Waxey nafteydu u ooyeysaa qofkii shalay idhahaayay ha ooyin ilintaada wey idhibeysaa😰🥲💔
@Cᴜᴍᴀʀ ʙɪɴᴜ Aʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ
@Cᴜᴍᴀʀ ʙɪɴᴜ Aʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ
❤5
Muxu dheemanka uga qaali noqdey dhagaxa? Waayo dheemanku waa mid dhulka ku qarsoon dhagaxase meel kasto waadka heli sidaad ookle gabdhaha xijaaban waa dheeman qaali ah mana mudna inuu helo qof kasto❤️🌸☘
@Cᴜᴍᴀʀ Bɪɴᴜ ᴀʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ✨🤴
@Cᴜᴍᴀʀ Bɪɴᴜ ᴀʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ✨🤴
❤3
❤4
Waxkasta oo qalbiyadeena ku jira lamasoo bandhigi karo waxaa jira wax dhasha oo dhinta oon la shaacin..😥💔
#@Dawadii Qalbi Jabay💔🥺
#@Dawadii Qalbi Jabay💔🥺
❤1👍1
Sheeg AIihii lahaa naxariista
caamka ah ee ixsaankiisu
badnaa una naxriistay gaal iyo
aduunka dhaxdiisa
muslimba
waa kuma?
@Dawadii qalbi jabay💔🥺
caamka ah ee ixsaankiisu
badnaa una naxriistay gaal iyo
aduunka dhaxdiisa
muslimba
waa kuma?
@Dawadii qalbi jabay💔🥺
❤6👍2
gabadhu waxay jeceshahay nin timaheda ku ciyara ee ma jecla nin qalbigeda ku ciyara
@Dawadii qalbi jabay💔🥺
@Dawadii qalbi jabay💔🥺
❤4👏1
Yaa dhahay Afsoomaaligu Wuu fududyahay😆
Car buuxi meeshan banaan kuna buuxi Haa/ maya uun 😜
Daanyeer maa tahay_Dameer Ayaan Ahay😂
only ku buuxi Haa/ Maya😮👍
Car buuxi meeshan banaan kuna buuxi Haa/ maya uun 😜
Daanyeer maa tahay_Dameer Ayaan Ahay😂
only ku buuxi Haa/ Maya😮👍
👍2
Subax waliba oo cusub waad badali kartaa fikradda aad ka lahayd shalayto, maanta waa maalin cusub waxaad gaari kartaa guul hadii aad shalay qasaartay maanta waad ka faa'daysan kartaa isku day inaad aad kacdo xilli hore waayo waa wasiilada iyo wadada ugu fudud ee aad ku gaari kartid guusha.✊
@Dawadii Qalbi jabay..💔🥺
@Dawadii Qalbi jabay..💔🥺
