Salaam Creative Family βπΌ
Waxaan soo xulnay 8 qof ee ugu feecan si daacad ah haloogu kala codeeyo waxaan soo dhigaayaa Poll
please si daacad haloo codeeyo
Qof kii codadka u badan helo aa Guulaysanaayo π₯

Please Si daacad u codee π₯
Anonymous Poll
25%
Abdimalik Osmann
8%
Ilyaas Ahmed
14%
Mohamed Osman
4%
Ibrahim Abdirashid
5%
Abdirahim Hassan
7%
Abdikani Bashir
23%
Abdirahim Ibrahim
16%
Xabiba Macalin
β€15
Mahadsaniidiin dhaamaan asxaabta codaysay please hadii aadan codeyn codee cod kaagu waa muhiim Codayntu waxay ku egtahay Friday night 09 August 2024
β€1
Salaam Creative Family π
Waxaa waqti dheer naga qaatay kala saarida 8-dii Designer ugu feecanaa ee aan soo bandhignay
Dhamaan intii codeysay aad bay u mahadsan yihiin. Sidoo kale waxaa codeynta ka qayb qaatay Macalimiin Professional ah oo Graphic design-ka dhigaan iyo best designers-ka somali ugu feecan.
Anaga oo raacayno codeynta macalimiinta, Best design-ka iyo qeyb kamid dadweynaha sidoo kalena ka fiiri nayno design kasta rules iyo Fundamental Graphic Design waxaa Creative Challenge July 2024 Ku guulaystay. π₯ Abdimalik Osmaan π
Waxaan aan dadka kula hormarsiinay anaga oo fiirinayno
β‘οΈ Creativity
β‘οΈ Simplicity
β‘οΈ Typography and Color matching
β‘οΈ Relevance
β‘οΈ Brand Coherence
β‘οΈ Visual Appeal
β‘οΈ iyo Logo design Fundamentals
Mahadsanidiin

π3
https://www.linkedin.com/posts/qaandiid-ahmed-58b65b1a6_graphicdesigning-linkedin-personalbrand-activity-7231623507225321472-4kYB?utm_source=share&utm_medium=member_ios
Hala soo eego LinkedIn ayaan soo dhigee
Hala soo eego LinkedIn ayaan soo dhigee
Linkedin
#graphicdesigning #linkedin #personalbrand | Qaandiid Ahmed
LinkedIn waa platform muhiim ah oo Awoodna leh π
Hadii aad rabti in aad hormarisid Xirfaddahaaga iyo Shaqsiyadaada (Personal Brand) LinkedIn waxa uu kuu yahay muhiim.
Faa'idooyinka aad ka heli kartid LinkedIn waxaa kamid ah π
β€· Fursado Shaqo iyo Xirfadβ¦

β€· Fursado Shaqo iyo Xirfad dhisid:
waxaad ka heli kartaa Fursado shaqo iyo sida aad ku hormarin lahayd Xirfaddahaaga
β€· Dhisidda Xiiro caalami:
waxaad si fudud ula xiriir kartaa dadka Expert ah waxana ku dhisi kartaa Networking-kaaga
β€· Soo bandhigida Shaqooyinka iyo Projects:
waxaad ku soo bandhigi kartaa shaqooyinka aad qabatay iyo Projects aad ka shaqaysay si aad u dhistid personal branding kaaga iyo Portfolio haaga

π4
π Waxaa ladhahaa haddii aad joogi xayisiinta business kaaga si aad lacag u keedsatid ama u save garaysato.
β€· Waxa ay lamid tahay adiga oo dhahay waxaan istaajinayaa sacad si aan waqti u save garaysto ama u keedsado.
π€ Ha ka bakhiilin in aad lacag ku bixisid Xayasiinta Business kaaga.
Stopping advertising to save money is like Stopping your watch to save time
β Henry Ford

π2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
π Technology-gu waxa uu kusocodaa qaab xaawaare ah, wax soosaarka Mustaqbalkana waxaa iska leh dadka hal-abuurka leh. Elon Musk waxa uu soo bandhigay Tesla Optimus robot Version cusub.
π¦Ύ Optimus Robot kaan waxa uu u dhaqmayaa sida qof caadi ah
β€· Waxaad la sheekeysan kartaa
β€· Waxa uu yaqaanaa sida loo dance gareeyo
β€· Waxa uu kuu qaban karaa wax walba oo aad u bahantahay
β€· Xitaa waxaad ka dalbakartaa cabitan ama cunta waxa uu awoodaa in uu kuu adeego.
Optimus Robot:
β Khubarada Dhaqaalaha waxay ay ku qiimeeyen Robot-kaan Qiihimiisu in uu u dhaxayn doono $20,000 ilaa $30,000
β Waxaana la qiyaasayaa in uu diyaar noqdoono 2025

β€2π2π₯2π±2
Asxaabta 15 days Productive Challenge aan bilaabay hala soo fiiriyo Qaandiidahmed
Like gareeyo and Comment and share ha hilmaamina My Team Letβs Go
Asxaabtada la wadaagβ₯οΈ

15 Days Productive Challenge - Day 1π₯ oo rabo in aan isbadal ku sameeyo Nafteyda
β€· Xirfad Cusub ku barto
β€· Habits cusubma ku samaysto.
15 maalin waxaan malin kasta 1 hour focus ku saaridoon barashada Xirfad Cusub, Xirfada aan rabo in aan barto waa sida loo sameeyo Funnels Guuleysta.
Malinkayga koowaad waxaan baratay Marketing Funnel, waxaan sifican u fahmay basics, stages kala duwan ee ay maraan iyo maxay muhiim ugu tahay business-kaaga in aad usameysid Marketing Funnel.

β€9π6π1
Are you scared AI will replace your skills?
Or are you learning how to use it?
Or are you learning how to use it?
Anonymous Poll
23%
Scared π³
77%
Learning π₯
β€2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ugu dambeyn⦠Video-gaygii ugu horreeyay waa soodhacay!
Full video-ga β Link Hoose ka daawo. π‡οΈ
https://youtu.be/c9ppLDgJlwQ?si=D4WtMs6Mk3wc0FAY

Free Ramadan Planner 1447-2026.pdf
4.4 MB
Ramadan Mubarak π€π
Waxaan maalmihii la soo dhaafay sameeyay Ramadan Planner FREE ah (PDF). π₯π
Hala faaβiideysto, oo la wadaag qof kale oo u baahan. π€

β€35π1