Dawadii Qalbi jabay๐Ÿ’”๐Ÿฅบ
910 subscribers
42 photos
4 videos
2 links
Dแด€แด€แดกแด€แด…ษชษช วซแด€สŸแด˜ษช แดŠแด€ส™แด€ส๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ฅ
Download Telegram
Waxa aan ka baqaa inaa soo laabato xili aan quustay aan
Quustay jaceylkane aan nacay๐Ÿ’”
Kadibna aad ijeclaato mar aan noqday qof qalpi adag๐Ÿ’”๐Ÿฅฒ

#แด…แด€แดกแด€แด…ษชษชวซแด€สŸส™ษชแดŠแด€ส™ส๐Ÿ’”๐Ÿฅบ
โค7๐Ÿ˜ข4๐Ÿ‘3
Waxaad igaga tagtey xasuuso afkuna sheegi karin, qalbiguna qeexi karin๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

dawadiiqalbijaby๐Ÿ’”๐Ÿฅบ
๐Ÿ˜ข8๐Ÿ‘1
Hadii qofka aad wada socotaan kugu dhaho waank tagayaa hadane
Uusan kaa tagin ogaw qofkaas waa qof ku jacel mana rabo in uu kaa tago balse waa qof dhibsaday ficilada qaar aad sameyneyso isku day qofka aad wada socotaan waxyaabaha awdhibsado inaa iska deyso๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜š

#dawadiiqalbijaby๐Ÿฅบ๐Ÿ’”
โค8
Marnaba kama murugoon aamusnaanteyda balse Marar badan waanka murugooday
Hadal aan dhahay๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”
โค10๐Ÿ‘2
" Waxaad ahaan doonta Dookhayga ugu Quruxda Badan uguna wanagsen Abid .....๐Ÿฅบ๐Ÿ’™๐Ÿคž๐Ÿคž๐Ÿคž๐Ÿคž
โค3๐Ÿ‘2
Waligaa
Qalbiyada gaajaysan
haka raadin Jaceyl
Maxaa yeelay haday dhargan
Way ku ilaawi donan
@Murti_Jaceylโœ๐Ÿป
โค9๐Ÿ‘2
Dadku waxey igu tilmaamaan inaa sixranahaรฟ sababtuna waa jaceylka aan adiga kuu qabo dartii hadaadan farxad isiin karinin๐Ÿ’”
Maxaa iigu beertay jaceylka๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช
๐Ÿ˜ข8
Kol haduu wanaaguba
Adi yahay wadkaagii
Ana waajibkaygiyo
Wadadayda waan gaaran
Waayahan is doorshana
Wakhti gaa badalin  uun๐Ÿ˜
๐Ÿ‘6โค3๐Ÿ‘Ž3
Miisanka edebtiyo ๐Ÿคดโค
Mamuuska dhaqankiyo ๐ŸŒท๐Ÿ‘‘
Murti io hanankiyo๐Ÿฅฐ๐Ÿซ€
Qurux manka qadiyo๐Ÿฅ€๐ŸŒ
waxa tahay musbaax dhabaโ™ฅ๏ธ
midigtadu wa guuulโ™ฅ๏ธ๐ŸŒน
Milgahagu wa sharaf๐Ÿ™โค๏ธ๐Ÿ”
๐Ÿ‘11โค4
Sabarka waa adigoo aamusan๐Ÿค
Qalpigane xanuun kadaremaayo๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช
๐Ÿ‘12๐Ÿ˜ข9โค3
Maalin maalmaha ka mid ah, waxaad is arki doontaa adigoo fulinaya riyadaadii aad waligaa rabtay Weligaa ha lumin rajo.๐Ÿ˜š
โค8๐Ÿ‘1
Forwarded from EraYo Qurux badan๐Ÿ‘Œ๐Ÿฅณ (Jihaan abdullahi)
๐Ÿ˜ข49๐Ÿ‘7
"Waqtiga qaar waa inaad ogataa in dadka
Qaar ay kusii nagaadi karaan
Qalbigaaga laakiin aysan ku sii jiri doonin
Noloshaada__๐Ÿ’”๐Ÿฅบ
โค25๐Ÿ‘2๐Ÿค”2
"Dhawaca Jaceyl Ee Aad iigu Reebtay
Waxaan Ku Qariyaa Dhoola Cadeyn
Been ah si Ay Dadku Umaleyan
Inaa Faraxsnaahy _๐Ÿฅบ
๐Ÿ‘15๐Ÿ˜ข10โค3
๐ŸŒปNaftaada qeymo uyeel ๐Ÿ’•

Farxadana adigu sameyso๐Ÿฅฐ๐Ÿ™Œ

Naftaada ayadaa kaga bahan inad

๐ŸŒผ boqorad ka dhigatoโค๏ธ

Haben wngsn allโค๏ธ๐Ÿ™Œ
โค24๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1
Waxaa tahay xor qofna haka
Ogalaanin inuu ku ciilo๐Ÿ˜ช
Qofna haka ogalaanin
Dadka kugu haree reysan
Hadey ku niyad jabiyaam๐Ÿ’”
Adkeyso waayo duruuftu
Maaha mid halmeel
Joogeysa๐Ÿ˜˜๐Ÿฅฐ
๐Ÿ‘16๐Ÿ”ฅ3โค2
Dแด€แด…แด‹แด€สษขษชษช แดแด€แด„sแด€สŸแด€แดแด๐Ÿ˜ญ๐Ÿ™Œ๐Ÿ˜‚
๐Ÿ˜ข13โค4๐Ÿ‘4๐Ÿคฎ2
Qofkad naafada kaa dhigey
Niyaddiyo quluubtana
Nabar io xanuun badan
Layskuma nab-nabo ee
Baro sida wax loo naco๐Ÿ‘Œ
๐Ÿ‘23๐Ÿ‘Ž1๐Ÿ˜1
Qof wax jeceli waa xoolo
Cawskiisu waa xiiso
Mana laha cid xiranayso


๐Ÿ˜†๐Ÿ˜‚
๐Ÿ˜22๐Ÿ‘14โค2