malinkayga koowaad waxaan baratay Marketing Funnel, waxaan sifican u fahmay basics, stages kala duwan ee ay maraan iyo maxay muhiim ugu tahay business-kaaga in aad usameysid Marketing Funnel.
9👍6😁1
Are you scared AI will replace your skills?
Or are you learning how to use it?
Anonymous Poll
23%
Scared 😳
77%
Learning 🔥
2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ugu dambeyn… Video-gaygii ugu horreeyay waa soodhacay!
Full video-ga — Link Hoose ka daawo. 👇
https://youtu.be/c9ppLDgJlwQ?si=D4WtMs6Mk3wc0FAY
Free Ramadan Planner 1447-2026.pdf
4.4 MB
Ramadan Mubarak 🤍🌙

Waxaan maalmihii la soo dhaafay sameeyay Ramadan Planner FREE ah (PDF). 📥🌙
Hala faa’iideysto, oo la wadaag qof kale oo u baahan. 🤍
35🎃1